Saturday, January 22, 2011

Raaxada ma aha dhererka bahalka balse waxay ku jirtaa adkaantiisa

Niman badan waxay ka sheegtaan geed yari waxay u maleeyaan in aysan naag qancin karin marka xaqiiqda laga hadlo, geedka inuu dheeraado iyo inuu gaabnaado shaqo kuma laha raaxada galmada, waxaa muhimsan kaliya inuu aad u kaco oo adkaado, sida la ogyahay dumarka farjigooda oo dhan raaxada ma wada dareemo, keliya 8 Sentimitir ayaa dareen leh wixii 8daas  dhaafo xanuun bay ka dareemaan, haweenka waxay rabaan nin bahal adag, marka walaal dhowrsanaanta ayaa ka dhigto ninka qof nolosha guurka ku guulaysan doono laakin qofka naagaha xaaraanta aan iska ilaalinin ama seegada badsada hadhow marka uu guursado ayuu ka shallaayi wuxuu is arki hal daqiiqo kaddib inuu biyabbaxo, ama bahalkiisa oo noqda sida hilib balaq ah.

Comments: 141

Anonymous said...

walal wad kumahadsantahay maqaalka, lakiin su'aashu waxey tahay sideen ku ogaanaa inuu guskeyga aad udagyahay ama uu aad u kaco?

Raaxada guurka said...

Walaal adkaanshaha la rabo waa inuu si fiican u taagmo, ilaa ay biyaha ka baxaan maxaayeelay hadduu uu jilicsanyahay raaxada la rabo ma heli karto xaaskaaga, farjiga haweenka wuxuu leeyahay murqo soo tufaya waxa kastoo daciif ah, qofka dhoersan oo caqafimaadkiisa ok yahay oo aan seegada badsanin ayaa bahalkiisa adkaankara

Anonymous said...

oky walal haduu iga jilco oo an horan sigada badasday maxan isku daween kara fadlan ila tali oo rali ah

Raaxada guurka said...

Waxaad ku soo celin kartaa kalluun inaad badsato Ginseng inaad cabto waa geed dabiici ah oo xoojiya kacsiga ragga iyo murqaha bahalka inaad iska ilaaliyo wax kasta kuu keeni kara siigo

jaskey said...

walaal Kawaran Biyaha hurdada ku yimaada? ma sida siigada oo kalaa mise?

Raaxada guurka said...

Biyaha riyada ku yimaada la mid ma aha seegada, marka ay jirka biyaha ku bataan ayay soo baxaan usbuucii ama labadii usbuuc hal mar ayay soo baxaan, laakin haddii ay bataan oo habeen kaste ay noqdaan waa khatar, taasna waxaa keena qofka had iyo jeerba qabliga ku haya galmada ama naagaha ka fikiraya

Anonymous said...

Waxaan kula talinayaa cidda iska leh Bloggan inaad
Website rasmi ah ka dhigtaan, isla markaana aad sameysaan qaab dadku kuwada xiriir karaan, chatting rooms ama wixii kalee idiin suurtagal ah.

Raaxada guurka said...

Waad ku mahadsantahay taladan walaal haddii Alle idmo waan samayn doonnaa

Anonymous said...

Horta suaalaha dadku soo weydiinayaan qofka ka jawaabaya ma ninbaa mise naag?

Raaxada guurka said...

Dad badan ayaa ka jawaabaya su'aalaha

Anonymous said...

walaal waxaan ku waydiin rabaa geedkan aad ku tilmaantay GINSENG ee dabiiciga ah maxaa somalidu u taqaana ama halkee laga helaa suuqyada se ma laga heli karaa?

Raaxada guurka said...

Walaal geedka ginseng wuxuu ka baxaa korea iyo canada usa magacan haddii aad weydiiso dadka geedaha aqoonta u leh waad heli kartaa, xitaa waxaa la helayaa isagoo kaniini ah, ama isagoo sida shaah oo kale u diyaarsan marka aad baa loo helaa

Anonymous said...

walaal intee daqiiqo baa galmada lawadikaraa inta ugu badan

Raaxada guurka said...

dadka way ku kala duwanyihiin 20 daqiiqo aad bay u fiicantahay onaad gayso dad waxaa jira ka sii badan kara

Anonymous said...

asc walaal geedkan see loo isticmalaa muxuuse taraa miyuu adgeeyan geedka raga mise waqtiga galmata ayuu kordhiyaa su'aasha kale walal adeyga loobahan yahay geedka raga waa sidee hadii uu kacaayo balse hadaad taabato qaroocsamayo tabardaro soo majirto mahadsanid

Anonymous said...

walal siigada maxaan iskaga dhaafi karaa anigu waxaan siigaystaa mudo 5 yrs ah mana dayn karo talo dhaxal gal ah ayaan u baahanahay walal ... mahadsanid

Anonymous said...

asc walaal inka oo kacsi badan laakin geedkiisa liicayo adeyg saa' id ah lahayn maxa usabab ah galmo masamayn karaa maxaase lagu adkeyn karaa geedka raga? mahadsanid

Anonymous said...

ragga marka koowaad iyo marka labaadba eey iskugu midka yihiim biyaha inay so dhaqsadaan maxaa la dhihi karaa oo markasta biyahiisa soo dhaqsadaan?..
mahadsanid.

Man of the moment said...

Fadlan emailkina maisiin kartaan siaan sualo idiin kusodiro via email.

Anonymous said...

asc su'aalo ayaan sooqorey wali jawaab mahelin meel kale miyaa lagu qoraa?

Raaxada guurka said...

Sida caadiga ah biyaha marka labaad way soo daahaan, laakin haddii ay isku mid noqdaan waxaa dhici karta labo waxyaalood midkooda
1- in ruuxa biyo badan jirkiisa ku jiraan
2- in seegada ay saamaysay

Raaxada guurka said...

Walaal seegada waxyaalaha sababa iska ilaali waxayaalaha seegada keena waxaa ka mid ah

1-sawir qaawan
2- sex fiirsasho
3- sheeko naageed
4- fikir jinsiyeed

Anonymous said...

asc adkaanshaha geedka ninka sidee lagaraa fadlan inaad isheegtan ayan rabaa nin aan wali guur galin yahan marka uujilinsan yahay ma isagoon kicibahayn miyaa?

