Friday, November 4, 2011

Dhibaatooyinka ka dhalanaya isticmaalka dabda || dabada ka fogow

Qof kaste muslin ah oo wax bartay kama qarsoona in ay mamnuuc tahay in dumarka dabada laga dhabo, laakin waxaan rabnaa inaan sheegno sababaha keenay inay arrintan soo badato waayahan dambe guud ahaan caalamka, sida la ogyahay dadka soomaaliyeed dhaqan aad bay uga fogaan jireen, laakin marka dalkooda burburay ay ku kala yaaceen daafaha dunida ayaa qaar aan badnayn dhankan qaatay ha ogaadaan inuu mamnuuc yahay ama yeeysan ogaanin, marka hore waxaan tilmaamaynaa sababaha ugu waaweyn in naagaha futada laga isticmaalo

1- filimda sexga oo dadka ku dhex faafeen,  kuwaas oo laga dhigo futada inay ka raaxo badantahay farjiga,
2- jaahilnimo, qofka oo aan ogeyn waxa ka imaan kara  ficilkan oo xun


dhibaatooyinka ay leedahay galmada dabada

1- cudurro daran
2- futada oo dildilaacdo oo naagta ay saxrada ceshan weyso
3- baabasiir, futada murqaheeda oo bannaanka u soo baxa
4- nabarro xunxun
5- marka shahwada lagu shubo meesha waxay keeni kartaa inuu jirka u arko wax dool ah, waayo looguma  talagalin, kaddib marka ay dhacdo galmo dabiici ah oo farjiga mani lagu shubo jirka wuxuu soo tuurayaa waxyaalo did ku ah manida waxay keenayaan madhalaysnimo
6- dabada waxaa ku jira bakteeriya oo misaalim ah laakin marka wax la geliyo ayay soo yaacaysaa, waxay keeni kartaa jirrooyin aad u xun xun
7- wasakha saxarada wuxuu wataa jeermis
8- qabatin, naagta waxaan barato kama hari karto, marka hore way dhibsanaysaa laakin marka dhowr jeer lagu sameeyo way la qabsan, waxay ku noqon sida daroogada oo kale, iyadoo u jeedo dhibka ay leedahay haddana kama hari karto


marka qofka caqli leh wuu fahmi karaa dhibaatadan, ILAAHAY dhammaanteena ha naga fogeeyo wax kastoo xun

Comments: 69

Anonymous said...

dabada waa khatar iska ilaaliyaa

Anonymous said...

waa danbi futada laisticmalayo xaaran waye waxi xaaranta ah inaa iska ilaalino waye

Anonymous said...

kacsi futada ma laha laakin marka ay u barato naagta aad bay uga heshaa, siiba naagaha kacsiga badan, laakin dhib ayay kala kulmaysaa, xitaa waxaa jira naago marka laga istecmaalayo dabada ka dareema raaxada siilka

Anonymous said...

futada waa wasakh sidee loo dhabi karaa, geedkaada wuxuu soo qaadayaa saxaro kkkk bakteriya ayaa ku jirtaa

Anonymous said...

dhibaatooyinka waxaa ugu daran dabada oo weynaata dhuuso ama saxaro aan ceshen karin, naagaha dabada laga dhabo galmada caadiga ah way nacayaan ma kacsadaan iyagoo aan futada laga gelin, gabadha marka ay u barato aad bay u rabootaa, waxaan dhihi lahaa dhalinyarooy iska jira futada naagaha

Anonymous said...

galmada futada waa dhib marka hore haddii ay gabadha u barato way raboon iskama reebi karto, raaxada dabada ay ka dareento waxaa laga yaabaa inay keento inay nacdo raaxada siilka marka iska jira

Anonymous said...

kacsig futada waa maxay

RG said...

Futada kacsi u gaar ha ma laha laakin marka ay u barato haweeneydu waxay ka dareemaysaa dabada cuncun oo u baahan in wax la geliyo, siiba marka biya lagu shubo futada waxay baranaysaa galmada iskama raabi karta gabadha barata galmada dabada, intii ay gaari lahayd meeshan aan laga soo laaban karin waxaa u roon inay marka horeba iska ilaaliso

Rnsh.dr said...

