Friday, August 26, 2011

geedka Ginseng muxuu qabtaa

Ginseng  waa geed aad u daran oo u roon wadnaha iyo dhiigga, wuxuu ka baxaa dalka Korea iyo China iyo Canada iyo USA .  killda waxaa la gadaa 300$ ku dhowaad, geedka wuxuu kaloo taraa dhanka galmada dadka bahalka ka daciifay wuxuu siiyaa awood badan marka uu geedkan adeegsado Ginseng waa geed dabiici ah oo u roon maskaxda ruuxa u baahan inuu xifdigiisa kordho ha adeegsado Ginseng, isagoo caadi ah waxaad u cuni kartaa sida cadayga loo calaanjiyo waxaa kalood ka dhigi kartaa shaah, hadda waa la helaa isagoo shaah oo kale u diyaarsan, intaad keento biya kulul ayaad dhexgalinaysaa ilaa uu ka dhalaalo, wax dhib uu leeyahayna ma jiraan .
 

Comments: 88

Anonymous said...

asc walaalyal su aal ayan qaba geedkan Ginseng meqa mar aya lacabi halmar ama markasto iyo marke lacabi marka rabdid ina samesid galmo waqdi ksato kasto hadan xaas lahen macabi kara sii aan wax u helo wax dar

RG said...

waad cabi kartaa adigoo xaas aan lahayn, waxaa fiican maalin kasta inaad hal jeer cabto, hal koob sida shaah oo kale wax badanna haku darin qaaddo yar hafkeeda keliya ayaa kugu filan

Anonymous said...

asc walalo ma igu shegi karta waxa lagu dhaho afka englishka gedkan magacisa ama waba giseng?

Anonymous said...

walal mahadsanid RG hawsha wayn ee aad haysan walal geedkan Ginseng xagee laga heli karaa fadlan noo soo faahfaahi mahdsanid

Anonymous said...

walal waad mahadsantihin waxaan rabaa in aad iga jawaabtan mesha ugu fudud ee laga heli karo geedkan mahadsanid walal faahfahin ayaan kaga bahanahay

RG said...

geedka waxaad ka heli kartaa dukaamada waaweyn

RG said...

Magacan waa kan ingiriiska ah af soomaali magac kuma laha

Anonymous said...

Asc wr wb
Waan idin salaamay bahda RG. Walaalayaal muddooyinkan waad ayreyseen maqaalladii aad soo qori jirteen. Hawshiinnu waxay u badatay inaad ka
jawaabtaan suaalaha akhristayaashu idin soo weydiiyaan. See wax u jiraa. Fadlan noo wada casharada faaiidada leh een idiinkaga barannay.
Mahadsanidiin

Anonymous said...

waxaa lagudhahaa geedkaas englishka Ginger lamadhaho Gingerg somlaliga waxaa lagu dhahaa sanjabiil
marka walal magaca qoraalkiisa wuu kaa
khaldanyhay xaga spellingka wabilhi towfiq

RG said...

weligaa laguma degdego wax aadan hubin sanjabiil iyo ginseng iku mid ma aha sxb adaa qaldan ee iska hubi eeg


Ginger waa sanjabiil
Ginger



Ginseng waa geedka aan sheegayo
Ginseng

maxamed said...

ciid mubaarig ayaa leeyahay bahada raaxada guurka waa maxamey ginseng ma laga helyaa soomaaliya si aanu u isticmaalo walaalyaa

RG said...

ciid mubaarak walaal waa laga yaabaa in laga helo waxaad weydiisaa kuwa gado daawooyinka dabiiciga ah ama farmashiyaha

jama said...
This comment has been removed by the author.
jama said...

asc raaxada guurka ,,,waan li waydiinayaa haduu qofka isticmaalo ama isticmaalin ma fiicantahay inuu isticmaalo xtreme no waxa lagu magacaabo ? mida kale guska wax dhib ah ma u geysan karaa mise waa dabiici?waxaa kale doonayaa inaad iisheegtaan future ka wax dhib ah guskaaga ma u gaysan karta daawadan
aad ayaan u mahadasan tihiin

RG said...

waxaan oo dhan ka fogow waxyaalaha dabiiciga cun sida kalluunka iwm

jama said...