Raaxada guurka said...

adkaanshaha waxaa laga wadaa marka uu kaco inuu aadkaado

Anonymous said...

magacbixin gus waxaan usoo gaabinlahaa
XUbinta TAarraka RAaga:xutara
xubibta tarakana Dummarka|:xutadu
ama Gus |:sug dib loo akhriyo
siil :liis dib looakhriyo

Anonymous said...

Asc
Maamulka Bloggan waxaan idinkula talinayaa ineydaan xaddidin ama aydaan akhristayaasha ama dadka faallooyinka (comments) soo qoraya aydaan ku qasbin iney wax sarbeebaan ama maldahaan.
Intaan ogahay Bloggan waa meesha keliya ee dadka Somalidu ka helaan aqoonta galmada (wasmada) iyo xiriirka ninka iyo naagta. Sideynu ognahayna Somalidu aad ayay uga xishoodaan iney arrimahaas si bannaan (public) uga hadlaan. Haddaba maadaama uu halkan qofku isagoon la garaneynin (anonymous) uu wuxuu rabo soo qori karo, waxaa ila fiican ineydaan neefta ku xirin dadka oo aad u deysaan sidey doonaan wax ha u soo qoraane ama suaalaha sidey doonaan ha u soo dhigaane, weliba ineydaan ku sameynin wax tifatirin (editing) ah. Halkan waa meesha kelya ee qofku kaga hadli karo arrimahan aadka aynu uga xishoono. Marka fadlan daaya dadku ha hadlaane, hana ku nafisaane. Aqoon badanna waa la isku dhaafsanayaaye.

Anonymous said...

walaal waan kacsi badnahay laakin geedka ma adka maxaa talo ah mahadsanidin

Anonymous said...

Walaal geed Gensing mala heli ka raa Soomaaliya wax badalase ma jiraan ka waran hadii aan kaluunka ku gaabsado ma laga yaabaa in uu adkaado geedka

Raaxada guurka said...

Waad ku gaabsan kartaa kalluunka haddaan heli kain gensing

Anonymous said...

Farqiga u dhexeya tammar darida seegada iyo galmada caadiga ah maxay ku kal duwan yihiin?

Anonymous said...

Waxan rabey in la ii sheego dhibada iyo faa'idada ay leedahay seegada?

Raaxada guurka said...

seegada dhib ayay u geysanaysaa bahalka ninka laakin galmada xalaasha dhib ma keento, waxay dhib keentaa marka aad loo badsado qofka uu kaacsiga iska raadraadiyo waxyaalo wax kciya uu adeegsado, dhibka ka iman kara galmada waa tabar darri guud ah, dhib uma gaysato geedka ninka

Anonymous said...

dumarka kintirka qabo waxay dareemaan cuncun oo kacsi dhalin karaa marka ay isku dhididaan

Anonymous said...

Naagteydi kuma qanacdo raaxdo an la raxaysanayo inta badan marka an tammar dhaco ayey kasci kow dhahdaa ilatali qaad u sahlan ay igula raxaysan karto mahadsanidiin

Anonymous said...

Ninkeygi maba kacso ilaa laga dhuuqa xubintiisa taranka ana wan dhibsaday arintaas ninkeygana wan jecel lahay qaab taasi ka bedalan uu ku kacsan karo ii sheega ilataliya

Raaxada guurka said...

walaal istiinka badi xaaskaaga fahan sida ay rabto markaad dareento inay diyaar u noqotay samee galmada, intaad shaqada ku jirto la soco sida ay rabto ilaa ay ka gaarto gariirka biyabbaxa

Raaxada guurka said...

Sida isaga rabo weydii u samee qaabka uu ka helo

Anonymous said...

Seegada dhibaatada ay bahalka u geeysata maxay yihiin?

Anonymous said...

Muxuu yahay qabka ugn sahlan an xaaskeyga ku bikro jibin kara?

Anonymous said...

Gabdhaha qaar baa dareema ka dib taatabashada ibta naasaha xanuun, xanunkas muxu yahay? Maxaa lagu daweyn karaa? Haday tatabashada laga marman u ahayn raaxada.

Anonymous said...

Seegada bishiiba hal mar dhib may u keeni kartaa bahalka?

Raaxada guurka said...

waxaa ka mid ah seegada dhibka ay bahalka u gaysato,
1- inuu daciifo uusan aad u taagmin
2- inuu aad dareemin raaxo marka galmo caadi la samaynayo
3- biyaha inay soo degdegaan

seegada marka ay badato ayay dhib darn keentaa

Raaxada guurka said...

qaabka ugu sahlan oo lagu bikrajabin karo gabadha
waa inay dhabar-dhabar u seexataa kaddib lugaha kor u qaadaa iyadoo si fiican u kala warayso lugaheeda

Raaxada guurka said...

naagta caadiga ah xanuun kama dareento ibta baaska, naagta ka xanuunsata ibta naaska haddii mar kaste ay tahay waa jirro

Anonymous said...

Galmada ugo wanagsan waa tee? Xiliga galmo la sameyo xiligee ugo wanagsan?

Anonymous said...

Dhuuqomada farjida diinta maxay ka qabtaa?

Anonymous said...

Asc dumarka dhibaatooyin ma ukeentaa siigadu?

Anonymous said...

Walaal waad ku mahadsantihin meeshan aad noofurteen si aanu noloshayada qaybta umihimsan wax uga barano "wada noolaanshaha" waxaana uarkaa anigu nooc fiican odhisaya guyaha somalida oo udumaya jahli wadanolashaha laga qabo. Khayr ALLAH haydinsiiyo intiina ufaaideyey dadka raaxada guurka

Anonymous said...

Ninkaygu maba adkaado geedkiso, hal minut bu biyahiisa ku imaadan..in badan ayaan dhahay dhakhtar oo tag wuu iga diiday taana.Ninka da'diisa ma ku xidhan tahay xanuunkaan?

Shariif said...