Waxaa jirta in marka uu ninka laraaxeysanayo xaaskiisa oo uu dakarkiisa gadaal kaga keeno inta uusan soo gaarin farjiga wuxuu soo dhexmaraa labada baryood kadib wuxuu soo agmaraa hilibka yaree udhaxeeya farjiga iyo godka saxarada labadhaxdaa ayaa leh dareen iyo mcansi xataa sababi kara iney biyo baxdo naagta.waxaanse aqoon ulaheyn in dumarka dhan helaan dareenkaas iyo in qaarkood ay tahay.mana aha godka saxarada waxa aadmooday in waxlaga dareemay ee waameesha udhaxeysa labada god farjiga iyo godka saxarada.waxaadna dareemi kartaa markad u sameyso si daganaan ku jirto.hadii aad xoog umarto ama adoo dagdagaaya waxaa lagayaabaa inaad xanuujiso.nabad allaha yeelo qofkii sameeyay blogaan lagu faa iiday.Q. RSH.DR

Anonymous said...

Ninka raxo ma ka helaya dabada misa wa nagta oo kaliya haday barato?

RG said...

Dabada meel loogu talagalay ma aha naagaha badankooda wax kama dareemaan dabada way dhici kartaa qaar inay wax ka dareemaan haddii ay barato, laakin nimanka way ku raaxaystaan waayo waa meel ciriiri ah oo kulul,

Anonymous said...

wax dhiintenu xarimtay caafimaadkana u daran Ninki xaaskisa kadona waxan oran kara wax jacayl iya mustaqbala umaba hayo
inaanti laga donaa futada ninkaagu ku dooni mayo mala oran kara?

Anonymous said...

Qaabkee ayay u jecel yihin ragu inay ugu biya baxaan xaskoda?
mahadsanid R.G

Anonymous said...

gabadhu haday bikro jabto cambarkeedu ma balaadha
ilaa iyo ineebu cambarkeedu cariiri ahaan kara?

RG said...

rag si bay ka helaan inay u biyabbaxaan

RG said...

cambarka waxaa weyneeya labo waxyaalood
1- dhalmo
2- galmo badan
naagaha way ku kala duwanyihiin weynaanshahaas

Anonymous said...

A.C RG waad ku mahadsantihiin dadaalka aad wadaan oo runtii ah wax soomaalidu ubaahantahay, akhyaarata RG waxaan ku noolahay Euro waxaan raadshay geedkaan ginseng oo shaah ah, marka waxaan soo helay shaah kasamaysan geedo badan oo la isku daray, oo ginsengna ku jiro mana isticmaalin oo waan kabaqay marka ila eeg waa sidaan geedaha uu kasamaysantahay iina sheeg hadii la isticmaali karo Contraindication:
Low Libido, Impotence and Frigidity





Product
Mixture of
pharmaceutical herbal tea with
essential oils (Phytotherapy) and extracts (Homeopathy) in Deutsches Pharmacopoeia 9 ( DAB 9 )
elderberry
ginko
Rosemary
Ginseng
Chamomile
St John's wort
, the herbs in the Mixture contain essential oils and tannins and bitter substances and have a versatile operation.

Anonymous said...

majiraa qabkale oo aan ninkayga ku ilowsinkaro galmada dabada madama ay dabaada aayka helaan kullaayl iya cariiri?

RG said...

geedka asal wax ka fiican ma jiro

RG said...

haa waa jiraa qaab waxaa jira bahalka naagta lagu yareen karo , naagta way foorarsanaysaa waxay isku laabaysaa laba bowdo si xoog ayay isku xiraysaa meesha waxay noqon ciriiri

Anonymous said...

asw walaal waxaan ahay gabar ku nool dalka shisheeye waxaa iga su aal ah ninkeeyga wuxuu isticmaalaa xiliga galmada gus caag ah sababo xageeyga ah kawaran taasi danbi miyeey nagu tahay

RG said...

sidee ayuu u isticmaalaa idinkoo galmada hayo? wuxuu see u isticmaalaa ma isaa daciif ah, ama biyaha ayaa si degdeg uga yimaada? halkee ayuu u edeegsadaa ma horay baa ama gadaal ?

RG said...

waa qanjiir ku dhex yaalla farjiga oo naagaha si daran ay ugu dareemaan kacsiga wuxuu ku yaalla meesha kintirka laga jaray oo farjiga gudihiisa ah naagaha qaar meesha marka laga riixriix biyo ayay soo daadiyaan sida kaadi oo kale

Anonymous said...

ASC. walaal Xaaskeyga hadii ay itirah gadal iga tag anigane aan rabin! Makufurikaraa arinkas ay iila timid mise wan utixgaliyaa Baahideeda ?

Anonymous said...

walaal meelaha qaar ayaa baneeye ama culimada qaar ilaa 3dex jeer uu ninka xaaskiisa gadaal kaga tagi karo. ARINKAS ADIGU MA,ARAGTAY AMA MAMAQASHAY ?

