Tuesday, February 8, 2011

Noocyada bikrada

Waa xuub u dhexeeya farjiga haweenka qaybta dhexe iyo bannaankiisa, wuxuu leeyahay daloolo
yaryar oo dhiigga caadada soo maro, sidaa daraadeed noocyada xuubka bikrada waa kala duwan yihiin
gabarba gabadha kale way ka duwantahay waxaa jira mid wareeg ah iyo mid wareegga ukunta oo kale
leh, gabdhaha badankooda waxay leeyihiin xuub bisha marka ay soo dhalanayso u eg oo dhinac ka
furan, waxaa kalee jira mid gargar leh, iyo mid kale labo boq yaryar leh, noocyadan oo dhan dhiigga
caadada waa soo mari karaa, mararka qaarkooda waxaa la arka gabar xiran oo aan lahayn meel dhiig
soo maro, middaas oo kale qallin ayaa mariyaa si loo furo wax yar dhiigga soo mari kara, gabadha marka
ay 30 sano gaarto iyadoo bikaaro ah aad bay u adkaanaysa bikradeeda.
 xuubka bikrada 2.5-2 sn waaye bannaanka ilaa gudaha waxaa lagu ilaaliyay labada faruur yaryar,
bikrada dabiicida ah aad bay fududahay jabinteeda. wax yar dhiig ayaa ka imaan keliya marka la jabiyo, nooc waxaa jira sida balaasiiga oo kale ah, marka la riixo jiima aan jeexmin

Waxyaalaha jabiya bikrada

1-galmo
2-faras ama baaskiil iwm. ah inay gabadha aad u fuusho
3-meel fog inay ka soo boodo
4-seega farta la is gelinayo
5- biyo xoog badan mar kaste in lagu furo

waxyaalahan waxaa ugu weyn galmada inta kale waxay ka jabin kartaa gabdhaha qaarkooda.
gabadhaha marka ay leedahay bikrada balaastiiga u eg ninkeeda wuxuu u malaynayaa inaysan bikro ahayn, maxaayeelay marka uu geliyo bahalkiisa aad u galayaa iyadoo aan bikrajabin wuxuu u malayn. marka ay dhalayso ayay birajabtaa naagta noocan ah

Comments: 77

Anonymous said...

wareega canbarka gabdhaha waa misa cm dheererkase waa imise geed intee la'eg ayaa haqabtiri kara gabadha?mahadsanid

Anonymous said...

bikrada waa sharafta gabadha waxaa waajib ku ah gabadha inay ka fogaato wax kasta oo xaaraam ah, ilaa ay ka helayso nin wanaagsan,
naagaha seegaysta ha iska jiraan maxaayeelay seegada waxay jebisaa bikaarada, marka ay gabadha farteeda macaansato waxay sii rabtaa inay ku sii wado iyadoo aan ogayn ayay iska jabinaysaa bikaaradeeda, wax yar sabra nin xalaal ayaad helaysaan oo ajar aad ka helaysaan mahadsanidiin

Raaxada guurka said...

Walaal middaas naagaha way ku kala duwanyiihin inta dhexdhexaad ka ah waa 9 sn meter dhererka cambarka waa ka badan karaa waana ka yaraan karaa wareega lama ogaan karo waayo waa isku dhegen yahay waa balaastiig oo kale marka wax la geliyo ayuu kala furmaa bas waa kala ciriirsanyahay

Anonymous said...

Asc maxan cuuni kara hadii aan rabo kacasi badaan??????????

Anonymous said...

Suaasha iga horreysa in badan ayaa laga soo jawaabay. Waxaanse anigu idin weydiinayaa, cuntooyinka kacsiga badiya, sida kalluunka, basasha, mooska iwm, ragga iyo dumarka ma isku sibey kacsigooda u kordhiyaan mise way ku kala duwan yihiin?

Anonymous said...

ASC hadii aan marsaado dawada ENLARGEMENT PENIS guuska weyneso maxey dhibato ey ledahay???????????????