Asc waan idin salaamay salaan kadib waad iyo aad baan oga faa ideeysanay Mawaadiicada Ku saab san Raaxada Guurka ama Buuga Raaxada Guurka waad kumahadsantihiin Dhamaan tiiin

Su,aasheeda hadaan uguda galo waaa

Dumaarka Raga Haduu Jilicsan yahay

maxaa la gu adkeen karaaa

Ma jiraan Cuntooyin adkeeya

Dadka Qaar Baa dhaha Shaaha Cadeeska Caanaha loda La gu cadeeyo wuu jil ciyaa bahalka raga

Maxaa ka jira arikaas

hadii uu jilicsanyahay bahalkeega
Maxaa ku adeekaa cuntooyinka baan rabaa Daawooyinka dhib beey leeyihiin

Anonymous said...

walaale aad ayaan uguriyaaqay adeegiina.
bahalka oo yar makeeni kartaa in naagta uur qaadi weeysa

Raaxada guurka said...

uurka kuma xirna yaraan iyo weynaan, hadduuba geli karo uaar wey qaadi kartaa xaaska

Anonymous said...

Su'aaal Kaluuunka kee waaye ma midka Gasaca ku jiraa mise midka Caadiga ah? oo badaha iyo webiyada laga soo saaro suuqyada iyo Supermarket yadda lagu gado? aad baan idinkugu mahadcelinayaa.

Anonymous said...

asc walaal waxaan idin wadiinayaa ani ilaa 6 daqiiqo kabadan celin makaro biha ugu horeeyo marka 2 aaadna ilaa iyo 10 daqiiqo marka mala dhihi karaa tabar dari ayaa jirto hadii ay jirtasa maxaa looga hortegi karaa ? suaasha 2aad dumarka ilaa imisa daqiiqa ayaay ku kaaftoomi karaan galmada hore ? mahadsanidiin

Raaxada guurka said...

Walaal midda ugu muhimsan waa isfahanka lbada is qaba, iyo sida ay kala yihiin, naago waxaa jira biyahooda aad u soo daaho ilaa 20 daqiiqo kuwo waxaa jira intaa ka yar ama ka badanba, marka 6 daqiiqo ma huma laakin taas waxay ku xirantahay haweeneyda aad qabto haddii ay waqti dheer u baahantahay waxaad samayn inta aad biyaha kagaga soo dhoweysid istiin kaddib samee galmada si ay u hesho gariir

magaca wa ceeb wiil somaliyeed said...

walal wa idin salamat dhamantiin waxan ahay wiil da' yar o 18 hir ah waxaan cadestay in an maalin maalin ku xigto an siigesto siigadana waxaan bartay markaan isku arkay biyaha anii jiifa haben kadib il aya iga baqday o wan iska dhfi wayay waxan ahay qof kubada cagta cayara waxan darema xabad xanun iyo xiiq madaxa u ila warero teda kale kumbiiterka aad ayan u jeclahay waxan dawada sex ga marar badan wan isku dayay in an iska gooyo si walbo wan yeelay wan kari wayay waqtiga goorkana waqti aya iga dhiman o ma awoodi lkn isbuuci mar ma siigesan kara maxase xaladeyda cafimaad igu iman kara gadi an san wax kabadlin walal macan ila tali waxan wiil da' yar arintasana ihesato majiraan daawo lacuno o kacsiga goysa ila bilooyin wan ku barya ila tali allah ajar ha idinka siiye waad mahadsanyihiin aad iyo aad wabilahi towfiiq?

Raaxada guurka said...

walaal kacsiga badan waxaa lagu reebi karaa ninkaan naag qabin inuu soomo soonka la sheegayo ma aha kaan inaga soomayno maxaayeelay anaga markaan soonno waxaan ku afuraynaa cunta ka burutiin badan midda aan cunayno waqtiyada kale soonka rasmiga oo kacsiga joojiyo waxaa laga wadaa qofka inuu soomo marka uu afurayona inuusan cunid cuto badan ama mid burutiin badan leh iyadoo sidaas ay jirto haddana inuu iska ilaaliyo waxyaalaha kicinaya shahwadiisa inuusan fiirin naagaha ama sawiro qaaqaawan ama filin sex maxaayeelay waxaas oo dhan maskaxda ayay galaan kuna sawirmaan ruuxa iskama reebi karo markaas kaddib inuu kacsado marka waxaa kaloo aad ku dadaashaa inaad is mashquuliso oo keligaada aad iska ilaaliyo inaad meel gasho ama inaad ku soo daahdo musqusha ama aad gashato kastuumo ciriiri kugu ah waxaad badisaa akhriska quraanka iyo weysada

mahaca mahaboona said...

hamahsanit walal

4339933 said...

waxba kamaydinaan skeekayn rag iyo dumar wixii goobtan is kugu yimi dhamamtiinba

Anonymous said...

walaal gariirka dumarku waa sidee ma action gabadha laga dareemayo ayaa jira yacni GARIIR waa sidee

Anonymous said...

Walal ninkaygu wuu gus weyn yahay waanuu i dhibey oo xanuun ayaan dareemaa markaa sidan ula qabsan karaa please isoo jawaaba RG

RG said...

walaal qaabab waxaa jira ninka bahalkiisa oo dheer ku habboon inuu sameeyo sida itaagga ama dhinac dhinac ama lugaha in aan si fiican loo kala furin laakin inta badan naagaha way u adkaysan karaan ilaa 20 sent siiba kuwa xoogga leh

Anonymous said...

siigadu ma dabi baa? kawaranse qofka hauu siiagaysto bishii halmar? ma udarantahay caafimaadkiisa?

RG said...

seegada dhib daran waxay leedahay marka ay maalin kasta tahay laakin ruuxa haddii bishii hal mar uu seegaysto dhib daran uama keeni karto saan sheegnay culimada way isku khilaafeen seegada imaam shaafici ayaa ku tiriyay xaaraam laakin imaam xamed bin xanbal waxaa laga hayaa inuu banneeyey iyo imam ibn xazm marka waxaa fiican inaad iska sabarto aad iska ilaaliso seegada inta karaankaaga ah

Raf said...