bahda raaxada gurka waxaa kaloo li waydiinayaa plz waxaad ii sheegtaan geedkan Ginseng maxuu i fiican yahay???????? iyo dhalinyarada aan wali guursan ma u fiican yahay walaalayaal ,,iyo maxaa kaloo u fiican ayahy geedkan ? fadlan istaas iiga jawaaba
aad ayaa u mahadsan tihiin sida dadkiina ugu shagaynaysaan mashallah

RG said...

geedkan wuxuu u roonyahay jirka guud ahaan wuxuu leeyahay energy qof kastana waa cabbi karaa, laakin kacsi daran ayuu kuu keenayaa haddaadan xaas lahayn iska ilaali

maxamed said...

bahada raaxadaguurka waa salaamntihiin waxaan qabaa suaal ah hadii aye igu yaarato hamada sidee uga baxaa saaxiibyaa bal ila taliya
suaasha kale waxaye tahay iyadoon ka meydhan xaaska xaydka ma loo tagi karaa?

RG said...

marka ay xaaska haydka ka dhamaado oo ay ka qubaysato ayaa loo tagi karaa

Anonymous said...

Waad mahadasantihiin bahda RG.
waxaan ka codsanayaa walaalahayga suaalaha sooqoraya inaan la dagdagin ee horto ha lahubsado, waxaan sheegayaa walaalkeyga iskudayey inuu saxo RG. Sanjabiil iyo Ginseng waa geed kala nooc ah. Walaalayaal aan hubsano horto oo iyaan degdegin oo haddi aan sual ka qabno aan hubsano oo aan ku dagdagin inaan RG saxno. ama dib u weydii iney kala duwan yihiin Ginjer & Sanjabiil
(or try to google it).
Ha iga xumaan walaalkeyga soomaliga ahow.
RG dadaalka wada, Ilaaheyna ha idin la qabto.

abdull said...

waa idin salaamay waxaa jira geedkan oo kiniin ah asaga ma la istic mali karaa maxaa dhiibato leyahaay haddi la istic malaho

RG said...

wax dhib ma laha waad isticmaali kartaa midka laga dhigay kiniini, laakin midka dabiiciga ayaa ka sii fiican dhinaca saamaynta

jama said...

walaal suaal ayaan gabaa ,, waxaa lii waydiinayaa
geedka Ginseng markaa sida shaaha oo kale u sameysanyahay magac kuu qoran ma iisheegi mkartaan,,,waliba guska muxuu taraa wax yaabaha oo u taro maxaa ka mid fadlan jawaab buuxda i siiya deg deg iigu soo jawaaba plz waana mahadsantihiin

RG said...

markuu u samaysan yahay sida shaah waxaa ku qoran Ginseng waxaa laga keenaa China

jama said...

geedkan lacala bahalkayga haduu yahay daciif for example,, ma awood miyuu u jeelayaa waliba adeeg saa'id ah miyuuu ka dhigayaa ,,,waliba geedkan Ginseng bahalka ragga ma weynaynayaa ,, thankz

RG said...

ma weyneeyo laakin awood buu u yeelayaa

Anonymous said...

Waxa tar wanagsan ayaa dadka u qabataan.

Anonymous said...

SALAAN SARE RAAXADA GURKA WAAD SHEEGTEEN WAXA LAGU ADKEYO WAXAAD NOO SHEEGTAAN WAXA LAGU WEYNEYN KARO WAAYO WAX YAR AYAAN WADANAA CUDAD AYUUSA NAGU DILAY THNK YOU

RG said...

weynaynta bahalka ninka wax rasmi ah lagu weyneeyo ma jiraan laakin galmada badan wax ayr inuu ku weynaado ayaa laga yaabaa, daawooyin wey jiraan laakin dhibaato ayay kuu keenayaan mustaqbalka

cabdulrahman said...

asc bahda RG walaal sinjibiilku faa ido ma u leeyahay bahalka raga ma adkeeya guska plz ha la iiga soo jawaabo haada

Hasan said...

waan idin salaamay bahda GR su'aal geedkaan dumarka wax ma utaraa? mase jirtaa tijaabo rasmi ah oo lagu ogaaday wax tarkiisa xaga dumarka ah,

Europe malaga helaa geedkaan? tukaamanka cabarta miyaase lagahelaa

RG said...

geedkan guud ahaan awoodda jirka ayuu wax u tarayaa, laakin dhanka galmada nimanka ayuu khaas ku yahay sida ay sheegayaan dadka gado, geedkan waxaa laga keenaa dalalka shiinaha iyo kuuriya way dhici kartaa inaad ka hesho dukaamada carabta laakin yurub waxaad ka raadisaa meelha waaweyn oo lagu gado geedaha

