Kintirka muxuu qabtaa ? raaxada dumarka kintir miyay shaqo ku leedahay

Kintirka muxuu qabtaa
Sida la ogyahay kintirka waa xubin ka mid ah xubnaha taranka haweeneydu, wuxuu ku yaallaa farjiga naagta meesha ugu korraysa, naagaha ku nool dalalka kulul kintirkooda waa dheeraadaa sida badan kuwa ku nool dalalka qabow inta badan ma dheeraado, haweeneydu marka la gudayo waxaa laga jaraaqayb ka mid ah kintirka waa gudniinka sunniga ay dhahaan, laakin kan fircooniga kintirka iyo faruuraha yaryar oo kintirka la xiriira ayaa lawada gooyaa oo markaas ayaa la toltolayaa, kintirka waxaa lagu tiriyaa inuu yahay xubinta ugu dareen badan jirka haweeneydu, marka ay kacsato waxaa ka soo buuxsama dhiig markaas ayuu bararaa oo uu taagmaa si daranna wuu u kululaadaa, haweeneydu kintirka leh taataabashadiisa keliya way ku biyabixi kartaa, naagaha 97% kacsigooda waa kacsi kintireed, naagaha 3% kacsigooda waa mid laga dareemo farjiga gudihiisa, kuwan dambe gudniinka saamayn weyn kuma yeeshto, maxaa yeelay kacsiigooda wuxuu ku jiraa gudaha, waxay raaxaystaan marka gudaha wax ka galaan, saa darteed waxaad maqlaysaa naagaha Soomaali oo fircooniga loo guday qaar baa jira kacsi badan, dadka arrinkan aan kala fahmansanayn waxay dhahaan gudniinka wax saamays ma laha, runtii gudniinka wuxuu saameeyaa oo kaliya kuwa kintirka ka kacsado haddii laga gooyo meesha keliya ay ka kacsanayeen maxaa u harayba, naagaha qaarkooda kintirka ayay ka kacsadaan marka ay 30 dhaafaan kacsigooda wxuu isu baddalaa kacsiga gudaha, sidaa darteeda kutub fara badan waxay dhahaan naagaha marka ay yihiin da'da u dhexaysa 30 ilaa 50 galmo kama dhergaan sirka ku jrto baa waxay tahay kacsigooda ayaa gudaha isu baddalay, kacsiga kintirka iyo kan gudaha waxaa daran gudaha kaas wuxuu la xiriiraa murqaha farjiga wxuuna u baahan yahay shaqo culus naagtana qaab kasta way ku raaxaysan kartaa fadhi iyo istiiga iyo foorarsiba midda kintirka ka kacsato waxay rabtaa in lagu kor seexdo si ay isu qabtaan labada qas keeda iyo kan ninka, halkaan ayaad ka akhrin kartaa kintirka meesha uu ku yaallo, si aad u ogaato

26 Comments

  1. Anonymous11/02/2010

    Cilmi ayaad ii faaidayseen. Thank you.

    ReplyDelete
  2. waa run kacsiga iyo kintirku xiriir baa ka dhexeeya siilka dhacaan buu keenayaa marka kintirka la jidjiido

    ReplyDelete
  3. Anonymous11/03/2010

    kintir iyo siil yaa daran, kacsiga dumarka maxaa keeno naasaha iyo futada xiriir miyaa ka dhexeeya ?

    ReplyDelete
  4. Anonymous11/27/2010

    kintirka wa xubin muhiim u ah dareenka kacsi ee gabadha,inkasto somalida inta badan laga jaro,hadana gabadha qeyb lo reebo nasiib badan ayey leedahay.
    kintirka wa mesha ugu kacsiga badan ee gabadhu ka kacsato inkabadan siilka iyo jirka intiisa kale,ninka waxa looga bahanyahay inu gabadha kintirkeeda sifican ugu raxeeyo galmada ka hor si gabadhu ugarto kacsi sare ooy kubiyo bixi karto.

    ReplyDelete
  5. Anonymous11/28/2010

    qaabkey naagta ugu jeceshahay in loo waso ooy aad ugu raaxeysataa?

    ReplyDelete
  6. Anonymous12/05/2010

    marka ay nin kasareeysoh naagta uu nin kanah uu jiifo ama uu fadhiyo taah ayaa ugu raaxo badan iyo marka uun nin siilka kaleefaayo. ama uu farey naayo, waxaa kaloo raxada dabii cigaa leh marka uu nin ka kasareeyo naagta inaah iyo kuwo kale.......................

    ReplyDelete
  7. Anonymous1/01/2011

    waxyaabaha qaar hala sarbeebo hadalada qaawan naga dhafa isticmaala hada anshax kujiro l

    ReplyDelete
  8. hablaha qorta intee in la eg ayey kakacsadan
    qiyaas ahan % siiba dhabarka iyo qorta timaha madaxa iyo qorta mesha ay isk galan indinkoo mahadsan

    ReplyDelete
  9. hablaha inta badan marka loo raaxeeyo
    in ayada markeda ay uraxeydo ninka ma u badna
    waayo raaxada marka lagu bilaabo muddo kadib weyba iskale dhigeysaa galmo ayey u diyar garobeysaa
    marka hablaha xaska waxan kacod sanayaa in markoda raxo laga helo galmada kahor in gacanta ku salaxdo farjigiisa ama ay udhuqdo etc .........

