Leefida siilka iyo dhuuqida guska ma jiri jirin waagii hore, sidaa daraadeed salafka kama hadlin mas'aladan, waxaa ugu horreyey qof tilmaamo leefidda farjiga caalim maaliki ah oo la dhaho Asbagh (tafsiirka qurdubi) wuxuu yiri : ninka waxaa u bannaan inuu carrabkiisa ku leefo farjiga, culimada casrigan jooga way isku khilaafeen Sh. Saalax luxaydaan wuxuu yiri : siilka in la leefo ama guska la dhuuqo waa xaaraan wuxuuna ku tilmaamay inuu yahay falkaas xayawaan shaqadiisa, wuxuu kaloo yiri ninka iyo naagta marka ay kacsadan waxaa ka timaado madyi (kuulato) waana nijaas ruuxa ma garan karo marka ay ka imaanayaan biyahaas, marka haddii uu leefo ninka siilka ama naagta ay jiqdo guska waxaa afka u galaya najaaso marka waa xaaraan
laakin Sh. Cali Jumca iyo Sh. Salmaan Cowda iyo Sh. Khaalid Cabdilmuncim Arrifaaci way baneeyeen inuu ninka leefi karo naagtana dhuuqi karto waxay daliil ka dhigteen nusuusta guud ahaan ku soo aroortay inuu ninka naagtiisa u bannaantahay wixii sharciga diiday mooyee.
laakin Sh. Cali Jumca iyo Sh. Salmaan Cowda iyo Sh. Khaalid Cabdilmuncim Arrifaaci way baneeyeen inuu ninka leefi karo naagtana dhuuqi karto waxay daliil ka dhigteen nusuusta guud ahaan ku soo aroortay inuu ninka naagtiisa u bannaantahay wixii sharciga diiday mooyee.


Comments: 50
walaalayaal hadii diinta aysan diidin xataa ma u malaynayo caafimaad ahaan in ay wanaagsantahay ... maxaa yeelay waxaan ka imaanaya labada qof qeyb nijaaso ah ayaa kujirta marka afka qofna in waxaas galaan ma fiicna .. as a man ma u malaynayo in ay muhiim tahay in waxaas la raadiyo maxaa yeelay qaabka kale ee alle baneeyay ayaadba ku baahi bixi kartaa marka dhaqamadaan laga daawaday aflaamta gaalada yeysan idin qaldin maahan wax fiicane .
Dhaqan ahaan ma fican laakin dadka qaarkii ayaa ka helo, inkastoo dadka badankooda aysan rabin, run ahaantii qof caadi ah ma jeclaysanayo
Asc Wr Wb
Haddey xaasku jirran tahay oo aysan awoodin iney
galmo sameyso, keebaa habboon ama uusan denbi ka
imaneynin oo uu ninku sameyn karaa: 1- Iney xaaskiisu guska u dhuuqdo si ay biyaha uga keento, mise 2- Inuu isagu siigeysto oo uu iska keeno biyaha.
wsw walaal xaaskaaga haddii ay jirantahay, oo aad u baahato inaad biyaha iska bixisid istiin ayaad isaga keeni kartaa inay iyad kuu siigayso ma jirkeeda kale aad ku raaxaysato wax dhib ma laha naagta jirkeeda waa sida beerta oo kale meel kasta waa raaxo naasaha baryaha waxaan dabada ahayn meel kaste ku raaxayso
asc akhyaarta ani waxaan goob joog ka ahaa meel ay wadajogaan 3culimo wawayn ayjoogeen oo su aashaa lasoodhexdhigay waxayna ooga jawabee
waxan inuu yaahay dhaqan heer galbeed
SXB mas'aladaan waxaa ka hadlay culimada muslimiinta qaar ka mid siiba mad'habka maalikiga reer galbeedka warkooda ma jirin, taafsiirka qurdubi ka fiiri, marka waxa reer galbeedka keenay ma aha waxaan ka wadaa nidaamka hadda ka taagaan, marka waxaa lagaa rabaa inaad u noqoto kutubta waaweyn ee muslimiinta