RG said...

walaal waxaa jira xadiis aad daciif u ah oo ku soo arooray haddiisku waa ( إِذَا جَامَعَ أَحَدُكُمْ زَوْجَتَهُ ، أَوْ جَارِيَتَهُ فَلا يَنْظُرْ إِلَى فَرْجِهَا ، فَإِنَّ ذَلِكَ يُورِثُ الْعَمَى) (midkiina hadduu u galmoodo xaaskiisa ama addoontiisa yuuna eegin farjigaada maxaayeelay arrinkaas wuxuu keenayaa indhala'aan)
hadiiska daliil ma noqonayo xaaskaaga waad eegi kartaa farjigeeda waayo galmadeeda ayaa kuu bannaanba yaa weyn gamlo iyo eegmo

cabdulrahman said...

asc walaalayaal waxa doonay in la iisheego sinjibiilku ma adeeya guska raga marka uu jilco hadii shaaha lagu darsado sinjibiilka maqxaa uu faa.ido leeyahay

RG said...

sanjabiilka bahalka ma adkeeyo laakin waxaa lagu tiriyaa geedaha dareemaha kiciya

cabdulrahman said...

asc ilaahay khayr ha idin siiyo waad mahad santihiin

waxa kale oo aan idin weydiinayaa maxaa dabiici ah ooguska raga adkeeya fadlan isoo jawaaba

RG said...

geedka Ginseng iyo cunto kasta nafaqa leh haddii aad cunto adigoo ka fogaanayaa seegada maxaayeelay seegada waxay jilcisaa bahalka

Anonymous said...

geedkan ginseng isagoo laga sameeyey kiniiin ma cuni karaa oo wax ma i yeelaya waxaaan weydiiyay farsamasii marka waxaa uu hayaa isagoo sharooobo ah iyo isagoo kiniin ah marka keebaan cuni karaa
waad mahadsantihiin

RG said...

dhib ma laha farmashiilaha la tasho kaddib midka uu kuu dooro cun

saleban said...

Waad ku mahadsantihin marka kowaad marka xigana waxan isweydiinaya su'aal ah '' HADII QOFKA SIIGESAN JIRAY OO UU ISKA DAAYO MA LAGA YAABA IN UU KA KAAFTOOMO CUDURADA AAD MEESHA KU XUSTEN EE AH GUSKA OO JILCA IYO DHABAR XANUNKA,TIMAHA OO DAADA, DABA QANANTA OO XANUNTA, KACSIGIISA OO YARADA'' hadii ay jiran daawooyin cafimaad oo ka cawin kara qofkaas????
Mahadsanid bahda GR

RG said...

haddii uu iska dhaafo qofka seegada oo cuno nafaqo waa ka samatabixi karaa dhibkeeda

Anonymous said...

sual haddii aan geedka ginseng o kaniini ah aan isticmaalo mustaqbalka ma dhib buu ii keysanayaa
mida kale hadii aan xaas la heyn miyan is ticmaali karaa si aan ugu diyaar garoobo markaan xaas yeesho maxaase i wanaagsan inaan sameeyo haddii aan xaas la heyn o aan seegada badsadey o bahalka iga jilcay

Anonymous said...

Asc.suaal? muddo badan ayaan siigeysanayay illaa yaraantaydii, waana iska deyn kari waayay oo balwad ayay ii noqotay, arday wax bartana waan ahay oo guurna hadda ma awoodi karo, wax kasta waan isku dayay oo aan iskaga deyn karo, marka aan nafta u yaabo oon is idhaah armaa xaaraan ku dhcadaa ayuun baa is arkaa anoo sameeyey wixii aan ka dhaartay inaanan mardanbe sameenen walaalayaalow talo ayaan idinka sugaya sida ugu dhaqsaha badan qofkii talo ii haya halkan ha iigu soo diro abdulaahi_410@hotmail.com. jzk. asc

RG said...

waxaan kula talin lahaa inaad isku mashquuliso waxyaalo faa'ido kuu leh
kaligaaga iska ilaali inaad qol seexato
iska ilaali inaad sariirta ku daahdo markaad hurdada ka soo toosto
iska ilaali inaad musqusha ku daahdo
iska jir inaad fiirfiiriso naagaha jidka socda ama sawiro naageed
markasta weyso qab

Anonymous said...

asc walaalayaal salaan kadib waxaan idiin waydinayaa hadii guska iga jilcan yahay hadana aad iigu yaryahay GINSENG ma ii cawin karaa tan kale maxaa ku waynenkaraa guska
waa mahadsan tihin

RG said...

