Tuesday, February 15, 2011

Meelaha ugu daran oo dumarku ku kacsadaan

Naagaha way ku kala duwan yihiin meelaha ay ka kacsadaan, sida la ogyahay jirka naagta oo dhan waa meel kacsi laga keeni karo, adiga ayaa lagaa rabaa inaad dareento xaaskaaga meesha ay ugu daran tahay meelaha ugu muhimsan waa
1- kintirka
2- naasaha ibtooda
3- gumaarka
4- dhegaha
5- bishimaha
6- kilkilaha
7- cajaraha siiba gudahooda meesha u dhow farjiga
8- baryaha
9-dhabarka

marka waxaad ka ogaan kartaa inaad fiiro gaar u yeelatid dareenkeeda, meesha ay aad u jeceshshay marka laga taabto jiriirico ayaa qabato indhdha ayay caddeynaysaa xaadkeeda waa isaagayaa jimicsi ayay bilaabaysaa, waxaa kaloo aad samayn kartaa inaad weyddiiso meesha ay aadka ugu kacsato, waxaa la rabaa inaysan kaa xishoonin oo ay kuu sheegto meesha ay ka kacsato

Comments: 27

Anonymous said...

ha waan ogahay waxasoo nmeelod ee ay hablahu ka kacsadaan i new

Anonymous said...

Waxaan la yaabanahay mar kasta waxaa la leeyahay dumarka waa in loo raaxeeyaa, oo xaqooda la siiyaa. Tan kale naaguhu markey galma rabaan waxay sugayaan in ninku u billaabo oo uu haddana ka shaqeeyo jirkooda, si ay u raaxeystaan. Raggu iyagu xaq kuma laha miyaa dumarka? In loo raaxeeyo sow xaq uma leh? Bal arrintan noo sharxa dumarow?

tawaq said...

kkkkkkkkkkkkk sxb dumarka ilahay ayaa xishood ku daboolay kacsigooda markaas raga ayaa laga raba mar walba inay ka keensadan xaaskooda iyana waxaa looga baahan yahay isla biloowgaba inay la jaan qaado nin keeda oo aanay sida jaajuurka is galuubin

Anonymous said...

@tawaq
kkkkkkkkk waxani xishood ka badan ee malaha gudniinka fircooniga ayaa idiinku wacan oo kacsigaa idinku yar.

Anonymous said...

waxaan aamin sanahay gabdhaha soomaaliyeed qaar badan wey jiraan oo nolosha dhabta ah ya qaano laakiin dadka nasiib kulehaa yar mida kale waxaan u maleenayaa iney gabdhaheena soomaaliyeed ey aad iyo aad ugu yartahay aqoonta xaga galmada iyo tan nolosha oo aad u maleesaa hadii aad dhahdaa sidaan aan sameeno macaanto xanaaq kusoo jawaabeeso runtii nolosha dhabta ah waa inaad ka farxisaa lamaanahaaga maaha inaad marabo la soo fadhiisataa meel mida kale hadii aad tahay qofka aqrinaayo qoraalkeyga please gabadha aad dhashay guriga haku heenin iskool gee waayo nolosha waxey ka bilaabataa waa iyada Thanks all

Anonymous said...

raaxadaguurka waa wax weyn naagaha soomaali aad ayay ugu liitaan raaxada guurka kacsiga waa ka dhamaaday badankooda naagaha yurub ku nool ayaa akhristo raaxada guurka

Anonymous said...

dhamaan bulshada ka qayb gashay arintan waad ku mahadsan tihin laakinn dhaliisha ka dhaafa haweenka ninka rag hadii uu yahay nin romatic iyo isku waayo argnimo galmo waxn hubaa in gabadhiisu waxba ku diidayn ani waxan qabaa baahida dumarka ay qabaan ayaa ah mid aan wali wax laga qaban markaas ragow idinku qadalka aanu saxano dumarkuna waa inoo diyaar mar walaba waxa dhici karta in ay xaaskeenu isoo carfiso laakin inagu inagoo qaadkii ka inaga uraya iyo isagarkii ayaan qadhmuun la imanaa markas halkee ayay raaxo inooga iman inta ay xaaskeenu raaxada inal wado ayay khaati ku joogtaa .

khaalid said...

asc aniga su aal ayaan qabaa taas oo ah dumarka waala sheegay meelaha eey ka kac sadaan laakiin raga maxaa loo sheegi waayay kkkkk

Anonymous said...

naagaha futada weyn ayaa ugu macaan dhanka dareenka, kacsiga iyada ayaa kaa keeni karto

Anonymous said...

Mashalah cadi mahan ragow wa inad ogatan darenka xasaskina

Raju said...