waxaan aniga ma qorin ceebna ma aha waa aqoon jirkayga miyaan ka hadlay waa wax jira oo kutubta ku qoran dad badan waxay isku moodeen inay aqoon leeyihiin wax kasta la xiriira galmada inuu ceeb yahay orda diinta barta aqoonta haddii aysan fisqi ku jirin yaa ceeb dhahay, akhriya saxiix albukhaari waxaad ka arkaysaan aqoon la xiriirta galmada
akhyaarey waan idin salamay marka hore asc wrb
waxan rabaa bal in layga jaahil saaro
waxay diintu ka qabto
seegada
waayo aniga waxan jooga wadan macsida ku badan tahay ayan jamacad ka dhigtaa
marka dumrka ku noolna ma aha ku is astura
wiil shabab ah wan ahay
marka waan somaa lakin hadana kacsi mar ksta joogta ah ayaa leeyahay
markaa biyaha ayan mar mar iska keena si aan u nafiyo oo sahwadu iiga yaraaato
hadaan naag u tagana bila sharci ah ilahay ayan ka kacbsanaya waayo anigoo yarna meher ayan soo maray
Asc Sxb yaal dhamaan Naagtaydu haday caado qabto ma iisiigeen kartaa maxaysa farqi udhaxeeya hadaan aniga sameeyo iyo haday ayada samayso wabilaahi towfiiq
Walaal culimada badankooda seegada way reebeen, laakin marka ay xaaskaaga kuu samaynayso way ogolyihiin farqiga u dhexeeya baa wuxuu yahay xaaska waa laguu fasaxay inaad ku raaxaysatid laakin qofka markuu isaga sameynayo waa xadgudub weeye, laakin culimada mad'habka xanafiga way banneeyeen ruuxa haddii ay daruuro u keento hadduu sino ku dhici rabo waxay dheheen biyaha waa iska bixin karaa si uu u dego, laakin seegada dhibaatooyin badan ayay leedahay
asc fadlan mid iga jaahil bixiya ama ii sharaxa hadii ay xaaskeyga ay dhiig qabto anigane kacsi daran i qabto kawaran hadii aan guska tartiib u dhax gashto qeybta kore ee siilka i mean camanka kore ee geedka not deep in ama gudaha u gelin oo aan meeshaas kore isaga soofeysto oo aan siilka geesihiisa aan isaga xumxumeysto sidaasna biyaha isaga keeno ma denbibaa thnkz to teamka raaxada uurka
walaal naag dhiig xayd qabta kuma raaxaysan kartid xudunta ilaa jilbaha inta u dhexaysaa lama ogola ka fogow meelahaas oo dhan
walaal waxaan rabey in la iga jaahil bixyo , waxaan ahay nin dhalinyaro ah jirana 19 sano , waxaan isku arkay kacsi badan oon habeenkii xataa aan riyoodo, marka hadaan riyoodo oo biyo sidaas iga yimadaan ma la dhihi karaa waxay la mid tahay adigoo sigaystay mahadsanidiin, thanks
bIYAHA KAA YIMAADA MARKA AAD HURDAYSID LAGUMA TIRIYO SEEGO MAXAA YEELAY XOOG LAGUMA KEENIN ADIGANA ISKA KEENIN MARKA JIRKU BIYAHA KU BATAAN ISAGAA ISKA SOO TUFO EE WAX DHIB KUUMA KEEAYAAN
salaan sare waxaan rabay dhamaan teamka raaxada guurka in la jaahil bixiyo waxaan isku arkay dabeecad kacsi daran ah markaa maxaan samaynkaraa ood igula talin lahaydeen?
takale hadii aan awoodi lahaa waanba guursan lahaaye ma awoodo dabeetana dee waxaan rabaa talo ee bal talo yaroo wanaagasan isiiya mahadsanidiin.............../////
walaal haddii aadan hadda guur awoodin waxaad kacsiga ku joojin kartaa inaad yarayso cuntada borotiinka badan sida hilibka kalluunka ukunta caanaha iwm. soonkana badso maxaa yeelay Nabiga صلى الله عليه وسلم wuxuu faray dhalinyarada aan awoodin inay guursadaan soon
Asc,akhyaarta sideyn uga fogaada seegada,maxa yeelay marki hore aqoon uma laheyn waana la qabsaday,lakin hadda ayaan kala bartey,i shega best way an isaga dhaafi karo.
