Salaaxista haweeneydu intaan la bilaabin galmada




Salaaxista haweeneydu, kuma koobna oo qura labada naas, balse waxa loo baahan yahay in la salaaxo meelo kale oo jirka kamid ah sida; labadeeda warqood, gudaha bowdooyinka, gumaarka, faruuryaha cambarka, iwm. Waxaan muran ku jirin in haweeneyda ninkeeda ay jeceshahay uu labada cajar dhexdooda kaga salaaxo mid kamid ah labadiisa gacmood, isaga oo isla markaasi tan kale kaga salaaxaya labadeeda naas, ay dareento istiin iyo raaxo labanlaab ah.
Kolka gacanta ninku ay soo maamusho naasaha iyo shafka xaaskiisa, waxay u degtaa dhinaca caloosha, iyada oo salaaxaysa rugta xuddunta, dabeetana u jiitamaysa dhanka cajarrada iyo gumaarka, halkaasi bayna in muddo ah ku noqnoqotaa. Intaas dabadeed, kolka ay haweeneydu si wanaagsan istiinka u qaadato, labadeeda bawdo ayaa iskood u kala kaca, faruuryaha waaweyn ee cambarkuna waa ay kala fogaadaan, qanjirradiisuna soo daayaan dheecaan qooya cambarka gudihiisa oo idil.
Dhuuqmadii iyo istiinkii xoogga badnaa xilligii galmadu, waxay isu rogayaan kuwo fudud oo saxansaxo leh aanna gaarsiisnayn heer ay mar kale kacsan karto. Isdhexgalkii xoogga ku dhisnaa waxa uu isu beddelayaa is-habsiin jilicsan oo keenta inay haweeneydu dareento in ninkeedu yahay gabbaadin aamin ah oo ay dhaxanta iyo dhibaatada ka gasho. Halkaasi kolkay arrini marayso ayay madaxeeda shafka ama garabka ka saarataa, jiif iyo nasashana ku gunaanaddaa hawshii cuslayd ee ay qabatay intii shaqada galmada lagu jiray, naasaha naagaha afartanka dhaafay aad bay u balaaran yihiin waa inaad ku qabataa labada gacmood marka waa inaad si fiicaan u dhuuqdaa.


89 Comments

  1. saalixta waxaa laga soo bilaabaa timaha ilaa laga soo gaaro cajaraha iyo gumaarka ilaa labada beri korkooda naagta si daran ayay u raaxaysan, kaddib naasaha ibtooda ayaa laga jaqayaa, naagaha qaarkooda ibta naaskooda aad bay dheeryihiin, si fiican inta loo dhuuqo ayay faraha lagu waalayaa intaas baan idin ku dari lahaa

    ReplyDelete
  2. Anonymous11/21/2010

    naagaha waxay ka helaan siilka faruurihiisa in loo salaaxo marka uu dhacaan keeno iyo dhaqdhaqaaq aad bay u raaxaysanayaan, kuwa kintirka leh waa ka bararayaa

    ReplyDelete
  3. Anonymous11/22/2010

    istiinka waa wax aad siyaadiyo kacsiga haweenka

    ReplyDelete
  4. Anonymous11/27/2010

    salaaxiska kintirka iyo faruuryahay siilka waaa qeybta ugu muhiimsan ee raxada gabadha xataa kabadan wasmada iyo guskoo lagu luxo...
    kintirka jiidiisa iyo faruuryaha o lamajuujiya inta ey ka bararayan oo dhacaan ka imaanayo aad bey uraaxo badantahay xitaa gabadha sas wey kubiyo bixi kartaa hadii aad loogu sameeyo

    ReplyDelete
  5. siilku markee ayuu ugu raaxo badan waa qaab caynkee ah
    ma markuu faruuryo weynyahay baa mise

    ReplyDelete
  6. Anonymous1/06/2011

    Waxan ahay naag,haddana waxan u kacsadaa markaan arko naag naasa waaweyn ma aqaano sababta ee ma i caawin kartaan.