A/c wa mahadsantihih dhaman khaasatan dadka isku xil saaray inay jawabo siiyaan dadka somaliyeed marka waxan qabaa su#'aal ah hadii adiga oo siigaysanayey mudo dhan 7 sano hadii aad iska dhafto oo aad rabto inaad guursato bilo gudahood mudo intee ah aeyy kuguu qaadaneesaa inaad sidaadii ku soo laabatid oo aad awood u heli karto marka aad guursato galmo cadi ah inaad sameen kartid sida dadka caadiga ah ee galmada wadi kara ``20daqiiqo iyo wixii ka badan marka mxan sameen karaa oo aan caadi ugu soo laaban karaa ?? hadii aan ahay qof ku nool europe wa mahadsanthiin jawab deg deg aan idinka sugaa adiga oo mahdsan plzz s.c

RG said...

ku dadaal cuntadada nafaqada leh awoodda kaa baxday soo celi iska ilaali inaad u noqoto seego

walaal seegada markii aad gooyso oo xaas aad guursato sidaadi hore yaad ku soo noqonaysaa marka haka walwalin

Anonymous said...

walaal adoo mahadsan. ninka aan guur horey u soo marin, sida ugu haboon oo uu kuqaabilo karo gabadha saalixada ah habeenka ugu horeeyo dhinaca galmada. walaal fadlan rayigaaga sharax kabixi? mahadsanid.

Anonymous said...

asc walaal marka hore waxaan ku waydiin lahaa
anigu waxay igu qaadataa inay biyo iga imaadaan
muddo dhan hal saac iyo badh sideen u soo yarayn karaa wakhtiga gabadhana khaatiyaan ayey taagan tahay oo waanu is nacaynaa hadii laba jeer aan is idhaa ku noqo

RG said...

waxaa fiican inuu ku bilaabo sheeko iyo istiin

RG said...

haddii biyahaaga ay hal saac iyo ka badan ay qaadanayaan waa ok, haddii aad rabto inaad si dhaqsi ku soo saarto maskaxdaada si fiican uga shaqaysii ama qaabka foorarka isticmaal

Anonymous said...

asc

walalayaal halkaaan Waxaan Idinku Soo Gubinaynaa
Muxaadaro ka Hadleeysa Su.al Mar badan soo soo laabatay

MA BANAANTAHAY NINKA XAASKIISA FARJIGEDA IN UU AFKA GALI AMA AYADA GALISO

Marka Halkaan ka ka wada faa ideysano Muxaadarada

Su'aasha
waa tan


Ama halkaan ka dagso

http://www.youtube.com/watch?v=J0n-H6LiO1A

Bahda Raaaxada guurkan waan in ay soo saaraan muxaadaradaan ciwaanka u soo yeelaa si a y dadka oga faaa ideystaan

Anonymous said...

asc waxaan idin idin we diyay su aal ok waxan fila in aan hore idin we diyay waxa tahay
aniga waxan ahay wiil shab ah oo na jecel
in aan mar waliba u gal moodo xaas kega
marka malaga yaba in wax dhib igu yimado gal madas daretda ama jir kega wax dhib ku imada
ama xaas ka wax dhib ah ku yimado ok ma dhici karta
aqyaarta qayaha badan waa iga jawab midaas
RG wad mahad san tihin

Anonymous said...

walal waxan idin wedina raga qarkooda haday aqriyaan waxyabahan okale misne uu kaco malabyarahooda waxa ka yimado biyo. Marka maxa u sabab eh ileen galmo ma uusan sameenin?

Anonymous said...

asc dhamaantin waan idin salaamay gaarahaan dad ka isu xilqaamay jawaabaha inta mar ka aan ka gudbo wwll ani waxaan ji 17yrs old siigona waxaan bartay 2 yrs ago sxbayaal waxaan rabaa inaan iska gooyo siigada xaga diintana wax waan ka aqaano waan sooma hase yeeshee markaan saa u afuro ayaan bilaa baa mana guursan garoo walid ku waxay i oran xagee ku degdegi wali waad yartahy ee taana waxaa iga daran u.s.a ayaan joga schoolka galo ayaan la dhigtaa cowradooda la arko wax kastana taas ayaa iga daran marka seen isaga joojiya siigada nafaqo in tee le eg ayaana iga baxa day in kastoon ahy ninxilib leh ama buuran wasalaamu calaykum waraxmatulaah tnks

RG said...

nimanka qaarkooda marka ay xusuutaan galmo ama ay akhriyaan qoraal galmo ka hadlaya waxaa ka yimaada kuulato (madyi) waa biyo cad oo isjiidjiida waa dabiici

RG said...

waxaan kula talin lahayn inaad guursato USA ruuxa ku nool oo sidaanna u kacsi badan wauxuu ku jiraa khatar sino inuu ku dhaco

Anonymous said...

walaal adingoo mahadsan waxaan rabaa in aan su aal ku weydiyo su aasheyda waxay tahay biyaajada koowaad markaan galo aan biyo baxo miyaajada lawaad anigoo ku nexjira galmada ayuu guekeega ku dhexdamaa siilka xaaskeega maxaa sawab u ah arintaas mahadsanid

RG said...

waxaa laga yaabaa inay nafaqada kugu yartahay ama aadanba awoodin biyaajada labaad, waxaad isku daydaaa inaad istiinka badiso si xaaskaga aysan ugu baahnin biyaajo labaad

Sh. Mahdi said...

Mahadsanidiin dhamaan, aniga waxaan ahay xaasle, waxaan qabaa gabar jirta 17sano, waxaan dhibsaday markaan utago, waxay jeceshahay dhabrdhabar kadib mudo yar galmada waxaa iga yimaada biyaha oo markaan kasoo saaro ayay biyihii soo raacaan wadadii guskaygu kasoo baxay oo way soo daataan, guskayguna wuxuu dherer leég yahay ilaa 13CM marka mudo labo sano ahna sidaas ayaan ahaa wali uur may qaadin ee ila taliya? Ma guskayga ayaan gaarsiin karin meel mise ayada ayaa siil keedu fogyahay? Uurkana ma hawshaas ayaaa sbab u ah? ayada way kayimaadaan wayna ku qanacdaa raaxada wasmada lkn biyaha soo laabanayaa? Jw

qaaali said...

asc walal waxaan ahay xas la qabo waxan qabaa 2 su aalood mida ugu hoeeysaa waaa
waxaan ahay ficoon gudo faruuyryaha waa leeygaa q
jaray oo waan wada tolanaahy ninkeeyga marka aan la racxeeysanayo waxaaan macan dareema bis marka biyaha igam imaanayan biyaha dhaqsi iga yimadan marka hoe waa maxay taas
2 aad waa ninkeyga wuu iga dheer yahay ilama joogio waa n kacsada m,a r walba waana siigeeystaa maxaaaa dhib iiga ima kaa boos ayaan wliba is ticmalaa ???