Anigu waxaan ahay gabadh aad u kacsi badan waxaan joogaa wadan ay somali ku yartahay oo magaalada aan joogo aniga iyo gabadh kale aan somali ka nahay. marmar waxa dhacda labadaya fara ka ciyaar aan iskugu raaxaynaa laakiin macnaha uma jeedno inaan lepian noqono ee waa kacsanaynaa labadayaba ma doonayno inaannimankaa gaalada ah la samayno wasmo waayo ma jeclin waxa aan sugaynaa inaan sharciga hello markaa waan ka guuri doonaa meelaha somalida ku badan tahay ayaan tagi doonaa anaga labayada aa isku raaxayna is taataabasho iyo farafarayn ma ahane wax kale ma isticmaallo sidaas ka warama idinkaa wax yaqaane To raaxada Guurka
walaaley haddii dareenkaagu sidaa yahay iska ilaali xaaraan inaad gasho, midda kale uma banaana naag in naag kale ay u raaxayso hal waddo ayaa kuu furan waa guur xalaal ah waxaan kula talin lahaa inaad si dhaqsi aad u raadsato guur wanaagsan oo xalaal
seegada waxaa la isaga ilaalin karaan guur haddii aad wayso guur inaad iska yarayso cuntada burutiinka badan inaad is mashquuliso inaadan ku soo daahin musqusha inaad iska ilaaliso inaad ka fikirto galmo
Ma laga yaabaa inan ka fogaado seegada haddi aan mar walbo webka ka aqristo dhibatoyinkeeda.
go'aan adag ka qaado mar kasta xusuusnow mustaqbalka guurka iyo seegada dhibka ay u keenayso galmadaada
waa maxay dhibaatooyinka sigada
waa maxey dhibaa tooyinka siigada
asc
anigu waxaan wiil aad u kacsi badan ma awoodo in aan guusado xataa waan soomaa hadan waxba ii ma taro xaga kacsiga waxaan wax ka bartaa wadan aanay dumarku asturnay markaa waan seegaystaa maalintii 4 jeer ama in ka badan hadii kale ma nafisayo in aan xaaraan ku dhacona waan ka baqaayaa maxaad igula galin lahaydeen to raxada guurka
Iska ilaali seegada badan 4 jeer haddii aad seegaysato maalintii waxaad noqon doontaa nin aan kacsan doonin mustaqbalka, dhib weyn ayay kuu keenaysaa, ka fogow intii karaankaaga ah waxyaalaha ku kicinaya
walaalataal aniga waxaan ahay gabar kacisi badan oo hadana dareenkeedu high yahay markaan arko wiil quruxbadan ama aand maqlo erayo la xiriira galmadana waan kacsadaa marka maxaad igu latalin lahaydeen tnx
dareenkaaga xaji ilaa aad ka guursanaysid niyadda ha raacinin indhahana nimanka ka laabo ilaahay baryi inuu xumaanta kaa wareejiyo
Walaal marka an kacsado waxa xubintayda ka imaada dhacaan biyo ah xitaa markan la shekesto qof dumar waan isku arkaa marka wax iiga sheeg arimahaas fadlanWalaal marka an kacsado waxa xubintayda ka imaada dhacaan biyo ah xitaa markan la shekesto qof dumar waan isku arkaa marka wax iiga sheeg arimahaas fadlan
dhacaanka ka yimaada farjiga marka qofka xusuusto galmo am arko waxyaalo lagu kacsado waxaa la dhahaa madyi المذى waa dhacaan khafiif ah oo jiidma kacsiga ayaa keena ee ma aha cudur
aniga waxaan wiil aan guursan aad u jecel dumarka buuran ee barida ween ee barida maan ka cuni karaa futada maa ka leefi karaa iyo siilka baryaha weena maan ka leefi karaa yaa raaxo macaan dumarka buuran iyo dumarka caatada eh naagta futada yare miya raxo badan mise naagta futada ween
Asc Aqyarta walal maxa kamid ah dhibatoyinka ey kento sigada cafimad ahan , sonka se majibisa sigada tafadal.igada cafimad ahan , sonka se majibisa sigada tafadal.
