Sida loo tirtiro dhibcaha madow oo ka dhasha nabraha

sida loo  baabi'iyo dhibcaha madmadow ka dhashay nabraha
waxaa la isku daraa seddex qaaddo malab saafi ah oo asli ah iyo hal qaaddo cillaan kaddib si fiican ayaa la isugu labayaa, markay si fiican isugu darsamaan waxaa la marinayaa meesha dhibcaha madmadowga leh, waxaa la sugayaa 40 daiiqo kaddib waxaa lagu dhaqaaya meeshaas biyo qandac ah, marka la qallajiyo haddana waxaa lagu dhaqayaa  biyo qabooban sidan ayaa la samaynayaa maalin kasta ilaa ay dhibcaha madmadow  ka qarsoomaan, waa wax dabiici

ah aan ku jirin kiimiko

33 Comments

  1. aniga wiil ayan ahay nabrahas mad madoowna we igu yalan o finan aya igu yaala marka masamen kara jiibaga ama qolada baarista ama isbitalka wan tagay inelji ayam umalyey waxe igu dhahen anelji numbro kama so bixinayan e cream iyo kanini ayey iso qoren finanki we iga tir tiren o mad madow e igu reben marka masamen karaa aalad ad ino so bandhigten malabka asliga ahne side lagu garta xaafadena dhor noc o malab ah aya yaala o kala shirkat ah o ana kala duban ila afar nooc aya taala wadankana wa wadan galo sida ay ila tahay lama helo karo malab asli ah mahan sida dhulkeena o ad mararka qaar adiga so miiran kartid marka ila talsha fadlan sen wax yeelaa cilankana kan budada ahi mayalo san umalayo xafada balse centerka wan ka heli karaa fadlan jwb siden wax yela ?

    ReplyDelete
  2. waad marsan kartaa waa wax dabiici ah, malab saafi waa la heli karaa addunka meel kasta aad joogto

    ReplyDelete
  3. Anonymous4/12/2011

    sc wr wb walaal adiga oo mahadasan ma jirka ayee u gartahay mase wajiga waan marinkara aniga oo aan jirkakale marin

    ReplyDelete
  4. wejiga iyo jirkaba waad marin kartaa

    ReplyDelete
  5. Anonymous4/12/2011

    sc wr wb walaal ma meeshii nabar ku yaala mala marin kara mase waa nabar reestay oo madoow uun

    ReplyDelete
  6. nabar reestay madowga uu kugu reebo ayaa lagu suuliyaa

    ReplyDelete
  7. Anonymous4/14/2011

    Jisa'akalah khayran, walaal horta waxa joga meel ay adagtahay in aan helo markasta xino iyo malab, markaas intaan isku qaso ma dhigi karaa? macnihii malin kale isagoo isku qasan ma isticmali karaa, mise waxa lo bahan yahay in malin kasta laysku qaso mid cusub? mahadsanidin

    ReplyDelete
  8. Anonymous11/01/2011

    asc dhamaan umadda soomaaliyeed gaar ahaan R.G
    waxaan idiin waydiinayaa afka ayaa ka gubanahay oo waa daremi kartaan qofka afka laga gubay
    hadii aan isticmaalo gubniinka ma ika bi'in karaa mise wax kale ayaa heesan oo lagu bi'in karo
    mahadsanidiin R.G

    ReplyDelete
  9. Walaal gubniinka waxaad ku tirtiri kartaa bomaatadan Contractubex halkan ka fiiri faahfaahin dheeraad ah


    http://raaxadaguurka.blogspot.com/2011/11/sida-loo-tirtiro-summadaha-ka-dhasha.html

    ReplyDelete
  10. Anonymous12/15/2011

    Asc ww walal aniga waxaan ahay wiil nabro yar yar ayaa wajiga iiga yaala marka nabrahaasina Qaar wey ii reesten qaarna wali way igu yaalan marka walal maxaa u daawa ah kuwa igu yaalo wali ?

    ReplyDelete
  11. WALAAL WAXAAD ADEEGSAN KARTAA DAAWADAN AAN SOO SHEEGNAY

    ReplyDelete
  12. Anonymous1/12/2012

    wl ma loo isticmaamili karaa barta madow ee sujuuda ku samayso wajiga.