    ReplyDelete
  7. @Anonymous

    Walaal naag naag kale inay u kacsato ma aha, waayo waxay khilaafsantahay qaanuunka kowniga, marka waxaa laga yaabaa inaad ka qaaday dareenkan filin xun ama sheeko ku saabsan lesbiyaan, marka iska joogi oo la dagaalan, nin guurso oo iska sax dhaqanka qaldan fikrigaaga ku koob ninkaaga keliya

    ReplyDelete
  8. Anonymous1/17/2011

    Aniga waxan ahay nin xaas leh,marka aan gabadhayda u galmoonayo, waxaan ka dhuuqa farjigeeda (siilka) aniga oo u dhaadhicinaya carabkayga gudaha , aniga oo ku soo xaadhaya, sida oo kale iyaduna si xun ay u jaqda bahalkayga. Hadaba waxaad iga qancisaan: 1. Maxaa ka imaan kara xaga , cafimaadka iyo shareecada diinteena?

    ReplyDelete
  9. khalid1/17/2011

    aniga waxaan ahay nin xaas leh, marka aan gabadhayda u galmoonayo, waxaan ka dhuuqa farrjigeeda (siilka) aniga oo u dhaadhicinaya carabkayga gudaha oo ku soo xaadhaya, sida oo kale iyaduna si xun ay u jaqda bahalkayga. hadaba waxaad iga qancisaan: 1. maxaa ka iman kara xaga caafimaadka iyo shareecada diinteena?

    ReplyDelete
  10. Walaal falka ku saabsan leefida farjiga haweenka ama dhuuqida geedka nimanka waa la isku khilaafay marka gudaha way ka sii xag jirtaa waxaa laga yaabaa inaad ka qaadid kansarka afka, leefidda la sheegayo waa kintirka iyo farjiga bannaankkisa waxaana shardi ah inuu nadiif ahaado, laakin aad baa looga fiicanyahay fecelkani, marka carrabka in gudaha siilka la geliyo lama ogalo meesha waa waxaa laga yaabaa inay najaaso ku harto, laakin meesha kore oo kintirka ku yaalla waa la nadiifin karaa, marka waxaa ku dhihi lahaa inaad siilka aad geliso carrabka iska jir

    ReplyDelete
  11. Anonymous1/21/2011

    WALLAAL QURAN KARIM KA SURAT ALBAQARA EE KA HADLAYSA NIINKU SIDUU UGU TAGI LAHAA XASKIISA OON U FAHMAY IIN LA MARO HALKA KALIYA EE LA BANEEYAY HALKAAS MAAD II FASAXI KARTAA

    ReplyDelete
  12. Culimada salafka iyo khalafka waxay ku fasireen ayaadda suuratu albaqara oo ah

    نساؤكم حرث لكم فأتوا حرثكم أنى شئتم وقدموا لأنفسكم واتقوا الله وأعلموا أنكم ملاقوه وبشر المؤمنين

    naagtaada dhinac walba ayaad ka soo mari kartaa jiif iyo istaag iyo fadhi iyo foorar tafsiirkan ayaa xoog badan

    ReplyDelete
  13. Anonymous1/21/2011

    walal qofkaasi ma waxa uu doonayaa in loo fasaxo waxan ilaah fasaxin mise qoraalkka ayaa ka qaldamee fasiri ayuu kawadaa halkaas fiirsasho ayaaku jirta qoladiina kaso jawaabtay in aad iska hubsatann su aash amarka hore ayaa ad u wacan

    ReplyDelete
  14. Anonymous1/26/2011

    1.waxaan idin weydin lahaa. nagta marka ey kacsato sideee aan kukasi karaa. tusaali hadan so qaato gabar aan shekesaneynay sheko nooc walba leh, gabartas ma anan tabanin jirkeda, sidee aan ku kasaa marka in ey kacsatay iyo inkale?
    2. naagta marka ey kacsato nasaha ma istagan mase ?

    ReplyDelete
  15. Naagta marka ay kacsato naasaheeda ma taagmaan ee waxaa taagmo ibta naaska keliya

    ReplyDelete
  16. Anonymous1/26/2011

    asc su asha aan idin weydiinayo nagta hadey tahay sida somalida hada sameyso oo ah firconi waxa ladhaho eysan laheyn kintir kacsigeda maka yaraan karaa tan kale

    ReplyDelete
  17. Su'aashan jawaabteeda waxaad ka akhrisankartaa meeshaan

    http://raaxadaguurka.blogspot.com/2010/10/naag-fircooni-loo-guday-oo-haddana.html