RG said...

walaal bahalka kuguma yara ee waxaa laga yaabaa dhib kale inuu jiro, waxaa fiican inaad isbaartaan

caddey said...

asc ww dhammaantiin
waxaan jeclahay inaan ra'yi kadhiibto su'aasha ay qaali waydiisay,
aniga waxaan ahay xaasle waxayna gudantahy fircooni haddana waxaan ku dadaalaa inay dhowr mar bio baxdo
marka walaashiis odaygaaga wa muhiim inuu saas sameeyo dabcan istiin badanna waa inu kahorreeyo.

mohamed said...

ASC WALAL WAAAD MAHADSAN TIHIIN WAXAAN AHAY WIIL XAASLE AH WAXAANA QABAA 3 SU AALOOD
1 MIDA koobad waa hadii xaaskeeyga eey iga hor biya baxdo ma isii raaxeeyn kara wallow eey kala dadato marka eey dhacdo arintas oo eeyba tbar besho?
mida 2 aaad caruur ayaan rabnaa muhiim miyaa inan hal mar isla biya baxno aniga iyo xaaska mise uur wuu imaaan karaa hadii qofba mar biya baxo ama qof ka mid ah uuna biya bixinbo?
mida 3 aaad xaaskeeyga marka eey gaaaarto herka biya bax biyo kama imaanayan balse weey qeylineysa weyna gariireeysaa aadna weey iigu dhegta sida ineey xanuunjinayan camal maxaa wayo arintaas?
mida 4 aad iisheega qaabk ugu sahlan oo uurka eey ku qaadi karto hadii alle la siinayo caruur aad ayaan ugu baaaaaaaahanhaye mahadsanid walaalayal waxaaaaan idin ka sugaya jawaab ilahey ajir ha idin siiyee

RG said...

haa waa u sii raaxayn kartaa haddii ay kaa hor biyabaxdo waayo naagaha way sii wadan karaan raaxada marka ay biyaha baxaan, teeda kale uurka kuma xirna biyaabbaxa naagta iyo ninka hal mar inay isladhacaan waxaa muhimsan kuwa ninka keliya, naagaha marka ay biyabbaxayaan way gariiraan mid kastana kama soo burqadaan biyo ee waxaa lagu garanayaa inay biyabbaxayso qaylada ama inay kugu dhegto oo bahalkeeda si daran kuu qabqabto, haddii Alle idmo uur wuxuu ku imaan karaa galmada caadiga ah siiba inaad ku kor seexato iyadana lugaha kor u qaado

caddey said...

sxb aniga waxaan qaba inaad sugtid xaaskaga inta biya baxayso hakahor biyo bixin markasta kudadaal inaa iskumar biya baxdaan.
Allah haydiin aqbalo ducadiina iyo taanaba aamiin.

Anonymous said...

Fadlan ii sheega Waxa afka somaliga loogu yaqaan oyster-ka la cuno ee badda

caddey said...

iga raalli ahaada magaca caddey waxan u waday cadde balse waan sixi doonaa

RG said...

oyster af soomaaliga waxaa lagu dhahaa lohod waa nafley badda laga soo saaro qolof ku nool

Anonymous said...

walall waad mahadsantihiin sida fiican ee jawaabaha ubixinaysaaan
waxaan qabaa suaal ah haddii aan rabo inaan ugalmoodo xaaskayga islamarkaana aan geed yarahay aan horayna ubiyo baxayo waxaan kawadaa in aniga oo istiimka kujira biyo baxo maxaa xal noqonkara
aad baad umahadsantihiin

RG said...

naagta waa lagu qancin karaa geed yar haddii si fiican uu taagmayo marka istiinka badi haddii aad rabto naag inaad ka adkaato

Anonymous said...

walaal, waxaan ku waydiiyay, haddii Ninkeyga aan jeclahay uu ku kacsado kaliya marka loo dhuuq dhuuqo geedkiisa ka waran ma dhibaato ayay leedahay, mise diin ahaan ma banaana, mahadsanid

RG said...

dhowr jeer ayaan ka soo hadalnay dhuuqidda bahalka ninka ama leefidda bahalka naagta, mas'lada waa la isku khilaafay dad wey diideen dadna awy ogoladayn haddii meesha si fiican loo nadiifiyo, laakin waxaa fiican in laga fogaado

Anonymous said...

WAAD SALAAMANTIHIN BAHDA BUUGA RAXADA GUURKA, SALANKA DIB WAXAN AHAY GABAR SOMALIYED O XAAS AH, NINKAYGA MUDO SANAD IYO BAR AH SAFAR AYU KU MAQNA,. MARKA ANLA HADLAYO AMA CHATING AN KULA HADLAYO AD AYAN U DAREMAA, AWOODNA UMA LIHI INU I YIMADO AMA AN U TAGO,.. BAAHIDAYDU MARBA MARKA KA DAMBAYSA WEYSI BADANAYSAA HADABA WALALAYAL TALO IGA SIIYA WAXYABAHA BAHIDA AN NINKAYGA U QABO YAREN KARA??! MIDA KALENA WAXAN DOONAYAA INAD I SHARAXDAN, WAXYAABAHA AY RAGU KA WADA SIMAN YIHIN DHANKA RAXADA EE HAWENAYDA SIDA UGU RAXAYSA AYSAN WALIGOD ILOBIN, MAHADSANIDIIN

Anonymous said...