Cabaas said...

walaal ninka xaaskiisa ilaa 3dex jeer in uu kaga tagi karo xaaskiisa ayaa culimada qaar baneeyaan.. ee adigu arinkaas ma,aragtay

Cabaas said...

ASC

RG said...

Sedex jeer qof baneeyey ma jiro in naagta gadaal looga tago soo sheeg meesha aad ka khrisay

Anonymous said...

asw walaal sidaan horey usheegayba waxaan daganahay wadamada shisheeye ninkeeyga xiliga galamada qeeyb kamid ah wuxuu ii isticmaalaa gus caag ah waayo waa oday tabar badana malahan waana xaga farjiga ma ahan dabada miyey danbi nagu tahay please iiga soo jawaaba bahda raaxada guurka thanks

Anonymous said...

A/s. walaal waxaan ku waydiyay qanjirku ma waxaa la riixriixi karaa gabdhaha gudniinka fircooniga ah oo kaliya misaa gabar kasta waa laga riixriixikara?

Haday haa tahay sidee looga helikaraa gabar u gudan suni amaba kintirka intiisa badan kutaal?
walaal ad ban ugu baahanahay jawaabtada saliim ka ah mahadsanid.

RG said...

kintir iyo kintir la'aan kuma xirna meeshaas naagaha badankooda way leeyihiin gudaha ayay ku taallaa

Anonymous said...

asw walaal ilaa hada mahelin jawaantii aan su gaayay oo ku saab saneed guska caaga ah tusaale ninkeeyga wuxuu isticmaalaa xiliga galmada gus caag ah maadaama aan ahay gabar kacsi badan nin keeygana uu oday yahay biyahayana eey dag dag ooga yimaadaan marka miyeey danbi nagu tahay taas

RG said...

Walaal guud ahaan xiriirka dhexmaro ninka iyo naagta is qaba ku saabsaan galmada iyo waxa la xiriira waa la ogolyahay laakin culimo badan waxay diideen bambiirada us samaysan bahalka ninka waxay arkeen anshaxmumo inay tahay inkastoo daliil lagu xarrimo aan la haynin maa daama ay xaaladda khusayso ninka iyo naagtiisa laakin aniga waxaan ku oran lahaa ninkaaga hadduu daciif yahay gacatiisa ayaa uga fiican waxyaalhaas oo kale sida faraha oo kale

Anonymous said...

walaal anigiba kuguso noqday
qanjirkaas kuyaala kintirka hoostisa sidee lagu garaa farta kaliya miyaso xoqikarta misa guskuna waa gara? hadu gusku garayo qabkee lo garsiyaa?
mahadsanid

RG said...

farta way gaaraysaa bahalkana waa la gaarsiin karaa
waxaa lagu qaarsiin karaa bahalka labo qaab

1- naagta marka ninka ku kor fariisato oo ay isasoo qalloociso
2- foorarka dhabarjabinta ah oo dabada kore laa taagayo

Anonymous said...

wallal waxan raba iin aan ogaadoo gabdh kastee dhigg maa kaa iimada maarka uu horreysa gaalmoodka

Anonymous said...

OK

Anonymous said...

ASC: WALALAL MAXA LAGU DAWEEYAAAA BA BAASIIRTAAA?

RG said...

waxaa fiican inaad dhakhtar u tagto

Anonymous said...

wllo mudo laba sano ku dhaaw baan guri leeyahay marka hadan xagayga wax ka yimaado hirmuni jirin uur ma yeelaan kara

Anonymous said...

ASC WLL WAXAAN DOONAYAA INAAN SU'AAL WAYDIIYO BAHDA RAAXADA GUURKA MARKII AAN QAANGAARKA AHAA IYO HADA WAX WAYNBAA IGA ISKA KAY BADALAY MARKII HORE GUSKAYGA WAA UU DHEERAA LKN 4 SANO KADIB WAXAAD MOODAA INUU SOO GAABTAY OO HOOS ISUGU SOO NOQDAY YACNI SIDII WAX GAABAN OO KALE MARKAA CILADU MASIIGADAA KOLEY SIIGADAYDU MABADNA E MISE WAXAA JIRA XANUUN KOLLEY ANIGU WAXAAN U MALEEYAY MARKII DANBE IN AY TAHAY BUUMAYAASHA AAN KU SEEXDO WAAYO GUSKU WUU ISKU SOO DUUDUUBAYAA OO WAXA UU KA DHIGAYAA WAX YAR SUBIXII MARKAAN SUULIGA GALO MARKAA SU'AASHA AAN IDIN WAYDIIN LAHAA AYAA WAXAY TAHAY GUSKA SOO GAABANAYA CILADU MA INTAA AAN KOR KUSOO SHEEGAYBAA MISE WAX KALAA JIRA OO SABABI KARA GUSKA OO SOO GAABTIN KARO QAABKIISII HORE EE DHERERKA OO AAD MOODO INUU ISKA BADALAY FADLAN SU'AASHAA AYAAN WAYDIIN LAHAA BAHDA RAAXADA GUURKA IDINKOO MAHADSAN.

