Jacaylka gabdhaha oo ku salaysan muuqaal kaliya

Gabdhaha inta badan waxay eegaan muuqaalka ninka, saa darteed nimanka waxay dhahaan naag baan baa lagu soo xero geliya runna waa lagu dhaqaa, naagaha ma fiiriyaan waxyaalaha ka dambeeyo muuqaalka haddii ay arkaan nin soo ifaya oo turufatoore  ah oo labis fiican sita labo erey haddu ku dul akhriyo waxaad arkaysaa gabdhii oo waalikeeda ka jeclaatay wiilkii daraad ay jidka ku baratay, waxaa laga yaabaa inuu yahay qof kaliya u dhaarsan jirkeeda inuu ku raaxaysto marka uu dantiisa ka gaarona bannanka ayuu ku xooraa, waxaad arkaysaa iaydoo dhexda ku luntay, marka waxaa laga rabaa gabadha inay iska ilaaliso muuqaalka beenta nin haddii ay rabto inay guursato inay fiiriso diintiisa iyo aqlaaqdiisa iyo dhaqankiisa
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post