ASCWW wl waxad iga jaahil bixisaan sual ku sabsan dhiiga caadada wl inta badan wuxii iga go,aa maalinta afraad isla markaasna wan dahirsadaa kabacdi malinta 5aad -6aad waxaa iga yimaada qoyaan cawlaan ah 1) ma dhiiguu kamid yahy oo in laga dahrsado miyaa?
2) marka qoyaankaas socdo galmo mala sameynkaraa walaah wan ku wareeray ee iisoo jawaba .

RG said...

walaal ninkaaga haddii uu muddo kaa fogyahay oo dareen arkaysid marka aad la sheekaysanayso isdeji sheekada ha raacraacin oo ka dhig arrinka arrin caadi ah, waayo waxay kuu keeni kartaa xaaladda noocaas ah in aad wax ku dhacdo, teeda kale ninkaaga marka uu kuu soo laabto ku dadaal inaad waraysato sida uu jecelyahay nimanku way ku kala duwan yihiin xagga raaxada

RG said...

walaal midabkaas aad aragto dhiigga marka aad ka daahir noqoto xaydka ka mid ma aha waad tukan kartaa waana kuu tagi karaa ninkaaga xadiis ayaa ku soo arooray bukhaari oo ah

عن حفصة عن أم عطية " كنا لا نعد الكدرة والصفرة بعد الطهر شيئا "

annagu kuma tirin jirin midaka cawlan ama brooran dahaarada kaddib waxba

Anonymous said...

asc bacda salaan su.aal ayaan qabaa walaal bahda raaxada guur walaal gabadha iyo ninkeeda markay jamaaco am galmo sameeyan ay gabadha daahirsaniso inaya timaha maydha qasab miyaa

RG said...

qubayska waajibka ah waa in la wada gaarsiiyaa biyaha jirka oo dhan, haddii gabadhu timaheeda daban yihiin waxaa laga rabaa inay furfurto haddii ayay timo adag oo badan leedahay, haddii ay leedahay na timo jilacn oo hlofholof ah ma furfurayso ee waxay wada gaarsiinaysaa biyaha yacnii way ku shubaysaa

awil isse jama said...

walaal max lugu daweya qofka isku markiiba biiya bax max xal uu ah waxaan haya ginseng Iyo qudartii
oo dhaan

samirloverboy@hotmail.com said...

ASC. marka hore walala waxaan ahaya wiil dhalinyaro ah ....... one qeus ayaan qabaa. walaal waxaan ku waydiiya siigada in badan ayaan sameeya . laakiin imka waan iska joojiya laakiin waxaan isku arkaya kacsi yaran iyo dhabarka oo aan xanuun ka dareemo sidee ku soo celinkaraa kacsigii......

DW said...

Asc wr
Gabadha ninkeeda kala fog yihiin iyo intii kalee daneyneysaba.

Way dhib badan tahay kala fogaanshaha lammaanuhu, waxayna ku wanaagsan tahay in la wada noolaado, laakiin hadday duruuftu kalliftey in la kala fogaado, waa qasab in la wada xidhiidho ama ha la wada hadlo ama chatting ha lagu sheekeystee. Wayna adag tahay in lammaane horay isu soo arkay haddana kala fogaaday aysan ka hadlin arrimaha gogosha. Markaasna waxaa halkaa ka dhalanaya dareen iyo xusuuso hore. Waxayse aniga ila tahay sida ugu habboon ee loo yarayn karo dareenka inay tahay iyadoo aan laga sheekeysan arrimaha galmada iyo wixii horey loo soo wada sameyn jirey ee lagu soo koobo is ogaansho guud oo keliya iyo iska war hayn.

Midda waxa raggu ka siman yihiin ee dhanka raaxada. Sida uu kuu sheegay RG sida dumarkuba isku dookh u ahayn ayey ragguna isku dookh u ahayn, waxayna ku wanaagsan tahay inaad duqaaga kala sheekeysato, laakiin waxyaabaha aan anigu isleeyahay waa laga siman yahay waxaa ka mid ah:

1- Iney gabadhu ninkeeda sugin ee markay rabto iyadu soo doonato oo aysan ka xishoon ama ka cabsan. Tustana inay aad ugu baahan tahay.
2- In xilliga hawshu socoto ay u muujiso sidey u xiiseyneyso ama ugu bogeyso hawsha socota. Taasoo ay ku muujin karto dhaqdhaqaaq badan, erayo macaan, erayo ay ku dhiirrigelineyso, iyo taah uu maqli karo.
3- Iney markeeda hawsha hoggaanka u qabato oo ay u raaxeyso IWM.
4- Iney qaabka uu jecel yahay ula sameyso, kana dalbato inuu u sameeyo qaabka ay jeceshahay.
5- Iney u mahadceliso marka hawshu dhammaato una sheegto sidey ugu qanacdey siduu ugu raaxaayey iyadoo ereyo dabacsan oo macaan isticmaalaysa.
6- Iney u sheegto sidey mar kasta ugu baahan tahay raaxadiisa.

Intaasi waa aragtideyda, asaxaabta kalana ha ku daraan haddey garanayaan wax intaas dheer.

DW

Anonymous said...

Walalayaal anigu waxan ahay wiil somaliyeed waxan ubaahanahay in la ila taliyo bahalkeygu wuu yar yahay sidaas daraadeed aad ayuu ukacaa biyo bdn ayay ka imaanayaan marka bahalkayga sideen uwaynayn karaa cuntoyin bahalku uu ku waynaanayo ama daawooyin halay sheego ama sidiisa haduu ii ahaanaayo hala ila taliyo

RG said...

walaal haka walwalin yarida bahalkaaga markaad guursato ayuu sii weynaan doonaa ee ma jiro raashin lagu weyneeyo waxyaalaha la sheegayo waa borobogaanto keliya marka iska jir

Anonymous said...