    ReplyDelete
  18. XOGRAADIS2/21/2011

    WALAALO NAAGTA TIRAAHDA WELIGAY MA BIYO BIXIN DHIBTAAS MA IISHEEGI KARTAA HADA WAA LALA GALMOODAA HABEEN KASTONA

    ReplyDelete
  19. Naag kasta haddii sida ay rabto u hesho raaxo ku filan biyabbax way gaari kartaa, taasna waxaa laga rabaa ninka inuu ku dadaalo

    ReplyDelete
  20. Anonymous3/02/2011

    mahadsanid. lkn waxaan ku waydiiyay xadaan xaaskayga biyaha kaga keeno anoo kintirka u salaaxaya dhib miyaa ku jira, waayo galmo kaliya inta badan kuma biyo baxdo. arintaas iigasoo jawaan shukran walaal.

    ReplyDelete
  21. Anonymous1/27/2012

    sidee uku raxeya ninkayga uku raxa badan oo ku daremi garaa hala isheego idinkoo rali ah

    side ku darema inoo raxa fican helay ningayka

    ReplyDelete
  22. Anonymous1/30/2012

    asc gabarta rabta iney ogaato sidey ugu raaxeyn karto ninkeeda waxaan kugula talinayaa inaad ninkaaga si furfuran oo aan wax kala qarsi lahayn ula sheekeysato. Raggu isku mid ma wada aha ninba waxbuu jecel yahay sida dumarkuba wax u kala jecel yihiin. Marka ninkaaga kala sheekeyso oo weydii siduu jecel yahay hana ka xishoonin. Dhibka ugu badan ee ragga iyo dumarka kala haysta waa xishoodka la kala xishoonayo, khaasatan dumarka. La sheekeyso oo xataa adigu u billow inaad u sheegto sidaad jeceshahay, ka dib isaguna wuu kuu sheegiye. Waxaan eajeynayaa inay taladani ku anfici doonto.

    ReplyDelete
  23. Anonymous2/01/2012

    asc wr wbr
    salaab kadib waa kumahadsantihiin sida wanaaga badan aad nooga jawaabtaan su aalaheena
    andi waxan qabaa su aal ku saabsan dhanka galmada
    waxan ahay xaasle , isbuucii waxaan sameeya galo laba jeer inta kale waqti looma haayo

    sidaas dartee labadaas jeer waxaan sameeyaa waqtiga aan sameeyneyno aniga iyo xaaskeyga galmada

    anigoo waxba aan istacmaalin oo kaniini ah
    ayaa waxa dhacda in aan iska raaxeysano ama aan wado galmada modo 20 --30 ugu badnaan waxaana jecelnahay labadeenaba in aan sifiican isku qancino
    xaaskeygana ma ahan gabdhaha lagoday sifiican ayey raaxada uqadataa anigana wan awoodaa ilaal ayada ka dharagto ama ka biya baxdo in aan aboodo ishaqada

    angoo waxaba dawo an istacmaalin waxaa dhacdo inta shaqada socoto iney laba jeer biyaa baxdo xaaska aniga igana ahan biya la aan iney iheyso aniga ayan ugu tala galay inaan modadaas aaan iska raaxesto hadii aan rabo wan iska keenikaraa 5daqiiqo gudahoo lakin marabo

    waxan usameeyneynin xaaska oo qancin in aniga biya baxo ayan diidaya suaasheyda waxawaye wax dhib ah ma iiga imanayaan sidaas hadii aan ku wado , ama wax dhibah ayaa ka imanayaan caafimaadkeyka wax ma udhimaayan mudadaas dheer mahad sanid

    ReplyDelete
  24. Anonymous2/11/2012

    waan idin salaamay salaan ka bacdi waxaan idin waydiinayaa waxaa jira rag calood leh markaa hadii aad calool leedahay ma laga yaabaa inuu guskaagu yar yahay? mida kale ninka caloosha leh dhib ma kala kulmaa markuu galmo samaynayo?