MOHAMUD AHMED

Walaal waxaan ALLAH kaaga baryayaa in uu ninkaaga noqto heerka aad ka dooneeysid.Intii laga gaaraayona anigana waxaan kuu rajeeynayaa in aad SMIRTO.


































i

Anonymous said...

aduudka naag maxaad fudateeda kadooni meeshii laguu baneeyay maad ka aadid

Anonymous said...

waxaa layaabay waxaa la arki jiray dumar maseera
hada waxaa soo baxay maseeraayo lol

fiiri hadii wax laka qoro dumarka rak ayaa kamaseerayo,

ku socoto raka somali:
walalayaal waxaan nahay muslim waaana is ognahay marka runta aan isku sheegno
mar walba waxaa arkaa rak dhahaayo dumarka somalidida ma kacsadaan,
rakoow ka soo qaad hadaa qabto qof u dhaqmeeso sida kaalada kacsi ayaa ihaayo ciyoow kurika imaah?
hadii aa ka aado safar makula tahay in ee cafineeeso nin kale jawaabta waa maya,

marka dumarka somali wee xishood badanyaheen walaahi i love them,

anika waxaa ku soo koray qurbaha waxaana la saaxiibay gebdho badan oo ka wada imaaday wadama badan, waxaana i soo maray kuwa ayaga i wey diisto in aa isku tagno,(welikee macsi magalin iskaama dhaafin ilaah tardiis lakiin wax yaale kala duwan ayaa mar walba i hor istaagi jiray, ilaah ayaa mahad leh oo ika soo badbadiyay waqti jaahilika) horta xaaranta waa wax xun xishoodka waa qeeb muhiim ah o ka mid diinta,

ku farax hadaa qabto gewar xishood badan (maahsa alaah) ha ku figirin maxee iiku bilaawi weeysay,

dumarka fiican waa just like car u need start it before u drive,

good luck guys & ms
WADANI

Anonymous said...

galmada foorarka naagaha qaar baa jecel badankooda ma jecla waxay ka helaan in laga kor maro

Anonymous said...

wa ika sual leh siden ku ogan kara anigo li taban ina u sheego ninka meel ka kacsdo?

Anonymous said...

kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk meesha maxaa hawraar la is waydaarsaday

Abdul Rashed said...

Daa'iman Rag iyo Dumar Rabaa Calaf isugu Daray
Raaxada intaan La garin Raggu Xaasaskoda markay u yerayaan Magaceda ha ugu yeeraan.
yeeysan Oranin (Ini Hebel ama wax la mid ah)
Mahadsanidin intina meshan soo diyarisay

Anonymous said...

naagaha qaar waxay ka kacsadaan inaad baryaha ka salsalaaxdo oo aad ka dhunkato

Anonymous said...

ASC ANONMOUS BROTHER RUNTA AYA KAHADASHAY JISAKUMALHU QEYR TEDA KALE HABLAHA SOMALIYEED KAMA AHAN DAREEN DARO EE WAA XIISHOOD EEBE U DHALIYE WAXANE KU LEYAHAY WILASHENA SOMALIYEED HADBO WA SIDA AAD UGU KEENSADA GABADHDA

Anonymous said...

Walaal Raaxada Guur-ka ginseng ka ma toosin karaa guska qalloocan micnaha hadaan siigada badsadey ama si dabiici ah u qallocan yahay guska ginseng wax maka tari karaa arinkaasi ? tan labaad ginseng capsoles ah ayaan mar isticmaaley madax xanuun iyo xanaaq badan ayan isku arkey ee maxa sababey ? ginseng ka tea ama shaahiga ah iyo kan kaniinka ah keeba wanaagsan ?

RG said...

ma toosin karo midka qalloocan ee kacsiga keliya ayuu siyaadiyaa

maxamed said...

waxaan idin weydiiyey naagata ma dhuuqi karaa kintirka

RG said...

Culimo badan ayaa aaminsan inay bannaantahay

Anonymous said...

ACW

waad salaaman tihiin. Hadii naagtayda marka aan u galmoonayo aan qayliyo macaan dartii ma danbi baa?
mahadsanid.

RG said...

Ninka iyo naagtiisa haddii ay galmo ku samaynayaan meel dad u dhow oo codkooda maqli kara ma qaylin karaan labadooda waa inay iska ilaaliyaan in la maqlo, haddii ay qaylada idinka fakato idinkoon ula qasdin ha u noqonina, laakin haddii meel aan la idinka maqlaynin aad joogtaan waad qaylin kartaan wax denbi idinkama soo gaarayaan,

Anonymous said...

wall ginseng muxuu yahay kaas oo aad dhahdeen kacsisiga ayuu badiyaa

Anonymous said...

horta hadalku kala wanaagsan marka hore ragow markaad gabadh tilmaameysaan pleease gabad dhaha oo iska daaya kalmada naaag maxaa idiin diiday inaad tidhaah daan dumarka halkaad ka leedihiin naagaha? waa runtiina dumarku waa iney idin la shaqeeyaan idinla jaan qaadaan xataa gabadhu waxan odhanlahaa anigu waa inay kacsiga ka keensato ninkeeda tusaale ahaan ninkii oodaalan baa shaqadii ka yimid amaba cadhaysan, anigu shakhsiyan daalka waanka biin laahaa oo waxaan ubadali lahaa kacsi sidoo kale cadhadana waxaan ubadalilhaa kacsi anaaaba ka keensan lahaa kacsiga ooo u raaxayn lahaa ileen waa nikeygiiiye, waxaan layaabaa dumarka aan u roonayn ragooda hadana hadhow haduu la guuursado hinaasa u roonow ninkaga kaliya maaha cunto sii lakin waa inuu kaa helo wax kasta dhinackasta ugu roonow si aanu uga raadsan gabadhkale waxa uu adiga kaa waayey

Facebook Blogger Plugin: Bloggerized by AllBlogTools.com Enhanced by MyBloggerTricks.com

Su'aalaha halkan ku soo qor

Su'aalo iyo jawaabo

facebook

Followers