    ReplyDelete
  13. barta madow ee sujuudda ma hubo inay baabi'in karto laakin ku tijaabi wax dhib ah kuuma keenayso inshaa Allaah

    ReplyDelete
  14. teeda kale marka aad sujuudayso madaxa ha ku taagsanin culayska jirkaaga ha saarin

    ReplyDelete
  15. xaaraan ma cune2/11/2012

    barta sujuuda waa astaan wanaagsan ineey kaa muuqato waxba ha taabsiin

    ReplyDelete
  16. walaal barta suguudda waxaa keena ku taagsashada rwejiga marka la sujuudayo, dad baa waxay u samaystaan in la ogaado inay ahlu salaad yihiin, Allaah asxaabta rasuulka صلى الله عليه وسلم ورضى الله عن أصحابه wuxuu ku tilmaamay suummadooda (iimaaneed) wejiga inay ku leeyihiin taas lagama wado sujuudda inay astaan u samaysay ee waxaa laga wadaa iimaanka wejigooda ayuu ka muuqadaa waa cadyahay aqoon diineed baa loo baahanayahay marka laga hadlayo diinta wax la xiriira


    قال تعالى : وَلَا تَقُولُوا لِمَا تَصِفُ أَلْسِنَتُكُمُ الْكَذِبَ هَـٰذَا حَلَالٌ وَهَـٰذَا حَرَ‌امٌ لِّتَفْتَرُ‌وا عَلَى اللَّـهِ الْكَذِبَ ۚ إِنَّ الَّذِينَ يَفْتَرُ‌ونَ عَلَى اللَّـهِ الْكَذِبَ لَا يُفْلِحُونَ

    ha dhihina wuxuu carrabkiina ku tilmaani been kani waa xalaal kanna waa xaaraan, inaad ku been abuurataan Eebe, kuwa ku Been abuurta Eebe ma Liibaanaan.

    ReplyDelete
  17. Anonymous2/16/2012

    Walal waxan ahay gabar waxana wajiga iga yala modow ay nabruhu igu reeben wayna iga baabi i wayen marka waa wajiga o dhan aaladan ad no shegten ma wada marin kara wajiga o dhan mahadsanid

    ReplyDelete
  18. Anonymous2/16/2012

    Walal cilaanka bacaysan ma u istic maali karaa

    ReplyDelete
  19. haa waad wada marin kartaa waa wax dabiici ah

    ReplyDelete
  20. cillaanka waa isku mid

    ReplyDelete
  21. Anonymous9/05/2012

    asc waa mahasantahay Rg . Ani waxaa 17 sano wajigeygana waa iga yaal mad madow ka dhashay finan iyo xagtimo yaran tadi ku dhacay .. marka hada marsado qoralka soo qoretey wajiga dhan maa wada mariya mise meelaha madmowga oo kaliya . Teedakale sow cilaanku wajiga coularkiisa badalayo miyaa sida gamcaha oo kale ... ILLAH kheyr ah ku siiyoo plz ii jawaan saa make up u marsanayay inaa waasho aa wax yar u jiraa

    ReplyDelete
  22. waxaa fiican inaad wejiga oo dhan aad wada mariso, cillaanka ma baddali karo wejigaaga

    ReplyDelete
  23. Anonymous11/10/2012

    asw Rg WAA idin salmay waan marsdey dawandan aa soo qorteen aniga waxaa iga yaala wajiga madmadow badan kuwaas oo ka dhashay marka caadadu dhiiga helo finan iga soo baxo ayaa igu reebey kadibna hada waxan isticmaaley 10 maalmaalmood dwandan waxa yara daremmey inyar iney inuu iga baa biiyey lkn wali illah aa mahadleh ma annan gaarin heerka rebey, wadana mahadsantihiin su aal ayaa marka isweediyay oo ah waxaa umaleenaya inaa is qaldan u marsadey.... Waxa isku diray xino iyo malab saafi ah maalinti igu horeesey ayaa sida meesha ku qoran u qasey ee ah 1 qaado oo xino ah iyo 3 qaado malab ah kadibna wuu fara batey oo wax badan ayaa iga soo hadhey marka wajiga mariyey lkn hada anaa isku qiyaasa oo in wajigey ku filan ayaa marsadaa marka labada keee badiyaa? marka qasaayo mise waa is leekeeya waxa kawada xinaha iyo malabka ta 2aad waxaa ku haya marka marsado mudo inta meesha ku qoran ka badan ilaa 1:30 cml hadana waxba ku fekeraya madaaamu madmadowgi iga baa bin wali inaa maalinti oo dhan ku haya marka iskoolka ka imaado kadib ama aan labo mar mariyo si uu madmadowga iiga biiyo ee waxa dhibaato ah mu wajiga iga yeelaya hada saa sameeyo .... maxay inla tahay ma waxba aan qaldey oo sababtaas aa wax faa iiido oo badan u arki la ahay .. waji dhan waa mariya maadama ay wajiga dhan madadowgu iga ayaal hadana xinaha iyo malabka waxaa iga yaa biyay maba qalaayaan xataa hada ku hayo maanta dhan ee caadi miyaa taasina ... Wad mahadsantiin waxana idinka suga jawaab fiican jizallah kheyr wallalayaal asc.