Geedkan bahalka ma weyneeyo ee wuxuu siiyaa keliya adkaansho, bahalka markaad guursato oo aad galmo samayso ayuu ku korayaa dhacaanka siilka

Anonymous said...

waxan ahay marwo ninkeda ka maqan yahay sanadka intisa badan. wan u bahdaa nin kayga inta badan markan kaligay ahay markan habenki sexnayo iya markan toso aroorti iya galabti
intasna wa xiliyadi ugu badnayd on raxaysan jirnay markan wax yar daremo wan la hadla on u shega dareenkayga kadibna taleefanku iga raxeya
miyan ku kalifay ninkayga inu siigaysto?

wuxuna ishega inu isku celiyo minadisa oo usan bananka kenin marka macqul matahay arintas oo ma samaynkara ninkayga awooda ah inu isku celinkaro biyahiisa?

wuna jecel yahay inaan ooga raxeyo taleefonka ana inaan farxad galiyo ayan jecelahay ninkayga madama an kala maqanahay.
Jawaab R.G thanks

RG said...

Ninkaaga waad kula sheekaysan kartaa taleefanka waadna ka hadli kartaan dareenkiina, haddii taleefankaas amaan uu yahay oo aan la dhegaysananin ama dadka dhegeysan karo afkiina ayna aqoonin, shuruudahaas ayaa looga baahanayahay lamaanashaaya taleefanka isugu raaxaynayo waayo lama ogola sirtiina in la ogaado raaxadan idinka ayay idin khusaysaa, teeda kale biyaha inuu isku celiyo amaha waayo dhibaatooyin fara badan ayaa laga yaabaa inay u keenaan middan laguma tiriyo seegaysi biyaha waxa soo saaraya waa hadalka iyo xusuusta

Anonymous said...

asc walaal waxaad ii sheegtan wax daawo u ah daalka yimado marka galmada la sameynayo oo aad mar mar is leedhahay mar un mey biyaha kaa yimadhan daal dartiisa

Anonymous said...

walaal daalka marka galmada lagu jiro oo u qofka is dahayo mar un mey biyaha kaa yimadan daal dartiisa maxaa lagu daaweyn kara , mahadsanid

Anonymous said...

MAAMULAYAAL WAXAAN IDIIN WEYDIINAYAA
SU.AAL?
GEEDKA LA YIRAADO (Ginseng )
WAAD NOO AMAANTEEN AMAANTAASNA WAXAA MUHIIM AH IN NIN KALAYANTIGA KA MID AH UU AMAANTAAS SHEEGO OO UU YIRAADO AQAAREY FIGRADAAS WAAN KU GUULEYSTAY BADANAA RAGA SOMALIYED WAXA AY KA SHEGANAYAAN WAA AWOOD YARI AMA TABAR DARO SIDEE UGA BAAHI BIXIN KARTAAN DHALIN YARTA SOMALIYED AMA ODAYAASHA?
(Ginseng ) KALIYA MIYAA AWOOD KEENA MASE KUWA KEENO OO KALE MA TAQAANAAN MIYAA?
MID KALE SOMALI SIIBA RAGA SOMALIYED MELWALBA AY JOGAN MA AQAAN WAXA AY KA CABTAAN WAA TABAR DARO MA WAXAA KEENA CUNTADA MAXAA KENA KIMIKADA DHULKENA LAGU SHUBO MAXAA KENA CILAD JIRTA WAXA ABUURI KARANA IN AAD U SHEEGTAAN AMA KENI KARA
GEED KA DUWAN (Ginseng ) NOO SHEEGA AAN RADINO WABILAAHI TOWFIQ
HANAGU BAABI ININA GEED AAN MEEL LAGA HELO AAN GARANEYNIN WAXAANA JOGAA SOMALIYA a/S

Anonymous said...

mahadsanid bahda R.G
waxaan isku arkay markaan la raxaysanayo ninkayga ma dareemo inaan biyo baxay oo sidisa hal mara igamaso go,aan xaraarada laakiin marku isagu caadi noqdo ban aniguna caadi noqon mana jecli inu iga saaro malaboowga. maxay noqon karta arintas?