    ReplyDelete
  25. caloosha iyo galmada munaasib iskuma ah, cilmibaarid badan ayaa lagu ogaaday nimanka caloosha weyn inuu bahalkooda yaryahay dhanka kacsigana ku liitaan marka iska ilaali caloolweyn inaad yeelato

    ReplyDelete
  26. Anonymous2/13/2012

    asc walala waan idin salaamay dhaamaan akhyaarata

    walalaka sheegay in 20 -30 uu shaqada wadi karo
    aadna shaqada ka dhigi karto 1 daqiiqo
    marka waxaan jeclaanlaha in aad noo sharaxdo
    sababtoo ah dadka intabadan su.aalaha waxay u badanyihiin biya baxa deg deg ah
    waxaan ka rabnaa in noo sharaxdo qaabka sii fiican
    su;aashaada Maamulak waa ay ku soo jawaabi donaan

    hadii aan isku dayo aniga waxaan umaleenayaa
    in aan waxba kaa soo gaareeynin

    wsc

    ReplyDelete
  27. Anonymous2/13/2012

    hahahhaah

    ReplyDelete
  28. Anonymous2/13/2012

    waan idin salaamay

    waxaan qabaa su,aal anigu waxaan leeyahay
    caloolweyn, guskayguna markuu ugu dheeraado ee uu kacsan yahay waa 12cm , kacsigayguna waa badan yahay welina maan guursan markaa hadaan guursado 12cm may anfacayaa?

    ReplyDelete
    Replies
    1. Anonymous5/25/2018

      Wax walbo add haysato wey ku anfacayan waxeey ku ku xiiran tahay sida ugu raxeeysid qofta add la bashaleyso

      Delete
  29. Anonymous2/13/2012

    raaxada guurka waan idin salaamay

    walaalayaal waxaad iga jaahil bixisaan
    waxaan maqlaa gabadhu waa inay yeelataa dhexyar, iyo kubab buur buuran waa maxay faa iidada ku jirtaa arintaa ?

    ReplyDelete
  30. Anonymous2/13/2012

    walaal sideen isaga ilaalinkaraa caloosha

    maxaase ku yarayn karaa?

    ReplyDelete
  31. cuntada badan iska ilaali iyo fadgiga badan socodka badso

    ReplyDelete
  32. quruxda naagaha waa nisbo wax adiga kula qurxoon nin kale lama qurxoona marka nimanka badankooda waxay ka helaan naag dhexda u yar qaarna naag caato ayay ka helaan qaarna waxay ka helaan naag buuran

    ReplyDelete
  33. 12 snt naag waa lagu qancinkaraa naagaha badankooda uma baahna bahal dheer

    ReplyDelete
  34. Anonymous2/22/2012

    meeshaan markaan akhristba waan kacsadaa wax i qanciyaana u baahdaa hadaan waayo ninkeyga waxaa isticmaala oo isgashaa moos(muus) ama caag sida guskii u samaysan kadib iskku ruxaa ma wax dhib ah ayaa ku jira arrintaa

    ReplyDelete
    Replies
    1. Anonymous2/11/2015

      wllo waxan raba inaad iga awabatan su aashan waxan wiil dhalinyara 19 jir aha waan sigeysta ka dib siideysigi waxan ka qaday biyaha oo markiba iga imanaya marka imika waxana goaasaday inaan oojiyo sigedi waxaan raba inaan guursado 3 sano ka bacdi marka hadii aan sida ku daaayo oo aan cunto nafaqo leh cuno sideydi hore ma ku soo noqoqnaya ma iga ragayaan biyuhu mahadsanid

      Delete
  35. haddii ay ku dhibayaan iska daa ha akhrisan waayo haddii aad wax geliso farjiga oo aad ku raaxaysanaysid waa seego

    ReplyDelete
  36. Anonymous3/05/2012

    s/c waad mahadsantihiin dhamantin..aniga ninkaygu wu iga fogyahay;marka markasta o u ila hadlo waan kacsada oo vaginahayga aya qoya; iyo markan halkan akhriyo pagekan marka wax dhibato side effect ah ma igu yelan karan arimahani sida darenka oo iga yarada ama nafaqada o iga guurta..pls i need ur advise.

