Gabdhaha Facebook time

Gabdhaha Facebook time
Gabdhaha Soomaaliyeed  maalmaahan waxay ku soo bateen Facebook,  qaar waxay u soo galaan baashaal iyo waqtidhumis qaarna waxay u soo galaan nin raadis, siiba garoobaha, waxaa la sheegay MSN ka inay ka tageen badankooda oo ay u wareegsadeen Facebook,  saad la socotaan waxaa bilaabaty naagaha qaarkooda aan quruxda badanayn inay adeegsadaan sawiro naago kale oo sila soomaali ah oo qurux badan, waxaad arkaysaa hal sawir oo labaatan magac wato, inkastoo dad la heli karo ka faa'idaysanaya waxyaalo kale, laakin gabdhaha Soomaaliyeed Facebook waxay ka dhigteen meesha ay ku nafisaan dhibka ka haysta nolosha isaga baabi'inayaan, waxaad arkaysaa gabdha intay sawirkeeda soo galiso waxay sugaysaa commentska nimaka saaraya mid kaste wuxuu leeyahay abaayo sidan baa tahay iyaduna waxay leedahay thnks walaalo,  may iska guursato nin fiican oo amaan gacan iyo afba  isugu darayo intay ku raaxaysan lahayd beenta Facebook

21 Comments

  1. Anonymous12/06/2010

    naagha facebook waxaa u badan naago nin raadinaya

    ReplyDelete
  2. Anonymous12/06/2010

    wallahi waa run tasi been mahan iyado gursato ayaa kawangsan

    ReplyDelete
  3. Anonymous12/13/2010

    Maxaad ku diiday ood comments keygii aad u diiday inaad soo saartid walaalo? Mise runtaa oon abaaray ayaa oof kugu noqotay? I hope inaad si dhexdhexaad leh uga hadashid hadaad mowduuc kale rabtid inaan u soo bandhigto bulshada,,,, Thank you from Deeqa

    ReplyDelete
  4. walaal commentiga aad soo qoraysid ma diidin laakin xoogaa ereyda sarbeeb u adeegso

    ReplyDelete
  5. Anonymous12/15/2010

    Erayo aflagaado ah ma anaa isticmaaleyba adiga unbaan ku oranaayey gabdhaha ilaa xadkaas ha eedeyn, sababtoo ah waxaad eed qayaxan dusha uga tuurtay gabdho mid xun iyo mid fiicanba leh ayaad ka wada dhigtay hadayba garoob noqdaan inay meel walba ku dhacaan ooy silic wax ku raadiyaan. Calaakuli xaal aniga sida ila habboon ayaan wax kuugu sheegay hadaadse u aragtay inaan ku xumeeyey xaal qaado walaal...midna ha ku fakarin inaan ahay garoob oon sidaas ugu doodayo reer baan leeyahay.... Alxamdulilaah

    ReplyDelete
  6. Sidaas ma aha walaal dadka qaarkii waxay soo qorayaan commenti naked ah oo aan xishood wadan, ereyada laga xishoodo ayay marka kaste ku isticmaalaan sida siil iyo gus iyo wasmo, waxaa fiican in ereyo sarbeeb la adeegsado, walaal anaga qof kaste dad u faa'idaynaya waan soo dhoweynaynaa waadna ku mahadsantahay

    ReplyDelete
  7. Anonymous12/17/2010

    hahah OO sow adiga ma adeegsatid ereyadaas qayaxan markaad wax qoreysid mise ismaba ogid ? Aniga mowduuc ku jira meeshaan oo aanan aqrisan maba jiro inaan facebook geliyana waan jeclahay laakiin hadalada ayaa xoogaa cadcad ... anyways good luck walaal

    ReplyDelete
  8. sxb aniga qaab habaysan ayaan u adeegsanayaa oo poseeshanka ku habboon laakin adiga see waxaad u adeegsataa si yaab leh, si kasta sxb waxaad ku mahadsantahay sida aad uga jawaabtid dadka su'aalahooda, waxaan rabnaa keliya dadka inaan wax qiime leh aan u gudbino. dad badan ayaa u baahan mowduucyadaan laakin meel fiican ay ka heli karaan ayaa iska yar marka sxb wixii aad haysid oo faa'ido ah soo gudbi

    ReplyDelete
  9. Anonymous12/31/2010

    gabdhaha uma suurowda miyaa iney isticmaalan face book sawir la aan.marka hore isweydii sawirkada ood faafisaa dhib intee la eg ayaa kuqabsan kara diinteena wax walbo xad ayay uyeeshay tankale ee aad tiri garoobo suaal ayan kaqabaa?mase lasocotaa in gabdhaha maanta aysan laheyn dhaqankii gabdho lagu yaqaanay oo uu xishoodka ugu horeeyo

    ReplyDelete
  10. Anonymous1/08/2011

    kacsiga naagaha see lagu gartaa ??

    naagaha naasa weyn iyo kuwa naasaha yar tee kacsi badan

    ReplyDelete
  11. Anonymous1/08/2011

    naagaha futada ma ka kacsadaan ?