Anonymous said...

waxaa la ogaday hadu ninka indhaha isku xiro asagoo la raxaysanaya xaskisa micnaheda inu san ka helin ee u xasuuskale radsanayo amaba haysto.
ee maxa ka jira aninkas?

marka uu biya baxayo maxuu indhaha isugu qabtaa?
isoo jawaaba fadlan bahda R.G

Anonymous said...

Asc dhammaan
Gabarta kore, walaal anigu waxaan ahay nin xaaskiisu ka fog yahay. Waxaanan sameynaa arrinta aad sheegtey ee taleefanka. Anigu xagga diinta ma hubo inkastoon aaminsanahay ineysan denbi ahayn maadaama qofkaad la raaxeysaneyso uu yahay ama tahay xaaskaaga. Laakiin dhanka caafimaadka haddaan wax kaaga sheego, hadduu aad u kacsado oo uu biyaha isku celiyo wuxuu dareemayaa xanuun badan oo kaga yimaada xiniinyaha, guska iyo midhicirrada illaa dhabarka. Marka waxay ku fiican tahay inuu biyaha iska soo saaro, haddii kale uu qaato xanuun baabi'iye (pain killer).

Waxaan fajeynayaa inaad wax ka faaiideysatey iyo inta kalee daneyneysaba.

Mahadsanidiin

RG said...

daalka daran marka la samaynayo galmada waxaa sabab u ah tabardarrida iyo dhiig la'aanta waxaa lagaaga baahanyahay inaaad ku dadaasho nafaqada jirkaaga

RG said...

naagaha sida ay u kala biyabbaxaan isku mid ma aha naago waa jiraa aannba gaarin biyabbaxa laakin raaxaysta marka haddii aadan dareemin biyabbax ama boodboodka farjiga murqihiisa waxaa lga yaabaa inaadan gaarin gariirka galmada

RG said...

nimanka oo dhan iskuma qabtaan indhaha marka ay biyabbaxayaan, sow ma ogid dadka qaarkii marka liin dhanaan dhuuqayaan indhuhu isku qabtaan ? waa caadi wax dalaalo khaas uu leeyahay ma jiraan

Anonymous said...

wallalo maxa sababikara inaanan gari gariirka galmada maxanse ku dareemikara shaqsiyan inaan gariirayo mase arki kara nin kayga inan ka gariirayo farjiga?
Nin kayga asagu madareemikara inaan biya baxay?

MAHADSANID R.G

onjeer said...

walaal waxaan kunoolahay yurub geedkaana waan raadshay waan waayay marka ma iisheegi kartaa dukaamanka lagaheli badanaa yurub dukaaman isku nuuc ah oo lawadayaqaan ayaa kuyaale

Anonymous said...

A.C R.G

walaal kawaran ninka dareenkiisu fiicanyahay balse hadii uu mar galmo sameeyo markale hadii uu isdhaho samee biyaha maka imaanayaan hadii ay imaadaana waqti aad u dheer oo sxbtay dhib ku ah iyo anigaba xitaa ayay imaanayaan mana badna markaas oo waxyar ayaa imaanayaa marka walaal ii sheeg wax biyaha raga badan kara dadka qaar ayaan ka maqlay basasha ma runba warkaase adinkase maxaad ogtihiin oobadiya biyaha raga, tankale geedkaan ginseng ka aad dhahdeen Europ ayaan ku noolahay waana kawaayay dukaamanka waawayn marka yurub badanaa dukaamo isku nuuc ah ayaa kuyaale ma taqaan tukaan gaar loogu gado

mahadsanid

RG said...

Walaal biyaha marka labaad waa soo daahaan waa caadi mar kasta marka ka sii dambaysa waa ka sii yaraanayaan, biyaha guud ahaan waxaa badiya
basasha ukunta kalluunka
geedka Ginseng yurub ma ogi meesha laga heli karo laakin egypt ayaan joogaa waa laga helaa gedka

Anonymous said...

qofka raga ah biyahiisa maku xiranyihiin sida uu cabitaanka u cabo?

dumarka aan garirka fiican gaarin maxaa dowo u ah wax lahelikaro ayaa fiicnan lahaa walaal waad mahadsantihiin

Anonymous said...

