In Haweeneydo Sara marto waqtiga Galmada ayaa rag badani Raaxo ka helaan… darasad cusub

Hadaba  baaritaano la sameeyey ayaa lagu ogaaday in haweeneydu marka ay sara marto macaansi badan ninku dareemayo misana ninka ayaa faaiidoyin badan ugu jiraan Marka ay haweeneydu sara marto waxaaase ka mid ah in ragga durbaba biya baxa ay isku cel celis wax yar  ceshan karaan Biya marka ay haweeneydu sara marto,

Dumarka ayaa logu baaqayaa marka ay dul saarantahay seygeeda in aysan sameen dhaq dhaqaaq badan sida ayada oo isku qab qabata xubinteda taranka  iyada oo si aad ah iskugu sihin ama iskugu luxin Sokoryaroowga Macaanaheeda  ayadoo  si boobis ah u sameeneen galmada waxa ay awoodeysaa  in ninku u celiso biyaha dag daga ku baxaya.

Ragga ayaa lo oranayaa  biya baxaada dawo uga dhig in haweeneydaadu sara marto uguna baaqdo aysan si awood ku dheehantahay u kil kilil xubinteeda taranka  muhiimada ugu weyna waxay tahay in aadan Niyeeysan marka ay biyuhu kaso dhowyihiin Maskaxdaada ka saar oo maankaaga gali sheeko waayo waayo ah iyo filimaanta cabsi cabsida ah durbaba waad ilooweysaa biyihii soo socday .

14 Comments

  1. Anonymous9/22/2011

    Asc waxaan umaleeynaa in loobaahanyahay.qofta waa ineey taqaano sida loosameeyo dhaqdhaqaaqa marka eey socoto galmada hadii eey kasaremareyso lamaneheeda.hadiikale uukademikaro.filamada cabsidana waxaan kajeclahay inaan daawado xabadeeyda sida heerka sare ahi oo eey uraaxeeysaneeyso.ayaa iguflan ilaa iyo hal saac kuwataa macaanka iyo raaxada.dumarkana hadii eey ku, atkaato dhaqaaqa hajoojinin oo duqaado waatbaraneeysaa.waatna kaheli doontaan lawadiinaba!

    ReplyDelete
  2. Anonymous9/22/2011

    Mar hadii eey gawadha fahanto sida faraska loowado.waxaat helidoontaan lawadiinawa macaan aan caadi aheeyn.oo aadan marnaba rawin in uu dhamaado.hadii aat istiraahdo biyiha weeysoodhowyihiin jooji galmada oo bedell position ka intaadan biyo bixin meeshaada kawat.marwalbana markaad dareento biyo bax bedel position ka.iskana iloow inaat galmooneyso qalbiga geli ineey qoftaada kuusheekeeyneyso oo fiiri wejigeeda adigana waxaat kaheli doontaa kacsi dheeraad ah ayadana sidookale.anigoo idinlaqeeysanaaya qibradeeyda fatlan xaaska keliya not girl fired thanks!

    ReplyDelete
  3. Anonymous9/22/2011

    Su aal ayaan qawaa oo ah diintu mawaxbeey kaqabtaa inaan xaaskeeygii kaqaado amawa iska dhikto dharka oo dhan.mise waa inaat feedaa keliya canbarka.hadii eey sidaas tahay sheekada manuureeyso .nooh.marka inshalaah jawaab aan kufarxo inshalaah.maxaayeelay markaan dheel dheelsiinaayo xabadeeyda runtii half lafeeydo aat iyo aat ayaan unecbahay?

    ReplyDelete
  4. Ninka xaaskiisa dharka oo dhan waa ka qaadi karaa markuu u tagayo sidaasna ayaa fiican oo leh raaco daran, diinta islaamka way ku bannaantahay xaaladaas

    ReplyDelete
  5. Anonymous9/22/2011

    Igatak warwaat igafarxisaye alah kaafarxiyo.qeerbaat iisheektay.hadii ladhihilahaa lama ogola wexeey ahaanlaheeyt marax marax and marax mahatsanit!

    ReplyDelete
  6. Anonymous9/24/2011

    sual; qof seegada geedka ka jilcisey sidee ma aragtaa awoodiisa loo so celin karaa geedka jwb deg deg ah

    ReplyDelete
  7. inuu seegada ka tago oo ka fogaado, kuna dadaalo nafaqada sida kalluunka ukunta khudrada caanaha

    ReplyDelete
  8. waad salaantihiin bahda raaxada guurka
    runtii waxaan li waydiin lahaa intee in la'eg ayaa biyaha kaaga iman karaa markaa naagtaada karo marto iyo naagtaada hadee dhaqdhaqaaq sameeyo maxaa dhacayo inta ay socoto bashaal jawaab deg deg ah ,,thankz

    ReplyDelete
  9. dadaka way ku kala duwanyihiin dad waxaa jira 3 daqiiqo wadi kara dad 8 daqiiqo dadna ka sii badan taas waxay noqonaysaa qofka sida uu yahay

    ReplyDelete
  10. Anonymous10/09/2011

    su aal ayaan qabaa haddii naagtadaa kaa kormarto xilliga galmada oo aad ku biyo baxdid ma wax dhib ah miyaa ka imaan karo mise waa lagu biya bixi karaa mahadsandid

    ReplyDelete
  11. dhib daran kama imaanayo haddii xaaskaaga ay kaa saramarto oo aad ku biyabbaxadid iyadoo ku dulsaaran, laakin mararka qaarkooda waxaa laga yaabaa biyaha inay si fiican kaaga bixin

    ReplyDelete
  12. Anonymous10/19/2011

    Asc,
    waxa aan qabaa su'aal waxa aan doonayaa in layga jawaabo. Taas oo ah in aan maqlay in markay ay xaasku ka sare marto saygeeda ay keenayso khataro caafimaad oo aan u wanaagsanyn labadoodba, maxaa ka jira warkaas?

    ReplyDelete
  13. Caalim la dhaho ibn alqayyim ابن القيم ayaa kitaabkiisa زاد المعاد ku sheegay inay leedahay khatar caafimaadeed,
    laakin aniga waxaan oran lahaa haddii xaasku aysan buurnayn oo ay is reebi karto oo ninka xaniinyihiisa iyo bahalkiisa cadaadis yasan saaraynin marka uu biyahabixi rabana uusan sidaa ku biyabbaxaynin wax dhib weyn ah kama imaan karo dadka u arkay inay dhib leedahay waxay leeyihiin dhecaanka ayaa laga yaabaa inuu ninka u galo kaddib dhib uu u keeno

    ReplyDelete
  14. Anonymous11/02/2011

    Macquul ma tahay in Sheeko kale ama Filim Cabsi ah maskaxda la gelin karo marka ay biyuhu kaa soo dhawyihiin!!!

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post