seegada waxay leedahay tabardarro aragtida indhaha oo kaa daciifa, bahalka oo kaa tabarbeelo soonka way jabisaa ruuxa oo sooman oo seegaysta soonkiisa waa jabayaa haddii ay biyaha ka baxaan
ASC mudo Badan ayaan Cadeystay Seegada ku Dhowaad Toban oo aan Kala Go' Laheyn Hadda Xaasas Ayaan Leeyahay LKnse Biyaheyga Ayaa Soo degdega Weliba wax ka Yar Ilbiriqsiyo Maxaa Xal Ah oo aan Sameeyaa, Kaftan.........kkkk Horteyda Waxaa Taal Howl Adag Oo Ciyaarsiin AH
Salamu calaykum
wa salaman tahin grouoka raxada guurka waxan ahay wiil somaliyeed oo doonaya gabadh somaliyeed oo xalaal waxan joga india/hindiya
da,daydu waaa 22 sano waxaana layga la so xiriiri karaa jeeri07@hotmail.com
ascww wa salaamantihin dhamaan bahda RG wl waxaad iga jahil saartaan hadii biyaha madiyiga ay nijaaso yihiin malaga yaabaa marka galmadu socoto iney ku darmaan biyaha menida oo markaas ilmaha najaaso kasameysmo.waa mahadsnthn
iskuma darsamaan manida iyo midyiga marka manida ilmo laga abuurayo, haddii sidaas ay ahaan lahayd kaadida ayaa ku darsami lahayd, waayo ninka marka uu kaadiyo guska dhexdiisa iskama dhaqi karo meesha oo dhan waxaa ku faafsan kaadida marka biyaha ay soo baxayaan waa soo mara biyaha hortooda madyi si meesha ay kaadida ugu nadiifiyaan, madyida asal ahaan kaadida ka mid ma aha waxa ka mid yihiin biyaha manida waxay ku nijaasoobeen maridda ay soo mareen guska kaadida leh, xitaa sharciga najaasadooda uma dakeynin si kaadida oo kale, marka la soco in manida kaliya wax laga bauuro, mad-habka xanafiga wuxuu qabaa in manida ay nijaaso tahay !! maxaad dhihi lahayd ???
walaal waxaan ahay wiil 22 jir ah walaal aniga oo 14 jir ah ayaan bilaabay galmo ugu yaraan bishii 5 jeer hadii aana galmoonin waan siigaystaa oo ma joogi karo xataa aniga oo kacsigii gusku yaraaday oo uu jilcay aniga oo gusku i istaagaynin ayaan hadana kacsanaya qalbiga oo ma joogi karo maxaad igula talin lahaydeen
Aad baa u mahadsantihiin si fiican baa u fahmay wa filaayaa akhristayaasha kalana iney fahmeen ALLah miizaanka xasanadka ha idiinku daro .Wallaahi hadii diintu fikir tahy khufkaa la dhihi lahaa hoosta halag masaxo, waxaan odhan lahaa khayrka Allaha na waa fajiyo,Madaama aynu shaaficiyada haysano teenasaynu raacaynaa.
marka hore waxaad sheegtay inaad galmo bilowday adoo jira 14, waxaan kula talin lahaa inaad ka fogaato sino anoo aan kugu tuhmaynin waxaa dhici karta inaad xaas yeelatay adigoo jira 14, inkastoo soomaalida badankooda aan da'daan ku guursanin, midda keentay inuu geedka kaa jilco waa iskiciska aan loo baahnayn galmada waa raaxo ka timaada marka ay biyaha kugu bataan oo aad dareentid caajis iyo culays markaad samayso galmo waxaad ka qaadaysaa firfircooni, laakin haddii adoo aan u baahnayn aad kacsi iska raadiso waxaad ka qaadaysaa daciifnimo iwm.
Iska dhaaf diin ka hadasha ee xataa soo hadal qaadkiisa ayaa edeb darro ah. Meesha kaadida ka timaaddo miyaad afkaba la gali kartaa? Afka sow quraan kuma akhridid? af kaadi lagu leefay miyaa quraan lagu akhriyi karaa sidee ayay isugu iman karaan , faraha yara mar mari waa laga yabaa laakiin afka lagal waa stupid nimo iyo bahalnimo. Kuwaad dhashaana meelahaas bay ku leef leefi doonaan , waa sidaas warku!
