Galmada xalaasha ah caafimaadka ayay u fiicantahay

Marka laga soo tago macaanka raaxeed ee galmada laga helo iyo ubadka ayaa waxa jira faa`idooyin kale oo uu leeyahay
Baaritaano la sameeyay ayaa lagu ogaaday in galmada ay u wanaagsan tahay ka hortagista xanuunada laga qaaado qaboowga , waxaa kale uu ka hortagaa kansarka taasi oo ay sii dheer tahay iyadoo nafta u soo jiido xasillooni iyo qabow.
Ragga da`da 50-ku jira ee sida wanaagsan u sameeya weerarka galmada waxaa yar in uu ka dhaco kansarka .
Baarayasha waxa kale ay sheegeen in galmada sido kale jirka ay u wanagsan tahay jirka iyadoo halkii galmo oo ad sameyso ay la mid tahay adiga oo masaafo dhan hal mayl socday ama fuulay ama ka soo degay jaran - jarada labo dabaq.
frrio gaar
galmada xalaasha ah ayaad ka heli kartaa faa'idooyinkan maxaayeelay Alle ayaa kuu barakaynaya, galmada xaaraanta ah waxaad ka helaysaa cuduro kala duwan iyo walwal aan dhamaanin

3 Comments

  1. masha allah wa run aniga hada galmo xalal ah iyo mid xaran ah ba midna masamen balse waxan ogahay biyaho ka baxa ama ad iska kentid ama riyo hakaga yimadan amaba kacsi hakaga yimadan waxa ay leedahay wal wal iyo kashaleyn iyo muragu fara badan maskaxdada ayaad ka dhex shekenesaa o waxeba kula noqonesa wax laga naxo runtii wena tahay wax laga naxo waxa ad dadinesid wa dhicankaga iyo ilmahaga mustqabalka iyo raaxadaada aduun u allah kugu nimceeyay marka sida an maqlay amaba la aaminsanyahay galmada xalasha ahi wa ay kuy farax galisa waad ku nafise o wad ku dheefsane insha allah allah ayan ka magan galnay fawaxishada iyo zinada wabilahi towfiiq

    ReplyDelete
  2. waan run marka aad u baahantahay xaaskaaga oo aad samayso galmo fiican waxaad dareemaysaa raaxo iyo dareen aad u sareeyo maxaayeelay waxaad heshay ajar naftaada iyo midda xaaskaaguba waad dhowrtay, marka aad baad ugu mahadsantihiin

    ReplyDelete
  3. Anonymous2/26/2015

    Masha Allah waa run wallah, marmar qaar dhalinyaradda waxay firsadan aflaanta fushoxun oo rag iyo dumar qawan, si ay u helaan raxoo, waxa iga tala ah inay iskadayaan maxayelaay waxay hoos u dhigi shaqsiyadda, wadna shalayni biyaha iskakeentay. waadmahadsantihin

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post