Raaxada guurka said...

daawo kasta bahalka lagu weyneeyo ka fogow dhibaatooyin badan ayay kuu keenaysaa siiba dhinaca kacsiga

Anonymous said...

penis enlargement ka maxaa kamid ah dhibatada ey keni karto wayo aniga waa isticmaale lkn wax dhib ah maku arkin.,inkasto sidii an rabe igushaqeynin

Raaxada guurka said...

qofka horay kama dareemayo dhibaatada, dhowr sano kaddib ayaad la kulmaysaa dhibaatada, kacsiga ayaa kaa tirtirmaya haddii aad badsato, maxaayeelay daawada waxay dhaqaajisaa murqaha guska marka looguma talagalin in waxaa lagu weyneeyo, galmada dabiiciga muddo badan kaddib bahalka way weynaysaa, waxaa kaloo dabiici ah aan kuu sheegayaa oo fiican saliid saytuun oo xulbo karkariyay habeen kaste mari muddo 15 minit inshaa allaah isbaddal ayaad ka areemi doontaa

Anonymous said...

Waxaan aad u raba in la isheego wixii kacsiga badin karo oo aan cuuno fadlan raxaada guurka waax badan ayan idiin ka faidnaay thank u so much

Anonymous said...

asc walal waxa rabay ina la i shego waxa ugu fudud o lagu dawayn karo biya baxa dag daga ah wa dhibato i haysato thanks all raxada gurka

Anonymous said...

asc all, bigrada mahan in gabadha lagudo lakiin waa gudaha siilka dhexdiisa sxbyaal aniga xaskayga suno mahan hadan waxaan ka helaa raaxo tii ugu macaneed, markaan howsha dhameeyo walaahi waan u duceyaa maxaa yelay dhanka sariirta waa i hagar baxda ilaah ha i daysto amiin amiin amiin ...

Anonymous said...

ASC xildidka iyo xulboda ma iskumidba ila somalida ninba siibu u yaqaan. mahadsanid

Raaxada guurka said...

isku mid ma aha xulbada iyo xildiidka,

Anonymous said...

saliid saytun iyo xulbo la isku kariyay miyane waxa a qorten raxada gurka si fican uma fahmine thanks all

Anonymous said...

ASC hadi aan isticmalo M marka DRIVE ta waa natural wana sex desir











ASC waxan raba inan isticmalo M.DRIVE ta wa natural oo capsules ah waxena tarta sex desire ma waax dhibato ayey ledahay madama u natural yahay daqatirta dhehen?????

Anonymous said...

ASC walaalaha raxaada guurka galmada habeen kasta ah ma dhibato ayey ledahay wayo 2 ama 3 gor kuma noqon karo marka habeen kasto inan sameyo ayan raba xaaskeyga na wey ikarahsatay marka maxan sameya

Raaxada guurka said...

walaal dhib malaha haddii aad u baahantahay oo aadan iska raadraadinaynin kacsiga wax dhib kuuma keenayso inshaa Allaah

Anonymous said...

Walaalaha wan gartey marka hadi xaaska ee san habeen kasto rabin lakinse 2 ama 3 ey rabto halken wax ka qabta WAD MAHADSANTIHIN

Raaxada guurka said...

walaal waxaad samayn kartaa inaad galmada aad dheerayso istiinka badi marka aad dareento inay daashay oo u walaalantahay shaqada ku bilow naagaha waxaa lagu qancin karaa inaad muddo dheer aad siiso, hal jeer way ku qancaysaa haddii sidaas aad yeesho 1 sac iyo bar istiin ku waal ama laba sac

Anonymous said...

Raxaada guurka XABA-SOWDA maxay tarta dhanka galmada MAHADSANTIHIN

Raaxada guurka said...

Sida la ogyahay xabad-sowdo waa daawo cudurro badan baa lagu daaweeyaa, marka waxaa lagu daaweyn karaa kacsi yarida ama howlgabka nin iyo naagta soo waajaha marka sidan u samee haddii aad rabto inaad adeegsato xabad-sowda

Waxaad ku dhex shiidaysaa 200 GRM xabad-sowda 100 GRM saliid saytuun, kaddib waxaad ku daraysaa

luubaan shiidan 50 GRM kaddib waxaad ku daraysaa saliid xabad-sowda 50 GRM kaddib bagal 50 GRM

kaddib waxaad ku daraysaa 200 GRM malab si fiican ayaad isu qasaysaa marksta aad qado ama quraac

ama casho aad cunto waxaad liqaysaa hal qaaddo

Anonymous said...

sida u shegten xaba-sowda wey adagtahay in losameyo marka fadlan inigo raali ah malahei kara ayado diyar ah oo lagadayo

Anonymous said...