Walaal wax marka la xarrimayo daliil baa lagu xarriimaa ee dooq laguma xarrimo haddii dadka loo deyn lahaa inay dooqooda wax ku xarrimaan wax kasta xaaraam ayuu noqon lahaa, haddii aan raacno hadalkaaga waxaa inoo soo baxaysa xitaa gacanta inaan lagu faryn karin farjiga maxaa yeelay gacanta waxaad ku qabanaysaa Quraanka ?? qof sidaa aaminsanna ma jiro marka caqligaaga keliya hala aadin diinta, ee diintu waxay leedahay daliil iyo qawaacid, daliilkana waxaa laga rabaa qofka waxa ku tilmaamaya xaaraam
Asc walalayaal waxaan ahay gabar sameysa raaxa u gaar ah ma ogi hadii aay dumarka kale ila qabaan marki aan sameeynayana waxaan isku keenaa labadeyda lugood oo aan isku xogaa ilaa aan ka dareemo raaxo laakin inta badan biyo isku arko marka ma qubeysbaa igu waajib ah bal iga jaahil bixi fadlan.
haddii aad gariirka gaadho oo aad raaxada dhameysato yacnii farjiga u si daran oo degdeg ah isu qabqabto taa macnaheeda waxay ka dhigantahay inaad biyo baxday waayo naagaha sida nimanka oo kale ma aha badankooda biyaha ma soo bixiyaan marka qubays ayaa lagaa rabaa, haddii raaxo keliya ay tahay aadadnna gariirka gaarin oo wali aad sii wadi karto taa waxay ka dhigantahay inaadan biyabbixin
asc waxaan salamayaa dhamaan maamulka webkan qiimaha badan ee waxyaabo badan oo aan aqoon loo lahayn daaha ka qaaday hadii aan usoo gunda dago su'aashayda waxa weeye waxan ahay wiil aad u kacsi badan oo aad u geed wayn markastana kacsigaygu waa saa'id.
marka walal maxaad igula talin lahayd in aan sameeyo
asc ninkii sowjadiisa farjigeeda carabkiisa galiya ninka asaga ahi nusuus ayauu kutuntay aqlaaqdane waa uu ku cayaaray waana ardal aqasu naas ah bal iskadaaye in afka lagaliyo xubinka taranka waxaaba kamam nuuc ah marka eey gajadu heydu in gacanta midigta ahi lagu qabto adiguna waxad ledahay af ayaan kalinayaa waxaasi waa wax laga xishoodo qofka haduusan rabikii ka xishoonen wax kale uu ka xishoonaya malahan
asc
niyow waxan ahayn nin dhawaan 4 cisho ka hor guursaday sidoo kale walina maan wasin xaaskayga waxana dhacday habeenkii u horeeysay ee aan doonay inaan waso inaan dharka iska hor saaro waxana ahay ragan jidhkodu timuhu ku badan yihiin sidoo kale waligay naag maan wasin.. naag wajigeedana haddii aan arko waa la igu kacaa markaa gabdhaydu markay aragto anoo qaawan aadna u kacsaday way iga baxsataa ama waa ay qaylidaa ana waxaan ahay nin xishood badan maxaa ila gudboon asxaabay
meeshan waxa ka muuqda dhibaatada ka taagan ama ka dhalatay guurkii xalaasha ahaa oo yaraaday, taasi ayaa keentay in dhallintii rag iyo dumarba ka cawdaan kacsi, waxaan odhan lahaa guurka ha la fududeeyo si aanay fitno u dhicin, xumaanta sinaduna u faafin....mida kale innaga dhaafa dhaqammada reer galbeedka, gabadha soomaaliyeed galmada caadiga ah ayaaba inta badan isku xiiqaysaan , waa la yaabanahay dadkan ka hadlaya leefid iyo dhuuqid iwm.
Aniga waxaan ahay gabadh 20 jir ah aad ayaan u kacsadaa waana leey qabaa laakiin aniga iyo ninkeeyga islama joogno labo wadan ayaan kala dagan nahay asaganeh sidoo kaleh aad ayuu u kacsi badan yahay markaa isku imaano aad ayaan u raaxeeysanaa laakiin maalinta koobaad marka uu jirkeeyga uu arko anagoon is baashaalin ayaa biyaha ka soo dhawaada ma sugi karo in guskiisa uu igaliyo marka uu igeliyaneh. dareenkiisa oo dhan uu tagaa wuuna biya baxaa anigoon si fiican aan u raaxeeysan laakiin saacado ka dib ayuu ii raaxeeyaa laakiin aniga tan hore oo aan aad u kacsanahay aan jeclahay maxu sameeyn karaa uu ku daahin karaa asaga waxuu dhaha bilooyinka aan kuu xiisay waayeh mana siigeeysanoh wax maa ka qaldan mise xiiska lee waayeh thanks
Su'aalaha halkan ku soo qor