    ReplyDelete
  24. Anonymous11/25/2012

    asc walal Rg waa salamtihiin ani waan marsadey qoraalkan hada waxan marsanaayaa 21 maalmood wax faa iido oo sidaa u badan ka ma arkin wax yar ayaa u maleysa inuu inuuriyey . aniga wajigeyga waxaa iga yaal madmadow badan oo ka dhasheen finan marka caadada helo iga soo baxa oo wajiga dhan ayaa iwada madowmadow waxana ahay gabadh dhalin yaro ah. waxaa u marsadey qoraalkan siduu u qoran yahay hal mar markaas waa isku darey meesha sida ku qoran kadibna waxy noqotey wax fara badan oo waxaa isdhahay hadaa dhigtid armey wajiga ka wax yeeleysa markaas ka dibnaa qiyaasta sameesta oo in igu filan ayaa qastaa ,
    hada dhawr su aalood ayaa qabaa wallalyaal . labada keen badiyaa marka qasaayo ma malabka mise cilaanka.? waxaa badnaa ku hayaaa wajiga marka marsado saacada meesha ku qoran ka badan eee wax dhibaato ah mayleedahay ? maalin walba ayaa marsadaa ee maalin dhaaf ma umarasanayana? wallayaal i maxaay idanlathay oo iga baa biin madmadowga ma siqaladan ayaa umarsadey hadana sidaa meeshaa ku qorraan ayaa iska dhaqaa marka sika dhaqaayo . haadaa hal mar axooga qasto oo meel dhigto maa waxba waiga iga yeeli oo dhibaato ah. hadaa garaaneysiina wax kaloo madmadowga baa biiya plz ii sheega walalyaal :)
    zassalllah qeyr waana mahadsantiiin RG.

    ReplyDelete
  25. walaal dadka way ku kala duwanaan karaan dawo kasta la isticmaalayo, teeda kale muddo ayaa loo baahan yahay in la wado malabka iyo cilaanka wada sin malabka waa inuu ahaadaa saafi sidoo kale cilaankana waa inuu ahaadaa mid cusub

    ReplyDelete
  26. Anonymous4/14/2015

    asc walaal qof busbus nabrihiis wajiga kaga hray malamarin karaa

    ReplyDelete
  27. qof kasta oo nabro ka soo baxay oo wejiga ha haleeyay waa marin karaa

    ReplyDelete
  28. Wllo ma cilaankan la marsado faraha ayaan kudara malabka maeka se wejigu ma casaanayo miya

    ReplyDelete
  29. Asc wll wajiga ayaa xagtimo iga yala wana madmadow malo isticmali karaa.
    Su'asha labaad sanka Korkisa ayn baryahn ku arkay dibco duldulaylo yar yar ah o ad u modo in timo mad madow iney kaso baxayn o sanka kor ah micnaha sanka banankisa wxse wamxy mxse dawo u ah mahadsanit.

    ReplyDelete
  30. haa walaal waad adeegsan kartaa si kastaba waa wax dabiici ah dhib uuma keenayaan

    ReplyDelete
  31. Anonymous8/04/2016

    Asc wll waxn ku weydiina wajiga ayaa finan igaga yaalo mamarinkaaa

    ReplyDelete
  32. asc wlal wajiga ayaa finan igaga yaal wxn marsdy daawoyin bdn oo nabarada baa bi iyaa wey iiroonadn lkn marka dawada joojiyo wey iga soo baxan

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post