SALAAN SARE MARKA UGU HOREYSO RG SALAAN KADIB WALAAL QOFKA XAASKISA IN AY U SEEGEYSO MARKA AY DHIIGA QABTO MA WAX DHIB AH AYAA KAIMAANAYO? HADII KALE MAXAA LASAMEYN KARA SI AY BIYA KAGA YIMAADHAN SIDA ADIGA OO GALMO SAMEYNAYO MARKA AY DHIIGA QABTO OO AAD KU BAASHAALEYSID JIRKA INTISA KALE MAHADASANID

Anonymous said...

waxaan walaalayaal idin weeydiiyey,,hadii farahaaga aad isku taataabato dabadeed qoyaan ama biyo yari kaa yimaadaan ma minadiibaa oo waad biyo baaxdey, miyaad qubeysaneysaa oo ka daahirsanaysaa mise waad uun isjitoonaysaa???

RG said...

biyaha waxaa lagu gartaa astaamo u gaar ah
1-boodboodid
2-adkaan
3- shiir cajiin oo kale ah
4-bahlka oo damo marka ay baxaan

RG said...

xaaskaaga way kaaga bixin kartaa gacanteeda wax dhib ma jiraan, seegada lamid ma aha

RG said...

cabitaanka marka uu yahay caano iyo waxyaalo borotiin badan leh waa badiyaa biyaha
naagta aan gariirka gaarin waxaa laga yaabaa inay weli u sii baahantahay istiin dheer iyo taataabasho badan

Anonymous said...

walal waad mahadsan tahay RG ilahayna ha kaa abaal mariyo wanaga aad bulshada u hayso
anigu waxaan raba hal su al ah
walal xaskaygu ilma jogto wan kala fognahay waxaan ka wada raxaysanaa waa tel hadana technologige aya sii fududaday skpe maqal iyo muqal ah ayaa jira hadba ma kula raxaysan karaa dawasho jidhkayaga oo qawan markeese ayay xaran noqon kartaa kulan kayagu? mahadsanid

RG said...

walaal mowduucan mid u dhow ayaan ka hadalnay oo ah ninka iyo xaaskiisa taleefanka maku raaxaysan karaan ka akhriso halkaan
http://raaxadaguurka.blogspot.com/2011/11/ninka-iyo-xaaskiisa-kala-maqan-ma-u.html

Anonymous said...

Sid RG ay ku sheegeyn gabadha aanan helin gariir badan waxaa cad in aadan helin raaxo kugu filan ee waxaad u baahantahey istiin faro badan, waxaad tahey dumarka biyahoda soo daaho marka waxaad u baahantahey in aad laguu istiimiyo istiim xad dhaaf ah oo gacan iyo carab isugu jira, markaad dareentey in bawdyahaaga qoyaan sameeyeen u ogolow ninkaaaga in uu malablihiisa kula soo aado, hadii cambarkaga furuuryihiisa aadan qoyaan badan ku arag ha u ogolaan in uu ku galiyo intaas ayaan kugu dari lahaa by AAA

XASAN said...

asc walal waxaan isku arkay galmada oo igu yaratay marka waan isticmaalay geekan sadex habeen shAAH AHAAN AYAM UCANAY WAX UU ISOO KADHIYAYNA MALHA XALAY AYAA UDAN BAYSA WAAN SHAQAYN WAAYAY NAL TAKLO KALE KEENA OO ILA TALIYA

Anonymous said...

as wr wb walaal waxaan rabay in aan ogaado 1. meeqe daqiqo aya caadi ah ama ugu yar ama ugu badha in lagu biyo baxo baashalka iyo istiinka kadib oo galmada ugu horeyso. 2 markaad leedahay bahalka waxaa caadi ah 14 sintimitar ila 18 ma waxaad kawada marka u kacsanyahay mise marka uu san kicin meeqe sintimitar ayaa ugu yar oo naag lagu qancin kara . mahadsanid by JJJJJJJJJ

RG said...

waxaa lagu biyabbaxaa sida caadiga ah istiinka kaddib oo galmada hore 3 daqiiqo
bahalka ninka daciiciga ah marka uu kacsanyahay waa 14 sintimitir waxaa ugu yar oo naag lagu qancin karo waa 9 sintirmitir dhererka siilka dumarka wuxuu u dhexeeyaa 6 sinti ilaa 8 sinti inta kale dherer qaadato faruuryaha iyo hilibka cambarka iyo ciriiriga uu ku jiro waad garanaysaa marka ay haweeneydu foorarsato inuu banaanka soo baxayo marka adiga basareeyso