    ReplyDelete
  12. maya futada wax kacsi ah ma laha, laakin naagta marka ay barato way rabtaa sida daroogada oo kale waa wax aan ficnayd oona la iska reebi karin, laakin kacsiga naagaha saxa ah waa farjiga iyo naasaha

    ReplyDelete
  13. Anonymous1/17/2011

    haweenka somaaliyeed oo sawirkooda soogalinaayo facebooka oo hadana commentiga sugayo waxaa kadaran kuwa raga ah ee comentiga kabixinaayo marka aniga waxaan dhihi lahaa gabdhaha hala wacyo galiyo badalkii comenti laga baxini lahaa sawirkooda.diintana wax halooga sheego asc

    ReplyDelete
  14. Anonymous1/21/2011

    aqyaarey waan idin salamay marka hore anogoo meshan inta badan aqriste kaha hadane wali fikrad kamajedin lkn moowduucaan ayaa isojiitay waxana qabaa inaan hablah kaliya waxa lag sheegin xumantoda gabarkasto mata wado xun kusocoto qisadeda dib uraac waxakadan beeya nin gabdha heen manta waxa mustaqbal xumad kuriday manta anaga uhorena waa hadii runta la isku sheego marka waxaba yaan la jaa ifeen hablaha

    ReplyDelete
  15. Anonymous1/24/2011

    waa sax sababtoo ah gabdhuhu waxay ubaaahanyihiin niman marka wa niman doon ee yaa diyaar ah noo gabar raba?

    ReplyDelete
  16. Anonymous1/25/2011

    walal xishoda baro qofe kuma dhin naag nin uraadi hadey rabto weey helee makaratay

    ReplyDelete
  17. waa runtaa walaal aniga waxaan ogsoonahay inay iyada is asturikarto hadey iskudheesho ayadaa sumcadeeda ku ciyaartay gabarwalba waa inay asturnaataa oo xishood yeeshataa

    ReplyDelete
  18. maxaad wax aad ku sheekaysaan waydeen, maantana tan baad keenteen waar ragan somalidu dee indho kaleba malaha wax aan gabadh somaliyad ahay, iniku maynu ka darnay markaad sawirada khiyaaliga ah ee beenta ah ee aad garanaysiin aad comment ka qoraysiin, dhagax ilaa dhagax baad tihiin, inika aabayo ii waran, qaali kalimadaha nooca ah wall post ku qoraya maynu kadarnay, ta kalana facebooga hablaha caalamka oo dhan baa isticmaala meel ragaga lagu doondoontana ma aha ee warkala la imaada!!!!!!!!!

    ReplyDelete
  19. Anonymous3/15/2011

    hanuunka allaah ayaa leh ilaah ha hanuuniyo gabdhaha iyo wiilsha.subxanal yarab ya alaah awway aaway xishoodka gabadha muslimada ah awaay sharftiina awway islaamnimada.gabdhoow adinka leh gardarada adinka ayaa isa soo saaray hana ogaadan shaydan waayaye kandhahaya waa qurux badabtahay oma ogola hooyadiis ,waliish,xaaskiisa sida uu dhahyo in lagu dhaho ha ogaadan gabdhaha quruxdaada in ay dhuntay markaad soo bandhiktid wiil iyo gabdhoow ulaabta rabigiina

    ReplyDelete
  20. Anonymous5/06/2011

    MARKA UGU HOREYSO WAXAN IDIIN SHEEEGAA INAAD CADEESATEEN DUMAR WAXA KASHEEGA WAA IDINKA KUHAYA DUMARKA GAROOB KA: MEEYO RAGII MASE RAGA HADEE TOB GUUR SANDAAN WAXABA ISKAMA BADALAAN HORTA RAGA SOMALIYEED WAXEE CAADESTEEN QASATAN WEBB KA WAXA QORAAN INEE DUMAR KA WAXA KASHEEGA LKN WAXAN LEYAHAY WAA GARAAD XUMO HEYSATO QAARKA MID AH RAGA SOOMALIYED MIDA SAWIRKA NIMANKA XITAA QAAR BAA QARIYA SAWIRADOODA MEESHA WAXA LAGU HAYANA WALAG SIMAN YAHAY DUMAK KUMA KOOB NA : MIDAKALE AAD LEEDIHIIN MEY GUUR SADAN YAALAGUURSANA RAGII SOMALIYEED WAA INDULI AH IYO IN BEEN SHEEGA CADESATAY MARKA WAXAN IDIN SHEEGE QIIMEYA DUMAKA SOMALIYED SI EEY QIIMO U YEESHAN LKN HADAD WEBKASTA DUMAR LEE WAXA OGA SHEEGTAN WAA DHIBAATO MEEYE RAGII KADHIGAY DUMARK GAROOBADA MASE AYAG ISKA DHIGAY GAROOBADA?

    ReplyDelete
  21. Anonymous5/06/2011

    MACDEESA TEEN WAXA KASHEEGA DUMARKA GUURKA RAXADA

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post