    ReplyDelete
  10. Naagaha way ku kala duwan yihiin meelaha ay ka kacsadaan, sida la ogyahay jirka naagta oo dhan waa meel kacsi leh, adiga ayaa lagaa rabaa inaad dareento xaaskaaga meesha ay ugu daran tahay meelaha ugu muhimsan waa
    1- kintirka
    2- naasaha ibtooda
    3- gumaarka
    4- dhegaha
    5- bishimaha
    6- kilkilaha
    7- cajaraha
    marka waxaad ka ogaan kartaa inaad fiiro gaar u yeelatid dareenkeeda, meesha ay aad u jeceshshay marka laga taabto jiriirico ayaa qabato indhdha ayay caddeyn

    ReplyDelete
    Replies
    1. Wall waa maxay gumaarka eraygaan marwalba waan maqlaa mana fhmo

      Delete
  11. Anonymous2/15/2011

    mida kale waxa jirta raxada labada qof ayasamaynayan waxa inteda badan %/90 hela dumarka mida kale shaqada faraha badana wax qabta ninka sidas ay tahay matwooyinka laqabo waxan kacodsanaya inaysan ragoda kaliya ku dhafin shaqada ee ayalawadagan sababta ooh waxa lo bahanyahay inay isruxdo gabadhu sida ninkuba u niikinayo markisa sabata oo ah labada qof waxa raxada hela qofka aan isruxaynin ee lagu ruxayo sidas darted gabadhaha waxan kacodsanaya inay shaqada ragoda wax kalaqabtan wayo ajri ayad kahelaysan hadii ad ragiina cawisan macasalama by

    ReplyDelete
  12. Anonymous2/20/2011

    kintir weyn ayaa kacsi leh, naagaha ku nool meelaha kulkulul kintirkooda aad buu u weynaadaa

    ReplyDelete
  13. Anonymous3/29/2011

    kintirka hadii la jaro micnaheedu mahan in gabdha dareenka ka tagayo oo aysan siwacan u kacsanayan wxa jira gabdho laga jaray oo hadana hadii la taabto ku siganaaya in ay ooyaan kacsi dartiisa dareenkooduna said yahay isla marka ninkedu sitiimiyana horay ka dareen qaadata

    ReplyDelete
  14. This comment has been removed by a blog administrator.

    ReplyDelete
  15. Anonymous8/08/2011

    ASC? gabaadha hadi kintirka lagagoyey oo fircooni tahay oo aan kasalaaxo meshi laga jaraay miyey raaxo ka dareemeysa. MAHADSANTIHIN RG

    ReplyDelete
  16. Haa way ka dareemaysaa naagta haddii laga taabto meesha kintirka laga gooyey, laakin dareen sii weyn ma aha, midda kintirka leh ayaa aad u dareenta saalixsta

    ReplyDelete
  17. Anonymous8/09/2011

    Waxa laga hadla badana dhirirka taranka ninka wayna ku kala duwan yihin sida lawada og yahay lkn maxad qoral loga diyarin wayay dumarka gudaha ma ukala dher yihin. Bal jwb halaga bixiyo. Waxa laga hadla badana dhirirka taranka ninka wayna ku kala duwan yihin sida lawada og yahay lkn maxad qoral loga diyarin wayay dumarka gudaha ma ukala dher yihin. Bal jwb halaga bixiyo.

    ReplyDelete
  18. Inshaa Allaah waan ka qori doonna arrinkaas

    ReplyDelete
  19. Anonymous8/11/2011

    Ila hada waxan sugena qoralkad b

    ReplyDelete
  20. Walal marwalba erayga gumaarka waan maqlaa mana garanaayi ee waa maxay micnaha erayga gumaarka

    ReplyDelete
  21. gumaarka waxaa laga wadaa inta ka korraysa xubinta taranka intaan la gaarin buufka

    ReplyDelete
  22. Anonymous12/14/2016

    aniga waxaaan aad uga helaa raaxada weliba gabdhaha dareenka badan ayan zaaid uga helaa misna raaxada jecel pls igala soo xiriira skype risaan77 ama imo +17018027709

    ReplyDelete
  23. Anonymous12/14/2016


    kintirka wa xubin muhiim u ah dareenka kacsi ee gabadha,inkasto somalida inta badan laga jaro,hadana gabadha qeyb lo reebo nasiib badan ayey leedahay.
    kintirka wa mesha ugu kacsiga badan ee gabadhu ka kacsato inkabadan siilka iyo jirka intiisa kale,ninka waxa looga bahanyahay inu gabadha kintirkeeda sifican ugu raxeeyo galmada ka hor si gabadhu ugarto kacsi sare ooy kubiyo bixi karto.

    igala soo xiriir skype risaan77 ama imo +17018027709

    ReplyDelete
  24. runtii waxaan ogaday Muhiimada uu u lee yahay hablaha Kintirka iyo waxa shaqadiisa waxay tahay , lkn waxaa iga su,aal ah
    hadii 97% gabdhaha ay wax ka deremaan kintirka , sidee ayey wax u dareemi kartaa gabadhaas marka laga jaro ?
    ileen waxad noo sheegteen 3% ayaa gabdhaha gudaha wax ka dareema .
    haleey faa, ideeyo thanks

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post