WALAAL NAAGTA UURKA LEH MA XAMILIKARTAA WASMO ILAA 3 JEER HABEENKII MAXAANSE SAMEEYAA HADAY XAMILI WAYDAY MA ISKA DAYAA TALO ISI

RG said...

naagta uurka leh uma roona jogta badan waxaa fiican hal jeer inaad u tagto habeenkii haddii iyada ay u baahantahayna dhib ma laha waayo way kartaa

Anonymous said...

s.c su,aal waa maxay gensing muxuuse taraa gaar ahaa wakhtiga galmada wakhtiga ma dheereeyaa

Faisal said...
This comment has been removed by the author.
Anonymous said...

asc walalwaxan rabaa inaan suaal layga ja waabo waxan u galmooday xaskagay mudo aan lajoogay oo bil ah habeenkasta sadex jeer marka aan xataa biyo baxo oo gusku jilco waxaan isku dayi jiray inaan ku baarbaaro inaan xog ku kiciyo tas waxay sababtay inan subax lasoo toso dhulka oo ila wareegaya iyo wadno garaac saaid ah markaan dhaqtar utagayna oo i baray waxuu dhahaywaxba ma qabtid markaa maxay idil la tahay oo ihaayo

RG said...

galmo awoodaada ka badan ha samyn, waayo dhib ayay kuu keenaysaa, dhowr jeer inaad biyaha iska bixiso ma fiicna, waxaad ku qancin kartaa xaaska inaad istiinka u dheerayso kaddib hal jeer oo dheer aad samayso iyaduna way ku qancaysaa waadna wada raaxaysanaysaan

cabdulrahman ppppp said...

walaal qaabka loogu dhawaaqayo geedka ginseng afsomali ahaan

RG said...

sidan ayaa loogu dhawaaqayaa jeensing

Anonymous said...

asc wr wb aad iyo aad waxaan ugu mahadnaqayaa bahada RG wanaaga ay noosameeyeen siday noogu daboolaan baahidayada wixii suaal ahna si hufan noogu soo jawabey waxaan idiin leeyahay hanbalyo hanbalyo (2) labaad waxaan ka codsanlahaa haddi ay samayn karaan bage live chating room ah oo bulshadu ku kulmayso aad ayaan uxiisanynlahaa asc

Anonymous said...

asc walaal waxaan idin waydiinayaa qof dumara oo aad ucayilay hadana nuujiya il yar muxuu iskaga yarayn karaa cayilka
tan labaad wax yaabaha dumarka wejiga madoobeeya eloo yaqaan dharbaano ama hooro wax iga gooya ma isheegi kartaan
waad mahad san tihiin

Dheereye said...

waxan ah nin dhalinayaro ah an wali guursa mudan 7 sano ayan siigaysanays imakanw waxa doona in guursado lakiin waxa dareemay awood darin marka waxa ii sheegtan waxayaalah geedka adkeeya ee an aha ginsgen iyo siigaysigas dheer sideeban uga soo kaban karan ?

Anonymous said...

asc

Anonymous said...

walal asc salaan kadib walal waxaan ku waydinayaa

Anonymous said...

walal waxaa ku weydiinaa 7sano ayaa siigeesanaayey waxaa rabaa in aan soo celiyo awoodo hore geegka GINSENGka ma waxaa loo cabaa anoo xaas leh mise anoo singal ah ma wax dhib ayuu ii geenaa walal iga soo jawaab

RG said...

walaal geedka ginseng ha adeegsanin adoon naag qabin, seegada ka tag kaddib sidaad ayaad ku soo noqonaysaa

Anonymous said...

Goorma uur laqadikraa uguu haboon

Anonymous said...

magacaygu wa khalid anigu waxaan qabaa sual

walaal wli maan guursan waxaan ahy inan dhalinyaro ah oo jaamici ah walaal waxaan jiraa 22 geedkayguna walal wu wayn yahy oo dheer yahay waan yaabanhy intuu leekan markaan 30 am 40 jir noqdo insha alaah

Anonymous said...

walal waan idin salaamay dhamaantiin, walal waxaan rabaa in aan idin waydiiyo, xaaskayga ayaa waxaa lagu sameeyey qaliin, ilmihii u horeyey markay foolatay aya dhaqtarku yidhi waa la qalayaa oo wuu ku waynaaday markaa waqti intee leeg ama sano ayey u baahan tahay in uurka danbe laga ilaaliyo mahad sanidiin

Anonymous said...

xaaskayga ayaa lagu sameeyey qaliin ilmihii ugu horeeyey markay dhalaysay, waqti ama mudo intee leeg ayaa fiican in loo kala dhaxaysiiyo ilmaha ama uurka danbe si ay u soo kabato?

RG said...

walaal haweeneydu ilmaha lagu qalay waxaa roon in ay uur qaaddo marka ay ugu yartahay sannad kaddib haddii laga sii badiyo way fiican tahay

Anonymous said...

asc RG, walaal hal su,aal ayaan qabaa oo aad muhiim iigu ah, xaas ayaan leeyahay habeenki jaaniskuma helno daruufo jiro awgood, marka su,aashaydu waxa weeye, maaninti hadan galmo samayno ma khatarbaa, waxan maqlay galmada maaninti indho la,aan baa laga qaadaye , arinkag iiga so jawaaba fadlan?

Anonymous said...

scw
waan idinsalaamay bahda wbkaan salaan kadib (geedka loo yaqanaa ginseng) afsoomali ahaan ma waxaa loo yahaan (SANJABIIL) walal taas ayaan rabaa in aad iga jaahil bixiso

Anonymous said...

salan. kadib anigu waxaan u siigaystaaa sida dadku sheegaan si ka duwan waxaan sameeyaaa in aan qofka ama gabadha aan jeclahay qalbiga galiyo sidii anoo la raaxaysanaaya markaan aad u kacsado ayaan guska joodariga ku nabaaa sidaas ayaana ku biya baxaaa marka arintaas nabi intee la eg ayaa kadhalan kara maxayse saamayn igu yeelankartaa mustaqbalka fadlan iiga jawaaba

RG said...

middas seegada caadiga ah ayay ka sii xuntahay, waayo waxaad qalbiga ku haynaysaa waligaa gabdha aad ku seegaysanayso kacsigaaga waxaa laga yaabi doonaa inuu ku xirmo midda aad ku seegaysanaysid ee iska jir falkas kana fogow

Anonymous said...