    ReplyDelete
  37. qoyaanka nimanka wuxuu keenayaa indhaha inay daciifaan

    ReplyDelete
  38. asc wr wb aniga waxaan xaaas la qabo balse ninkeyga ilama joogo balse ninkeeyga marka aaan galmo sameyneyno waxaan macanka dareema marka biyaha iga imaanaya aad ayaan u gariiraa balse inta kale hoowsha socoto wax macaan ah ma dareemo dhaqsi ayeeyna biyaha iga imaadan maxay tahay sababtaas??????? aad ayaan u kacsada marka leeygaga sheekeyo arimo gallmo ama aan arko nin nag is dhuuqa ama aan meshan oo kale aqriyo waxaaan ahay gabar ficooni u gudan waliba si aad ah furuuyo dhan ma lihi waa leeyga jaray waxaan is ticmalaaa moos ama wax yabo kale oo isma celi karo maxaaaa dhib iiga imaaanayo marar badan waxaan sameeya inaan biyaha iska keeno dhib miyaa iga imanyo 2 daas su aal iiga soo jawaab walal

    ReplyDelete
  39. naagta fircooni loo guday waa laga yaabaa inay kacsato, siiba marka ruuxa Allle ku arsaaqay kacsi daran,haddii aan lagu gudi lahayn sidaa waad ka darnaan lahayd, marka ninkaaga isku fahma inuu istiinka badiyo si aad u dareento raaxo badan, seegada iska ilaali waxay ku nacsiinaysaa galmada dabiiciga ah

    ReplyDelete
  40. mahadsanid ma dhici kartaa in ilaahey uu jirkeeyga dareenka ku beray makii hore oo eeynaba ku xirneeyn gudniinka maadamaa si xaaf dhaaf ah leey guday oo qldan oo wada tolanahy hadana dareenkeyga saa id yahay mida kale marka biyaha iga imaanayan aad ayaan ku qeeyliyaa jirka dhane wuu ikala daadanaay hadii ninkeeyga oo aan biya bixin aaan biya baxo ninkeyga uma sii raxeeyn karo maxey tahay arintaas

    ReplyDelete
  41. asc dareenka kacsiga markasta wuxuu ka imaadaa maskaxda kumana xirna inaad gudantahay iyo inkale,
    balse somali badan ayaa aamintay in gabadha fircooniga ka kacsi yar tahay midda sunniga loo guday,
    waxaaba aniga ila waalan kuwa gudan sidii loo lahaa gabar gudan makacsi badna, laga yaabee inay katahay beenin ay taas beenin rabaan,
    haddii aad tahay gabar kacsi badan waxaa ku badbaadi kartaa adoo guursada,

    ReplyDelete
  42. Anonymous3/18/2012

    asc waxaan ahay xaas wuxuu illaah na siyaay 3 caruur ah..Aniga iyo xabiibkey waxaan isku raacnay inaan ilmaha kala korsano oo aan wax isticmalno,anako isticmalkii wadna ayaan ur yeeshay caruurtuna way yaryar yihiin aniguna uurka waan ku xanuunsada Xabiibkeyna caruurta iyo shaqaada kama wada bixii karo hadan iska soo rido caruurka igu jira ma wax danbi ah ayaa iga imaanaya waxana ahay 1bil..

    ReplyDelete
  43. walaal wax Allaah calooshaada ku abuuray ha isku dayin inaad soo riddo, ma bannaana ilmaha uurka ku jiro in la soo riddo haddii meesha aysan jirin daruuro ka weyn ilmaaha

    ReplyDelete
  44. somalidu maxay isku caqli tirtaa sida inaan allah (sw) arkaynin.
    walaal haddaadan ogayn ilmo lasoo rido dambigooda sidee ku garatay in meherku jiro?

    ReplyDelete
  45. gabar Somaliyeed3/23/2012

    Asc Walaal illaah ha ku xifdiyo..Suaal ayaan wata suaashas oo ah.. Waxan ahay hooyo 3 caruur ah ayaan hooyo u ahay sanas sanadna kala weyn oo kan ugu weyni oo jiro 3 sano,Markasta oo aan uur yeesho waan ku xanuunsada caruurta iyo reerka waan gabaya. Gabar yar oo xanxanuunsatana waan heysta gacana waxaan ka leyahay qaliin.Marka maxay ka qabta diinta inann caruurtas iska soo rido3 weekna waye uurka hadda. Jisa kalaah

    ReplyDelete
  46. mar haddii carruur calooshaada la geliyay shaqo kuu taallo ma aha, haddii aad soo riddo waa nof dilay oo kale Allaha ku abuuray isagaa faraj kuu keenaya ee iska daa, duruufaha aad sheegtay ilmo looma soo ridi karo, culimada waxay xaaladda ilmaha la soo ridi karo waa marka uu sheego dhakhtar qibrad leh inuu uurjiifku hooyada khatar ku yahay markaas la isu barbar dhigayaa nafteeda iyo naftiisa markaa ayaa waxaa la badbaadinayaa hooyada laakin duruufaha aad sheegtay waxaad kaga bixi kartaa inaad uur qaadida iska ilaaliso oo keliya

    ReplyDelete
  47. Anonymous8/05/2012

    Walal waxaad ii shegtaa dibka kaa soo gaari kara siigeysiga haxaga caafimadka siiba raga! Mahadsanid.