MOOS, KALUN,BASAAL iyo wixi lamid ah borotiin ayey leyihin lakinse kacsi badan malaha marka walaalaha raaxada wax yalaha kacsi walan ama badan leh maxa ka mid ah

Anonymous said...

asc walaalaha raxaada guurgka??? xulbo lagu karkariye hilib maraaq dhan ka galmada maxay u tarta

Raaxada guurka said...

xulbada guud ahaan waa fitimiin waxay u roontahay jirka oo dhan waa nafaqo, wax kastoo nafaqa keeni kara galmada wuu u roonyahay

Anonymous said...

walaal aniga ii soo duceeya si niyada in ilaahay sawj khayr qaba i siiyo. oon baahidayda oo xalaala guto.

Anonymous said...

asc walaal nin iyo naag waxaatahayba walaal ilaahy muraadkaaga oo xalaal ah ilaahy hakusiiyo adiguna usamir waad helaysaaye raaxada rafad ayaa kahoeeya macnaheeda waxogaa inaag nin/naag l'aan noqoto ayaa lagayaa marka shahwadada ka adgow guusha ayaa uudenbaysaa oo xalal ah salaada badi iyo ducada waad liibaanaysaaye asc

Anonymous said...

Walaal in dabadan waxaad ka hadashaan hablaha suna gud ka ah. sida aan ognahayna hablaha somalida waa fircooni 60-70%. marka waxaan jeclaan lahaa in aad information naga siiso qaababka bikrada fircooniga ah iyo siyaabaha ay ku bikro jabaan adoo mahadsan. thank u

RG said...

bikra fircooni waxa la dhahayo ma jiro, bikrada waa sida aan soo sheegnay laakin naagta loo guday fircooniga inta laga jaray labada faruur yaryar ayaa si daran loo toltolay, jabinteeda waqti dheer ayay u baahantahay aad baa loogu rafaadaa

Anonymous said...

asc
walaal waxaan idin waydiiyay waxaan ka cabanayaa kacsi aad u badan oo qayru caadi ya xataa hadaan ka fogaado cutooyinka kordhiya kacsiga maxaad ugula talin lahaydeen
thanks

RG said...

Iska ilaali seegada badan 4 jeer haddii aad seegaysato maalintii waxaad noqon doontaa nin aan kacsan doonin mustaqbalka, dhib weyn ayay kuu keenaysaa, ka fogow intii karaankaaga ah waxyaalaha ku kicinaya

Anonymous said...

Wll waxad ii shegtaa saliida zeytuunka sida logu weynayo bahalka qaabka loo marinayo sido kale wax yaabe kale oo bahalka lagu weynan karo ii sheg guud ahan

RG said...

Saliid seytuun laguma weyneeyo bahalka ninka

Anonymous said...

Maxaa lagu weynayaa bal ih sheeg wllMaxaa lagu weynayaa bal ih sheeg wll

RG said...

dhererka bahalka ninka oo dabiiciga ah wxuu u dhexeeyaa 14 ilaa 16 sant, marka adiga intaa ma gaartay ?

Anonymous said...

wlalalyal waa mahadsantihiin

Anonymous said...

sual waxaa maqlay hadaa cabto xulbo waxee badisaa biyaha ragga maxaa kajira jwb

RG said...

xulbada waxay leedahay waxtar weyn dhanka brotiinka jirka iyo galmadaba ninka iyo naagtaba waxaa la hubaa inay badasiso caanaha naasaha, siiba marka ay haweeneydu caano leedahay

Anonymous said...

slam walal fadlan waxaad i fahfahisan bagalka maxaa la dhahaa ma kaabashkaa aniga ama aqoonin runtii bagalka intan internetka ka radiyay wuxuu iso saray kaabasha sawirkiisa oo kale se baana loogu darayaa saliid saytuunta malabka iyo xabda sowdada miya alagu shiidayaa isagoo isagoo qoyan mise waa la qalajin

RG said...

Bagalka waxaa lagu dhahaa afka qalaad Eruca Sativa, waxaad ku shiidaysaa alaabta

Anonymous said...

walal dherarka bahalka raga cm miyad ka wad sn mananfahmin, wad mahadsantahay.ahmin, wad mahadsantahay.