RG said...

waxaa laga yaabaa inaadadan geedkan cunin geed kale u eg aad cuntahay ma dhici karto inuu sidaas yahay

Anonymous said...

s.c walal waad ku mahadsantahay dadaalka aad dadka ugu jirtid waxaanan ahay qof xoog ugu xidhan webkaga waxaan hadaba talo ahaan soo jeedin lahaa in aad ku soo dartid qayb alaabaha muhimka ah laga iibsan karo online ama address adiga khaas lagala soo xidhiidhi karo oo iib aad ku suura galin kartid wayo soomalidu way ku amin santahay business fiican wad samayn kartaa wayo halkan qofna toos uguma soo qori karo addresskisa adiga oo shegay in geedkan masar laga helo oo aad joogtid mahadsanid waa fikirkayga gaaban walal

Anonymous said...

salaan sare RG salaan kadib walaal waxaan idhan weydinaya dadka guska u hoos u qalooco qaabka gadaal looga soo galo galmada miyu dhiba masa sheegi karta qaabka ug wanaagsan oo hadana ug fudud oo naagta gadaal looga soo galiyo bahalka tan kale qaabke ayaa u fiican oo galmada lagu sameeya ma gadaal laga soo galiya ? mise in hor lagaga yimado mise dhinac mahadsanid by sos

RG said...

Walaal waad ku mahadsantahay hadalkaas, haddii dad badan ay u baahanyihiin waan samayn karaa inaad ganacsi ka furo oo aan ku gado alaabaha aan laga heli yurub si ay u helaan walaalahayga soomaaliyeed

RG said...

nimanka bahalkooda hoose u soo qalloocan galmada foorarka ayay aad ugu habboon yihiin waayo bahalkooda aad wuxuu u garaacaa meesha ka hoosaysa knitirka oo loo yaqaano G-spt oo naagaha aad ay uga dareemaan macaanka galmada

Anonymous said...

Dr. JAWAABE WAXAAD NOO SHEEGTAY IN AAD JOOGTO MASER Dr.MEEL AAN KALA SOO XARIIRNO MA NASIN KARTAA TELEFON AMA CIWAANADAADA SI AAN XARIIR KUL ASOO SAMEYNO WAAYO WAXAAD U BANAHAY GEEDKA Ginseng OO AAAD SHEGTAY IN LAGA HELO MASER WAD MAHAD SAN TAHAY

Anonymous said...

ok walal hadaba sideen ku heli karaa addresskaga madama oo aan hayo dad badan oo u baahan geedkan Ginseng iyo dawayinka kale ee loo bahan yahay oo dhan walal mahadsanid waad igala soo xidhiidhi kartaa ciwaanka ah abdidio@gmail.com

RG said...

Walaal waxaad igala soo xiriiri kartaan webkan www.daruur.com

Anonymous said...

walaal geedka ayaan istacmalay marka aad ayu u kaadhi/musqul badhan yahay mise aniga ayaa u maleynayo by nnnnnnn

RG said...

kaadi badan ma laha geedkan anaa adeegsaday waan arkay

nuur said...

asalaamacalaykum
walaal waxaan ididnweydiinayaa geedkan magacan leh waxa uu tarayo iyo sida laguhelikaraayo iyo qiimihiisa mahadsanid

Anonymous said...

ginseng waxaad ka heli kartaa amazon.com. googlka gal ka dibna ginseng ku qor waad helaysaa meelaha laga iibsado oo online ah weliba free shipping.

Anonymous said...

Asc, geedkan waxaan gatay isagoo capsul ah waana cunay wax badan, laakiin waxba iskagama dareemin. Malaha waad buunbuunineysaan?

Anonymous said...

Waxaan aha dhibane ku nool Soomaliya qaasatan Muqdisho marka dhibka i heysto wuxuu yahay geedkey ayaa yar oo xaaskeyga waxay igula dagaashaa inaan saaid ugu riixo marka sideen ku heli karaa mid weyn Adigoo mahadsan

Anonymous said...

asc bacda saalan waxaan idin waydiyay maxaa guska ama xininyaha weyneya ama koriya mahad sanidin

Facebook Blogger Plugin: Bloggerized by AllBlogTools.com Enhanced by MyBloggerTricks.com

Su'aalaha halkan ku soo qor

Su'aalo iyo jawaabo

facebook

Followers