Monday, January 24, 2011

Talooyin kacsiga ku saabsan

1- fiirinta naagaha qaawan ama dhar kahfiif ah wata ama mid ku dheggan
2- sawiro naag qaawan ama dhar kahfiif ah wadata ama mid ku deggan
3- wax sex ah inuu ruuxu ka sheekeeyo ama looga sheekeeyo
4- buug sex ka hadlaya inuu akhriyo
5- inuu kaadida isku celiyo ruuxu marka uu u baahdo inuu kaadsho
6- inuu niyadda sex ama naag qaawan iwm. geliyo
7- inuu bahalkiisa gacanta ku tuutuujiyo
 
arrimahaan waxay keenaan kacsiga ninka  marka maxaa kacsiga lagu celin karaa sida soo socota
=================================================
1- guur xalaal
2-Alla ka cabsi iyo soon
3- cuntada nafaqada leh guud ahaan  in la iska yareeyo
4- caanaha iyo kalluunka gaar ahaan in la iska yareeyo
5- maskaxda in lagu mashquuliyo waxyaalaha ka fog sexga
6- sports in la badsado siiba caayaarta kubbadda cagta
7- la sheekaysiga dumarka in laga fogaado siiba sheekada jacaylka

Comments: 22

Anonymous said...

Naaguhuna maxay ku kacsadaan? Nin qaawan ama qayb jirkiisu ka bannaan yahay hadday arkaan ma ku kacsadaan.
Mise in ninku salaaxo maahee ma kacsadaan?

Raaxada guurka said...

Wixii nin ku kacsado naag way ku kacsanaysaa, inkastoo nimanka ay ka daran yihiin naagaha, taas waxaad ka fahmi kartaa sharciga islaamka labada waa ka xarrimay inay is fiiriyaan, ninka naagta shahwo uma eegi karo naagtana ninka shahwo uma eegi karto, laakin taabashada way ka daran tahay eegmada

Anonymous said...

Gabadhaha akhristayaasha ah ma nooga jawaabi kartiin suaasha kore? Ma noo faahfaahin kartiin waxaad ku kacsataan?

Anonymous said...

salaam... walaalayaal sidee baan ku ogaan karaa in xaaskeygu in ay iga dalbayso inaan kulan jinsiyeed la sameeyo .. calamadaha an ku garan karo maxaa ka mid ah

Anonymous said...

Salaan sare. my name cumar mubarag maxamed(Lose Marry)
sxb waxaad ku dareemi kartaa xaaskaada markey kuu baahantahy, calaamadaha waxaa ka mid ah:
1-soo shaween wacan ay adiga kusoo dhaweeneeso
2-guriga oo lacarfiya iyo iyadooo is nadiifiso
3-hadalo macaan oo aad usoo jiidasho leh
4-iney kuu soo dhawaato oo hadalkaada ey ku qososho wax allaa waxaad sheegto IWM.......

Anonymous said...

asc walaalayaal waxaan rabay in jawaab la iga siiyo hadii aan siigada joojyo maka soo kaban karaa dhibaatooyinka ay i yeeshay siigada ?


jawaab wacan

Raaxada guurka said...

haa waad ka soo kabsan kartaa haddii aad iska joojiso laakin waqti badan ayay qaadanaysaa dhibaatada kaa soo gaartay inay kaa baaba'do

Anonymous said...

asc waad salaman tihiin, waxan raba jawaab , fiirsiga filmda sex ka dhibato , in tee leg ayay u leeyihiin , shahwdada ,, dhimato ma kugu yelankaraa,, oo ku biyo baxdid , kawaran

Raaxada guurka said...

haa dhibaato aduun iyo akkhiro
kacsigaada waa xumaan doonaa, caadi ma noqonaysid iska daa waa wax xun

kaamil3 said...

waan idin mahad celinaya dhamaan shaqalaha raxada guurka gaar ahaan khadiijo iyo inta kale ee ka mdi ah shaqalaha

Anonymous said...

ASC DHAMAAN SHAQAALADHA WEBKA WAXAAD SHEEGTEEN IN EE WAQTI BADAN QAADANEESO QOFKII SIIGEESAN JIRAY OO SIIGADA ISKA JOOJI MARKA WAQTI INTEE LA EG AYEE QAADANEESA MAXEESA TAHAY DHIBAATADA U KEENI KARTO MUSTQBALKIISA AMA MARKUU XAAS YEESHADO NAAG GUURSADO CML MAHADSANID

RG said...

waqtiga wuxuu ku xiranyahay inta uu seegaysan jiray iyo dhibka soo gaareen intuu la egyahay, laakin qofka hadduu ka tago seegada oo uu badsado kalluunka iyo basasha iyo caanaha si degdeg ayuu ku raysanayaa

Anonymous said...

sidee baad naagta biyaha looga keeni karaa?

RG said...

Taas waxay ku xirantahay naagta sida ay tahay naago waxaa jira dhaqsi biyaha laga keeni karo iyo kuwo waqti u baahan,

Anonymous said...

SIDEE LAGU OGAADA MARKA NAAGUHU BIYA BAXAYAAN?? SIDA NINKA OO KALE MIYAAA GEEDKEEDA IS BADAL KU IMAANAA BIYA BAXA KADIB MISE?THNX

RG said...

Walaal halkan ka akhriso sida lagu garto biyabbaxa naagaha

Biyabbaxa naagaha

Anonymous said...

asc walaal geedka raga maxaa lagu adkeen karaa asc mahadsanidin

Anonymous said...

Sideen Xaaskeeyga Mudo Dheer Ula Raaxeysan Karaa Anoon Kariini Isticmaalin Biyaheeyguna eeysan Soo Degdegin

RG said...

hal shay ayaad ku celin kartaa inaad ruxidda aad joojiso maskaxdana wax kale aad ku mashquuliso dhowr jeer markaad samaysid waad u baranaysaa

Anonymous said...

dumarka kintirki ka leh iyo kuwa aan lahay kuwee hore u biya baxa?

RG said...

dumarka kintirka leh ayaa ka fudud kuwa aan lahayn waayo waxay u baahan yihiin kicin dheer kuwa kale waa i taabo keliya

Anonymous said...

waxaan aadiyo aad u slamaya bahda Raxada Guurka ee sida wanaagsan uga jawabaya ama talooyinka u siinaya bulshadooda dhibataysan ee xahga nafsaaniga , thnks marwalba ayaan idinleeyahay waayo dadbadan baa jira xishoonaya oo waxa wax u sheegana waayay oo su aal ay ku cafimadi lahayeen jawaabteeda cid ay u sheegtaan haysan , anigu waaan ku cusbahay waxbadan oo ihayay halkan baan ka helay , lakiin waan soosheegi doona waxa iigu daran ,

Facebook Blogger Plugin: Bloggerized by AllBlogTools.com Enhanced by MyBloggerTricks.com

Su'aalaha halkan ku soo qor

Su'aalo iyo jawaabo

facebook

Followers