RG said...

haa bahalka ragga oo normalka ah wuxuu u dhexeeyaa 14 snitmitir ilaa 18 sinti bahlka naagta inta badan waa 8 sent

Anonymous said...

haddio uu geedkeega yahay 15 cm ma awoodi karaa inaa naagta qanciyo

RG said...

haa waa qancin kartaa

Anonymous said...

wa nii salamy ar wax kale mala waayey geedkaan waa ni dhibiyaan umaleynaa maxaa waayene see loo dheereenaa ,see loo adkeenaa , waa jilcay , wax mataraayo dhib aa nii heesato haye anakana nimankaas an sugoonaa miyaa markaas waxa waaye in ajaanib la raadsado ay noqone siibo afrikaan. idinka wax meesha maku heesiina idin dhahny.

Anonymous said...

walee gabartaas kore been masheegin afkaaga caano lagu qabay sis...kuwaasna wax lasugo ma,ahan..su,aalo ayeey waxeey soo celinahayaan kunjeer..Inalaaha yaqluqu maa yashaa ..marka wax la weyneynkaro majiraan ama wax la-naaqusinkaro lkn waxaa haboo .. sidee loo kordhiyaa sidee loo naaqusiyaa iyo wm abuurista alle ayaa leh.lkn ragoow su,aalaha qaar dhaafa...dabada aad ka hadleysaan waa xaaram qadcan....meel ayuu ilaah usameeyay ee ku ekaado..pls wcs

Anonymous said...

Ajaanibta aad faalineysaan iyagana goobo sidan wararka la isugu dhaafsado waa qabaan, iyagaaba naga badan ceebna ma ahan qof inuu daawo raadiyo. Gabdhoow warka ha idin dhoco.

Anonymous said...

Gabarta leh "ajaanib la raadsado ay noqonee siiba afrikan" horta sow ma ogid inaan annaguba afrikan nahay. Haddiise aad ka wado jareer dee annaguba jareer waan qabnaa ee iyagana bal fiiri, haddaad wasma doon keliya tahay, mise jareerteenna waad ka faaneysaa. Tan kale ma ogtahay in ajaanibtu kulligood saad moodeyso wada ahayn oo ay jiraan in badan oo naga liidata. Mase ogid miyaa in naagaha ajaanibtu raggooda annaga naga jecel yihiin maadaama aan afrikan nahay. Mase laga yaabaa adiguba inaad tahay kuwa xanjada ruuga ee dhaha markaad dhammeysato marada igu hagaaji. kkkkkkk la iskama war hayo allow yaa runta ogaada.

Anonymous said...

fadlan ii sheega waxa loo yaqaan in English XULBO

RG said...

Xulbo afka qallaad waxaa lagu dhahaa
Fenugreek

Anonymous said...

thank you for telling me the name of XULBO in english

Thank you mar kale

Anonymous said...

walaal macan waan siigeestaa ilaa hal jeer isbuucii laakiin hada waa iska dhaafay maxaa aan sameeyn karaa kacsi ayaa idilay naagna wax uma hayo hada guur ma geli karo

RG said...

haddii aadan guur awoodin iska yaree cuntada ama soon

Anonymous said...

Wa mahadsantihin RG, biya baxa sragga sidiisaba waa meeqa daqiiqo marka xaaladdu caadi tahay?

Anonymous said...

naag aya ii sheegtay inay tahay bikro fircooni ah, waan guursaday, galmadii 2aadna wuu ii wada galay ano weliba ku biyo baxaayey 1daqiiqo, waan ka shakiyey ee ma dhici kartaa inay bikro ahayd? iga caawiya jawaabta
Thanks

RG said...

naag fircooni ah aad bay u adagtahay inay hal habeen ku birajabto

RG said...

nimanka way ku kala duwanyihiin biyabbaxa

Anonymous said...

scm waxaan ku waydiin lahaa gabdha dhawr jeer dhashay makaankeedu ma soo dhawaadaa

Anonymous said...

gabadha suna ah gadhayna 30 san0 marka la bikr0 jabinay0 dhig ma ka yimada mise kama imad0 fadlan is0 kala sheg

RG said...

bikrada sunna iyo fircooni uama kala baxsana naagta loo guday sunni waa ka imaanayaa dhiigga

Anonymous said...

gaber aan dhiig ka imaan majirta marka la bigra jebinayor

Anonymous said...