RG said...

yaraant bahalka ma waxaad ka wadaa marka uu kacsan yahay ama marka uu dansan yahay?

Anonymous said...

wllo marka uu dansanyahay lkn mar mar waxaad moodaa xataa marka uu kacsan yahay in uu gaabtay

RG said...

marmar qofka marka uu keeno calool uu cayilo bahalkiisa waagaabtaa marka waxaa fiican in aad hubiso waxa ku haya aad eegto

Anonymous said...

war halay macneeyo erayga SIIGEYSI waxaa uu igu noqday wax igu cusub

RG said...

siigaysi ama seegaysasho waxaa laga wadaa in biyaha gacanta la isaga keeno

Anonymous said...

siigaysigu ma banaan yahay diin ahaan maxaase saamayn ah ee uu caafimaadka qofka raga ah kuyeelan karaa???????
waad mahadsanthiin...

RG said...

seegada ama (siigada) culimada badanooda waxay u arkeen inay xaaraan tahay, caafimaad ahaan marka aad badsato bahalka ayaa kaa daciifaya indha arggooda ayaa kaa yaraanaya iyo waxyaalo fara badan

Anonymous said...

wata sallamantihin bahda rg waxan idin weydin gawa
sunada loo gudi xiliga bikro jibis keyda madhik ba ya miado
mise wa cadi
tan lawad waxan idin weydinaya gawadha bigrada ah side
lagu garan misanah suno au tahay
ha ila yabina waxan ahay qpf an wili an garin
marka sideyna ku ogan kara su alahan an idin weydiyay
in ay tahay bikro iyo dhig in uu ka yimado bikrada gawadha ah
misanah suna ah wad mahad san tihiin

Anonymous said...

waxan ad u danenaya su ashan in ad iga so jawab tan
1.gawadha sunada side lagu fahma oo gedka kintirka
intey ugu yala
2.gawadha bikrada ah sida lagu garan oo ma waxa ku
yal wax yar oo xub ah marka la bikro jibiyo ma qas ba
in dhik ka yimado
3.macquul matahay in habeyn an ku kala turo bikrada
jibis keyda maxaa cadey kara gawadha in ay tahay bikro
waxaan ahay wiil raba in uu guur sado dhawan su alahana
aad ban ugu bahanahay in aad iga so jawab taan fadlan
idinka oo mahad san ikala dhig dhiga jawabta si an u aqon sado

RG said...

dhiigga bikrajabinta labada waa ka imanayaa tan sunnaha loo guday iyo midda fircooniga u gudanba
waxaa lagu gartaa midda sunaha loo guday kintirka dhamaantii ma go'na labada faruur yaryarna lama taabanayo

Anonymous said...

madhici karta gawadh sunah oo bikra ah
an ka iman wax dhig maxana ku fahmi karaya in ay tahay gawadha bikro waad mahad santihin fikir
kina iyo taclintina ad inow so gud bisen
jawab ayan idinka sugaya

Anonymous said...

ee wad mahad san tihiin jwabata ad isiseyn
barakaluhu fikum. RG
ee mar lawad waxad ii sharaxdan
gawadha bikradeda sida an ku aqon san karo
iyo waxa ifududu denkaro bikrada jibiska
mahad sanadiin

Anonymous said...

kawaran hadi an geliyo ged kega misanah uu cariri uu ahaa lakin wax dhig uu ka iman
mala dhihi kara waa bikri???
jawab fican iga so sii ya hadii alla idmo

Anonymous said...

jawabta ayan ayan idin ka sugaya bahda RG
wad mahd santihiin

Anonymous said...

asc waa salaamtihiin RG waxaa rabaa inaa su aal ina weydiiyo hada ka jwaabi kartiin . waxaa ahay gabadh dhalinyaro ah waxana jiraa 17 sano waxaa dhibaato xoog leh iga heysta xaga dhiiga caadada oo xanuun sa iid ah iyo walibana iga raaga marka qaar 40 cisho iga maqnaada marka maxaa la oran kara wee jiraan ! ama wax isbadal sameen karo aan samayn karo ma jiraan thankz !!