    ReplyDelete
  48. Anonymous9/14/2012

    ascw, walaalayaal waad mahadsan tihiin waxa aad web.page.kaan kaga hadlaysaan waa wax ay soomaalidu u baahnayd in laga hadlo. hal su'aal ayaan qabaa gabadhayda hadii aanan gudin wax dhib ah miyaa igaga imanaya xaga diinta mahadsanidiin.

    ReplyDelete
  49. culimada muslimiinta qaar baa qaba in laga tagi karo gudniinka gabdha sida mad'habka abuu xaniifa ii yahayba, sidaa darteeda lama gudo haweenka u dhashay bakistaan afghaanistaan iyo dowlado badan ku dhaqma mad'habka xanafiga, laakin mad'habka shaafici wuxuu qabaa in la gudo, dabcan gudniinka la oggolyahayna waa mid wax yar laga jarayo kintirka e ma aha kan soomaalida oo kale

    ReplyDelete
  50. Anonymous4/29/2013

    walaal waxaan rabaa inaan ogaado naagtada dibka ama dabada ma ka cuni karta??? diinta maxee ka qabtaa?

    ReplyDelete
  51. naagta gadaal lagama galin karo, sida ay qabaan culimada muslimiinta badankooda

    ReplyDelete
  52. Anonymous5/05/2013

    walaalo ani nin kayga waa isalaxaa bi biyana waaniga yimadaan in tan howsha laqaban kadib biyo igamayimadaan waxana ugu jecelahay farta laygu salaxo mar ka tas maladhihikaraa waa sigo

    ReplyDelete
  53. Anonymous9/23/2014

    Su aal ayaan qabaa wxn ahy wiil 17jir ah wn kacsi badanahay maalintii waxaan kacsadaa laba jeer habeenkiina 1 mar wxn jeclahy markasta inaan galmoodo marka su aashu waxay tahay istiinku waa maxay............imisa jeer ayaan usbuuca galmo samayn karaa

    ReplyDelete
  54. istiin waxaa laga wadaa raaxaysiga galmada ka hor sida salaaxidda naasaha dhuuqidda afka tuutuujinta jirka iwm

    ReplyDelete
  55. Anonymous11/24/2014

    asc wr wb.magacayga waa sheikh maxamed waxaan rabaa laba arimood in aa bidhaamiyo.
    1.walaalaha suaalaha pageka soo waydiinayo waxaan ka codsan lahaa in ay in badan xishoodka ku daalaan, waayo xishoodku iimaanka uu ka mid yahay.walaalaha in badan oo ka mid ah suaalahoodu waa aadaabaysanyihiin sidookale asxaabta page aad baan uga helay sida aadaabta leh ay ujawaabayaaa.

    2.waxaan rabaaa in yar in aan ka hadlo qodobka gudniiinka, gaar ahaan midka lagu sheego duniga, wali waxaa muuqda soomaalida in ay ku xadgudbayaan gabdhaha iyo dareenkooda raaxaysiyadeed waa qalad in gabadha xubinkeeda kintirka wax laga jaro iska daa in la wada jareeee sida sunada ku sugan waxaa la jarayo waa qolofta kintirka ku dahaaran ee ma ahan kintirka waxa la jarayo.mahadsanidiin.

