Naagaha biyo baxa degdeg ah ma ku dhacaa

Naagaha xagga biyabbaxa ninka way ka duwan yihiin inkstoo guud ahaan ay isaga mid yihiin, naago waxaa jira isla markii biyaha ka baxo, laakin ninka waxay uga duwan yihiin galmada ayay wadi karaan, laakin ninka hadduu biyabbaxo ma wadi karo dhowmada ilaa uu sugo muddo shan iyo tabon daqiiqo oo kale, waxaa jira rag labo jeer is dabada joog ah u biyabbixi kara laakin waa yaryihiin waxaa u badan dhalinyarada u dhexaysa 15 ilaa 19 oo kale, naagaha qaar waxay u biyabbaxaan si isdabada joog ah oo aad la yaabayso ilaa ninka ka dhamaysto biyabbax ayay ku jiarayaa.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post