Anonymous said...

asc waxaa qabaa su aal ah maxa jidhka lagu dhisi karaa ama miisaanka lagu kordhin kara qofku marku caato saa id ah yahay waad mahadsantiin dhamaantiin

RG said...

waxaa jira naago leh bikaaro balaastiik oo kale ah oo aan birajabin oo bahalka marka lagu riixo wadagalo, marka ay dhalayaan ayay bikrajabaan kuwaas marka loo galmoonayo dhiig kama soo baxo

Anonymous said...

waad mahad santihiin jawabta wafiga ah ad isi sen

RG said...

walaal jirka waxaa lagu weynayn karaa cuntada nafaqada leh iyo nasasho

Anonymous said...

a/s/c RG waxaan idin wey diin ee waxan ahay wiil
dhalan yaro ah da ahan waxan u dhaxeya 30 ila 20
marka waxaan aad u jeclahay xaas kega aan xili waliba
aan ku helo janis aan u galmodo micnaha waxaan aad u
jeclahay galmada marka malaga yaba in uu daciif iga
yelo dhalan yara nimada galmadaada badan ma dhibi karta
xaaska wax cilad maku keni karta cimri gega nah wax dhib
kuma keni karta.
Waxaan raba mac luu maad badan in aad iga sii saan
mahad sanidiin

Anonymous said...

gabar oo 2 ilmo soo dhashay ayaan guursday waxaanna is qabnaa 3 sano ilaa iyo hada siilkeeda waa sidii bikrada oo kale waa saa id ciriri markaan u ragaayana wey qey linee, lugaha ayay igu garaacee, markay biyaha iga baxaana, dhabarka ayay igu labadeeda gacmood ku haynee qadar 10 daqiiqo in aanan ka kor kicin. maxaa sababay arintaas sxbyaal ? zoz

RG said...

walaal galmada sideeda dhib ma keento haddii ruuxa uu u baahan yahay waxay u noqonaysaa caafimaad iyo firfircooni, laakin haddii kacsi daran jirin oo ruuxa uu iska keenahayo kacsiga oo cabbayo waxyaalo lagu kacsado dhib ayay u keenaysaa marka cuntada ku dadaal keliya haddii aad dareento kacsi sameey wax dhib ma laha

RG said...

middaas waxay noqonaysaa kacsiga gabadha waa gabar aad u dareen badan u yeel sida ay ka hesho

Anonymous said...

asc aniyga dhibka i haysta wuxu yahay marka an saygayga is irahdo wada raxaysta wuxu sameya wuxu iso jeediya dhabarka wuna fakaraya marka wax sualana wuxu oronaya waxba iguma dhicin markan ku fahmay in dhibjirtana sidi wu dhama hada lakin wa qof dhibhaysto maxa igula talin lahayden waxan isqabna mud0 hal sanno ah aniguna waxan iska dhadhiciyay kuma jcyla niinku jwb ban idinka sugaya jzkl

Anonymous said...

walaal aniga waxaan jiraa 20 sano kacsi ayaan tabcaan la'aahay waxana kujira waxbarasha waxaan sadax sano inaan guursado walaal hata waan somaa qamista iyo jimcada balse wali kacsigii majoksan aniga isbuuci halmar ayaan seegeystaa sifaa aan nervous u noqonin maxaan sameeya walaal mawax ayaay ee dhimeysaa manadayn karo taabcaan ayaan kacsi lagaraa@ jawaab ayaan kasugayaa thank you

Anonymous said...

sxb waaa ka xumahay lkn hadu ku qancinwayeey iskaga taag bileen anu ku jeclahayno happy kugu haynee meel dhanto aad wajiibkaga ka heesho radso sxb

Anonymous said...

asc walaasha ninkeeda dhibka kaheysto walal dhibku qofkasta ayuu kudhici karaa marka samir lasheeekeyso waxa sabab arintan waa inaad u kuur gashaa ood la jaan qaada niyadana u dhistaa ilahayna aad baridaa in odaygaga dhibka kasarao samir wax ka weyn oo ladugsado majiro insha alah waa ku bogsan adigagna dagaal oo arinta si wada jir ah u xaliya hana ka xishoone wax se wax ujiraan dheh aan wada xalinee asc

Anonymous said...

ascww max luugu daaweya qofka marka hore biiyah ka yiimadan muudo dhan 1 daqiiqo marka laabadanah aan biiyo baxiin illaa muudo

Facebook Blogger Plugin: Bloggerized by AllBlogTools.com Enhanced by MyBloggerTricks.com

Su'aalaha halkan ku soo qor

Su'aalo iyo jawaabo

facebook

Followers