    ReplyDelete
  56. Sheekh aad baad ugu mahadsan tahay cilmiga aad noo kayntay oo qiimaha badan

    ReplyDelete
  57. Anonymous12/18/2014

    waxaa suaal mudan dumarka dareenkooda halkee ayuu sida zaaidka uga kacsadaan sida dhahgaha ama naasaha keeba dumarka udarn in looga raaxeeyo

    ReplyDelete
  58. dumarka way ku kala duwan yihiin dareenka istiinka naago naasaha ka helo ayaa jira naagana waxay ka helaan dhunkashada iyo dhuuqidda

    ReplyDelete
  59. haddii aad iska joojiso sidaadi ayaad noqonaysaa

    ReplyDelete
  60. Anonymous3/01/2015

    Walal waxaad iga jawbtaa suashan.
    Guskuu muu kala macanyahay waloo ay isku dhow dhow yahin dheere iyoo dhumuc baah?
    Hadii shey isku mid u yahay siday uu kala macan karaan

    ReplyDelete
  61. dherer iyo dhumuc ma aha macaanka bahalka ninka ee waa taagnaanta iyo kulaylka haddii bahalka ninka uu yahay mid aad u taagan oo adag oo aad u kukul aad bay u macaansanaysaa gabdha ninka bahalkiisa jilcan ama aad aan u kululayn sida la rabay ugu macaansanmayso xaaska

    ReplyDelete
  62. Anonymous11/07/2015

    Asc wll wad mahadsantihin sida aad su.aalaha ugu jawabaysan aniga waxan ahay will dhalinyaro waxan jira 20sano aad ayaan u siigeysan jirey lkn hada wan iska dayey marka 1sano kadib waxan raba in aan guursado marka halkas sano maku noqon kara sideydi hore ama si u dhaw xita hada 3daqiqo xita biyaha maheyn karo mahadsanidin

    ReplyDelete
  63. siigada waxay ka mid tahay sababaha ugu weyn ee ninka biyabaxa degdega u keeno, waayo gacan badan geedka maqaarkiisa waxay ku buuraysaa dareen fudud, taabashada ayuu ku biyabaxaa, haddii uu gaaro xubinta taranka xaaska maba ugu sii jirto, marka waxaa lagaa rabaa inaad toos u joojiso, marka aad guursato waad sii roonaan doontaa inshaa Allaah

    ReplyDelete
  64. Anonymous10/12/2016

    Shukran kacsi laanta gudniinka miya kena wall

    ReplyDelete
  65. Anonymous10/30/2016

    waxaad dhahdeen dumarka marka si fiican loo salaaxo iyo istiin fiican ay hesho way biya baxaan, waxaanu aragnay kuwa dareenkooda adagyahay si fudud lagugu kiciyo oon la istiimin lana salaaxin laga yaabo galmada inay socotay hal daqiiqo haddana uur qaaday xageey ka yimaadeen biyahaas ileen ilmaha waxaa laga sameeyaa isku darka labada biyo jwb keena.

    ReplyDelete
    Replies
    1. Wall ilmhu waxay ka sameys maan Biyaha rafga iyovUkunta oo horay ubdiyarsabeyd Biyaha dunarka mugiim maauan xita kuwo qaarkood uuur ayey qaadan iyago biyo buxin

      Delete
  66. Asc walal maxaalagawadaa geedka ladhaha gessin kalkebu kabaxaa

    ReplyDelete
  67. biyaha naagta ilmaha laga sameeyo kuwa galmada ma aha waa xitaa naagta iyadoo hurdayso ayay uur qaadi kartaa oo aan galmada waxba ka dareemin

    ReplyDelete
    Replies
    1. Anonymous6/04/2018

      Asc aqyrta waxan isku arkay markii lhadlyo gabdh ama bookan aqrio kacsi badan iyo biyo bax maxa lagu dawynkara

      Delete
  68. Anonymous11/01/2016

    Xidig Warar Halkaas iyada ah bal noo jilci Duca qabe

    ReplyDelete
  69. Anonymous11/03/2016

    asc dhammaan aqyaarta waxaan qabaa suaal ah waxaa jira dhalinyaro badan oo ka cabanaysa mar haddii biyuhu soo dhaafaan in mar dambe bahalku u kicin markaa maxaa talo ah.

    ReplyDelete
  70. biyaha caadi ahaan marka ay baxaan qofka wuxuu soo laaban karaa 15 daqiiqo kaddib laakin taas waxay noqonaysaa nafaqada jirka ku jirta iyo awooda raganimada

    ReplyDelete
  71. Anonymous11/06/2016

    Asc, markaan gabadha u raaxaynayo naasaheeda ibta hore waxay yeeshaan shuruuruc fara badan xaadeeduna qodxo ayay noqdaan maxaa keeni kara?