Ragow carurta yan musqusha lagu gurin waliba yago leh aabow aabow e dumar hala rad sho mida kale waxa iga tala ah madama an ahay wilkini rag iyo dumarba in u qofku ka guur sado dumarka tu kasoo gaaro haba foolxumate wayo intas gaari radinayso aya ganbuur wiil keed ciida miya runti aniga hada hadla waxa wakhtigayga intisa badan iga cuntay san u radinayey dumar tooda wanagsan walina gacanta kuma hayo waxa kaga daran ragi asagay aha ugu yaran 3 ciyal ah ayey leyihin hanti kasto an haystana magarayo ninkas isaga waxa iga dardaranah ragu haguur sado o yusan iswadin xage bariska kaheli donta risaqada alle aya bixiya ((wa yajcalulahu bacda cusrin yusra )) dumar kuna yeysan raga gurka ku adkayn

fadlan wixi rayyi ah waxad igu so gudbin karta <boos_250@hotmail.com/yahoo.com

Anonymous said...

AS.C
Walaal waan idin wada salaamay,
Salaan akdib gabadha bikrada ah e fircooniga ah . sida caadiga ah illa imisa habeyn bay ku bikra jabi karta?

su.aasha kale sida aan ognahay gabadh la bikra jabiyay o hadana laga tagay bila kadib meeshi way is qabsan siden ku ogan kara marka inu yahay orginal virging ah thnx

kingmooh said...

Asc walaalaha raaxada guurka aad ayaa u mahadsan tihiin horta marka labaad waxan ku su aaalay Kaninigan la dhaho Viagra maxoo ku leyahay sameyn xaga caafimadka waa mahadsan tahay

RG said...

kaniiniga fiyaagaraha dhibaato ayuu keeni karaa oo la xiriirta wadnaha

Anonymous said...

walaal aniga waxaan jiraa 20,walaal aniga waxaan dareema kacsi daran waxana kujira waxabarasho marka isbuucii halmar ayaan siigeystaa sawabtoo ah xaas malihi waxana kujiraa waxabarasho marka waxaan rabaa sadax sano kadib inaan aroosto marka tabcaan ayaa la,aahay kacsi hata waan somaa marwalbo balse wali sheekadii ayaa iigusocoto @ maxaan daawo or wax kale aan sameen karaa,jawaab ayaa kasugaya than u

Anonymous said...

Asc wan idin wada ducena dhalin yarta somaliyed ale ninkasti dhibtada hesto ha ka qado dadala inta garankina ah ale ha idin barkeyo ku dadala sida ugu fogan laheden xaranta

Anonymous said...

asc walal siigeysi maxaa ladhahaa

Anonymous said...

SIIGEYSI WAXAA LA DHAHAA NINKA AMA NAAGTA ISSAGA KEENA :SHAHWADA AMA MINADA: GACANTA ISKANA DHAADHICINAYA/ISKANA DHAADHICINEYSA. INEY RAAXO GALMOOD AH KU JIRAAN SIDA MARKAY NIN IYO NAAG USU TAGAAN AMA WADA SEEXDAAN/GALMOODAAN,,, SIDAAS BAA SIIGO LA DHAHAA...... DHAMAAAAAAAAAAAD

Anonymous said...

Asc

Anonymous said...

walal gabar aan dhalay ayaa dhigii wayasa mudo 3bil ah kadib dhaqtarad ayaan geyay dhaqtaradi ayaa fardeda galisay ayadu bareysa bikradiidi gaberta sidaa ma kujabikartaa

RG said...

walaal taas waxay u noqonaysaa bikrada sida aya tahay haddii nooca bambiirada oo kale ay tahay wax dhib uma imanayaan laakin haddii ayse tahay noocan xiran oo nabta ah waxaa laga yaabaa inay wax soo gaaran waa haddii ay galiso wax ka badan hal far

Anonymous said...

Walaal

Anonymous said...

asc

Anonymous said...

Asc wr wb waxan ahay qof xaas ah ninkeyga wuxuu jecel yahay in 24/7 leysku qalmood lakiin aniga waa i dhibtay arintaas waayo waxan ka qadaa dhabar xanuun markan is aragno....maxaa iga qaldan bal suashas hala iiga jawaabo

RG said...

galmada haddii ay kuu badato waykeentaa dhabar xanuun marka waxaa fiican in la dhedhexaysto

Facebook Blogger Plugin: Bloggerized by AllBlogTools.com Enhanced by MyBloggerTricks.com

Su'aalaha halkan ku soo qor

Su'aalo iyo jawaabo

facebook

Followers