asc walal adiga oo raaliya iga godon salanta muslinka walal waxan ahay wiil soomaliyeed oo la walaacsan xaaladiisa caafimad walal waxaan kaa rajaynaya jawaab dag dag ah..ilahay khayr keeda ha ku siiyee..amiin walalo...walal waxaan seegaysaanayay mudo wax dhibana maan arag...walal imika ila mudo 30 cisho kaadidayda waxaa kal lumay kontorolki marba sii lakiin aad ayaan u kaadi batay ilaa 20kii 10 daqiiqaba mar waxaa ii dheer naburo yar yar oo afka geedka waliba dhinac uun iga soo baxay walina ima bogsan...dhakhtaradii waxay dhaheen ma jiro wax infaktion ah ugu danbayn waxaa uu mid ii qoray dawaada antibotik ah..14cisho wanan dhamaystay lakiin imika waxa laga jooga intaan seegada iska gooyay 15cisho walina dhibkii sidii ayuu ii haystaa dhakhtarduna waxay dhaheen waxba kuma qaban karno...markaa walal wax khib'rad ah hadii aad ka haysato ama tusaale ah walal waan kaa rajaynayaa..asc kun jeer mahadsanid...walal waxan kaa ilaaway biyo cad ayaa iga imaada oo shaanwad oo kale ah inta badan siiba markaan kacsado..calooshana aad ayay ii socotaa mar marna way adkaanaysa lakiin iyadana xoog ayay ii socotaa..asc thanks walal

RG said...

walaal arrintaada waxaa ku habboon in aad u bandhigto dhakhtar ku takhasusay xubnaha taranka cudurada ku dhaca,

Anonymous said...

Asalaamu calaykum bacda salaam sadex su aalood ayaan waydiinayaa dadka u khibrada leh ilahay ajar iyo xasanaad ka ka siiyee. su aasha 1aad waxay tahay walaalo waxa i qaba nin uuna iga maqan yahay walina is maanaan arag intii aanu is qabnay oo hawada ayaa la iga siiyey markaa mar mar hadii uu ii sheekeeyo aniga oo kacsan ayaa waxa iga yimaada biyo u eeg biyaha aynu cabno ee caadiga ha kamana maydho ee waan ku tukaddaa markaasi ma ka maydhaa mise waan iska tukadaa oo kuwaai maha kuwa laga maydho 2aad waxa weeyaan intii aan inanta noqdayba waxa iga yimaada farjiga biyo adag oo cad marka ay qalalaana way burburaan wax dhibana kuma qabo xitaa aniga oo wayso qaatay ayaan tukadaa ka dib ayaan arkaa iyaga oo iga yimid mana dareemo marka ay iga soo baxayaan ee waan arkaa uun markaasi dheecaankaa cadi wax ma u dhimi karaa salaadayda oo waan wayso qaataa hadiiba uu iga yimaado, saamayna ma ku yeelan karan galmada ama wax ma yeeli karaan hoosna ma u dhigi karaan kacsigayga dadkuse ma ila qabaan dheecaankaa cad ee aan anuu isku arkayn 3aad waxan ahay gabadh u gudan fircooni aadna waan u dareen badanahay oo mar waliba baahi nineed ayaan daremaa markaa mar hadii aanu ila joogin ninkaygu telephoneka ma iiga raaxayn karaa mise waa danbi

RG said...

walaal biyaha kaa yimaada marka aad kacsato oo u eg biyaha caadiga oo la cabbo waxaa dhahaa "kuulato" ama "madyi" kuwaas qubays ma waajibiyaan laakin waa in la dhaqaa meesha ay gaaraan, haddii ay kaa soo baxaan adoo weyso qaba waxay kaa jabiyaan weysada, kuwa kale oo cad aad sheegtay kuwaas lama xiriiraan kacsi waa adag yihiin waxayna ka soo baxaan gudaha sii fog keliya nadaafada ku dadaal, naagaha badankoodana waa ka yimaadaan ee ma aha wax adiga keliya kugu kooban

jibril sugal said...

Salam calekum wan idin salamay bahda raaxada gurka...Ginseng geed la yidha ma sinjibiiil baa mise wa geed kale II kaa Shega walal ... Jasakallaah

jibril sugal said...

Wan idin Salamay Banda RG walal geedkan la cabo Ginseng ma sinjibaashaa mise waa geed kale mase laga heli Kara Somalia ... Jasakallaah

RG said...

walaal sanjabiil iyo ginseng ima laha

Anonymous said...

ASC walaal waxan ahay inan wali guri galin markaa marka galmo iyo raaxo la soo qaado biyo soo tuura markaaba wada qoyaa wax dhiba ma ii keeni karaan, isla markaa wajiga fin baa iga soo bax maxaa u dawo ah mahad sanidin

RG said...

walaal waxa kaa jimaada waa madi biyo cad oo jilicsan waxay soo baxaan marka ruuxa kacsado waa wax caadi ah

Anonymous said...

Asc walaal waxan ahay gabadh dhalin yar ah wax fikir ahna ka haysan dhunkashada afka iyo sida raaxo looga helo marka wax iiga iftiimiya waad mahad santihiin

Anonymous said...

asc wr wb
walaal ninga xubinka darankiisu 14 cm yahay marka uu kaco miyuu yar yahay mise waa normal

RG said...

walaal webka ka raadi istiinka iyo qaababkiisa waan ka hadalnay

Anonymous said...

walaal gabadha uur weey qaadi kartaa iayadoo jaqsiineeyso, waxase jirto gabdho aaysan caadada ku dhicin inta aay jaqsiineeyso marka taasi uur ma qaado ilaa aay ka jarto jaqsiinta.

Anonymous said...

asc walal waad mahad san tihiin lkin iimgama jawaabin su aasheyda wali taas oo ah maxa la gu daaweyaa cudurka yiridka ee ma ahan siduu ku yimaadaa.su aashu waxay tahay daawadiisa maxa la yiraahdaa magaceda farmaci ga malaga iib san karaa hadii aan joogo qurbaha maxase loo yaqaana cudurkan luqada lanyaniga magac ahaan masa jiraan daawo dabiici ah oo loo is ticmaalo fadlan intaas aad ayay igu muhiim santahay jawaabtiina mahad sanid

Facebook Blogger Plugin: Bloggerized by AllBlogTools.com Enhanced by MyBloggerTricks.com

Su'aalaha halkan ku soo qor

Su'aalo iyo jawaabo

facebook

Followers