    ReplyDelete
  72. middas kacsiga ayaa keenaya wax dhib ma laha waa wax caadi ah

    ReplyDelete
  73. Anonymous11/08/2016

    Yaa?! Waryaada?! Booggan waa la isku googooyay e, ka warran : ''wll, kan'' ''wll, mayana e, keer''- jawaab'ba, dhalaw : ''wll, waa sidaa iyo sidaa''. Wallaahi, waa wax loo baahan yahay ; waana aan ku bogaadinyaa, in badan weliba, walaalahaa is xilqaamay ee bulshada ka haqabtiraya baahida su'aalahaa gogosha la xidhiidha ee bahda RAAXADA GUURKA. Ku mahadsanidiin, walaalayaal, in badan. GUUL.

    ReplyDelete
  74. Anonymous3/03/2018

    Waxaa loobahan yahay in lawado shaqada bulshada loo hayo

    ReplyDelete
  75. Anonymous4/29/2018

    salam dhaman waxan ahay wiil jecel gabdhaha kacsiga badan gabadhii diyar ah wax xalal ah plz ilasoxirira S.ayuub26@hotmail.com

    ReplyDelete
  76. Anonymous7/29/2018

    Enter your comment...asc

    ReplyDelete
  77. Asc wll waxaan ku waydinayaa gabadh aan is jecelahay mudu 4 sano ah wax kasta on dhaho way isamaysaa anigana wali u ma galmoonin lkn waan bashaliyaa .biyahana bashalin bay kaga imadaan markay ka imanayaana way isku kay nabi kwrn ma saasbaa inay kagyimadaan mise marki loo galmoda unbay ahayd inay ka yimadaan

    ReplyDelete
  78. Anonymous10/22/2018

    Asc gabadhi Somali jogta oo rabta guur xalal ah fadlan igala so xiri Abdulaahiyow@gmail.com

    ReplyDelete
  79. Anonymous12/17/2018

    Asc wll
    Bacda taxiyya
    Waxaan qawaa sual
    waxan ahay nin xaasle ah waliba waan is jecelnahay xaaskayga marka xaazkayga galmada ayey jeceshahy anna waxba kama diido waxa laga yawa hbnkiii badankiisa inan uraaxeeyo waliba dhowr jeer aY biyo baxdo marka dhibato MiYa igaso gaaraysa galmadaas badan wll
    mahadsinidiin

    ReplyDelete
  80. Anonymous12/17/2018

    Asc wll
    Bacda taxiyya
    Waxaan qawaa sual
    waxan ahay nin xaasle ah waliba waan is jecelnahay xaaskayga marka xaazkayga galmada ayey jeceshahy anna waxba kama diido waxa laga yawa hbnkiii badankiisa inan uraaxeeyo waliba dhowr jeer aY biyo baxdo marka dhibato MiYa igaso gaaraysa galmadaas badan wll
    mahadsinidiin

    ReplyDelete
  81. Anonymous1/02/2019

    Ascww. Wll waxaan ahay xaasle marka aan sameynaa galmada si dhaqso ah Ayaan u biya baxaa sidaa darteed waxaan sameyaa bananka Ayaan u soo bixiyaa dareenka marka oo jabo hadana waan Ku ciliyaa sidaa Ayaan Ku wadi karaa inta aan doono dhibaato caafimaad miyaa iga imaan karto habkaas? Mahadsanid.

    ReplyDelete
  82. Anonymous2/13/2019

    asc wlal gabadha ayadon biya bixin ur maqadi karta.
    takala xaskyga wan ku dalay inan garsiyo herka biya baxa siwalbon ubashaliyo ama an ushaqeyo waqti dher natijadi biya baxa magarin mudada ugu yar an wado howsha wa 1saac markn ka qusto iney biya baxdo ayan fasaxa kuweyg howshana dhameya ee maxa xal ah on ku sameya tala isiya bal adinko mahad san

    ReplyDelete
  83. Anonymous2/13/2019

    jawabta sen ku hela adinko mahad san

    ReplyDelete
  84. Anonymous3/10/2019

    Asc walalyaal,Wali ma guursan balss wa rajeyna in shaa Allah iso duceya waxa ahy walal Alle dartii donaya inu xalaal ku awal galo...dhafar a idilay.

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post