Ninka iyo xaaskiisa kala maqan ma u bannaantahay inay taleefanka ku raaxaystaan

Sida sharciga islaamka ku soo aroortay ninka xaaskiisa wax kasta oo uu ku raaxaysan karo waa ku samayn karaa wixii daliil khaas ah ku soo arooray mooyee,
Allaah wuxuu yiri { نساؤكم حرث لكم فأتوا حرثكم أنى شئتم } (Naagihiina waa beerihiina ugu taga beerihiina saad doontaan ) Alle wuxuu kaloo yiri :

وَالَّذِينَ هُمْ لِفُرُوجِهِمْ حَافِظُونَ* إِلَّا عَلَى أَزْوَاجِهِمْ أوْ مَا مَلَكَتْ أَيْمَانُهُمْ فَإِنَّهُمْ غَيْرُ مَلُومِينَ

((mu'miniinta) waa kuwa ilaaliya farjigooda xaaskooda mooye iyo wixii gacantooda xanatay oo addoon ah,dadka doona arrinkaas wixii ka soo haray waa kuwa xadgudbay)
marka xaaska wax kasta raaxaysi ah waad ku samayn kartaa istiin sheeko galmo Alle ayaa kuu banneeyey, marka waxaa isweydiin mudan ma bannaantahay ninka inuu xaaskiisa taleefan ugu raaxeeyo ? culimo qaarooda waxay dheheen haddii uu hadalkeeda ku gudan karo uuna u baahanaynin gacantiisa way bannaantahay laakin haddii uu u baahdo inuu gacantiisa isticmaalo ma u bannaana waa seego culimada qaarkooda waxay eegeen haddii qofka uu ka fogyahay oo ka baqayo inuu sino ku dhaco waa samayn karaa raaxada taleefanka xitaa haddii uu gacanta ku dhamaystirto maxaayeelay madaahibta islaamiga qaar baa qaba haddii qofka uu ka baqo sino inuu biyaha iska bixin karo waxaana laga wariyay imaam axmad,
caalimka la oran jiray ibn xazm isaga seegada wuu banneyeyba wuxuu daliilsaday وقد فصل لكم ما حرم عليكم (Alle waa idin faahfaahiyey waxa uu idinka xarrimay)
su'aashan waxaa la weydiiyay Sheekh ibn cuthaymiin wuxuu ku jawaabay waa banaantahay qofka inuu ugu raaxeeyoo xaaskiisa taleefanka laakin inuu gacantiisa adeegsado ma u bannaana haddii uu sino ka baqo mooyee. marka waxaan kaloon ku dari lahaa qofka la sheekaysanayo xaaskiisa waa inuu iska jiraa taleefanka maxaayeelay waxaa laga yaabaa ina la din dhegeyso.

36 Comments

  1. Anonymous11/04/2011

    mansha alah walal ilahay ha idinka abaal mariyo suasha aan qabo ayaa ah hadaba tel garanaye in maqal iyo muuqaal lagu wada raxaysto iyadana bal ka warama diiintu wax aay ka qabto hadiise aan duubto vedio xaskayga oo qawan skpe diinto maxay ka qabtaa mahadsanid

    ReplyDelete
  2. Walaal ma bannaana in xaaskaaga ay camiro kuu soo istaagto iyadoo qaawan ama aad galmo camera aad samaysaan maxaayeelay waxaa jira programyo spy ah oo lagu awoodo in la idin soo dhexaglo la daawado haddii aaxskaaga aad duubto videowga dad kale ayuu gacanta u galayaa shaki kama taagna saadarteed ma bannaana

    ReplyDelete
  3. Anonymous11/06/2011

    jizaka allah RG!! su'aashayda waxaa weeye hotmailka iyo skype isku mid miyaa hadaan xaaskayga hotmailka/msn ka kameradiisa ka arko yadoo qaawan maxaa dhacaya? teeda ani wax badan baan sameeyay sidaas danbi allah maku dhacay oo toobad keen may ii tahay? sidaanse inay saasi danbi tahay lamaanahayga sidaan ku fahansiin karaa? wa ayo se dadka na daawan kara, waayo inaan save nahay baan isku haysanaa iyadna qolkeeday joogtaa ana kayga dee, teeda kale ciwaanada aan isku isticmaalo 2 dayada kali baa iskugu jirna markaasi?

    ReplyDelete
  4. walaal MSN iyo Skybe farqi ma kala laha waayo labadaba waxaa lagu adeegsadaa Camera marka saan kuu sheegay 100% save ma aha videowgiina qofka idin baahdo oo spy programs adeegsado waa awoodaa inuu idinka qaato videowga ama uu daawado PC aaga ayaa la soo gali karaa ama keeda marka naagta waxaa fiican in dharkeeda aysan ku dhigin meel kasta samanka aan joono waa halaabay, marka aan ka hadalno daliil walaal asal ahaan xaaskaaga waa kuu bannaantahay sida sharciga sugay inaad aragto iyadoo qaawan oo aad ku raaxaysato laakin meesha waxaa soo gashay cabsi la xiriirta sirta inay bahdo marka xaaraanimada dhankan inay ka soo gasho ayaalaga yaabaa, iska jir hadda laga bilaabo

    ReplyDelete
  5. Anonymous11/20/2011

    walal waxan ku waydinaa dhibatoyinka ay sigada le dahay

    ReplyDelete
  6. Anonymous11/24/2011

    walolo marka hore waad noo digtay inaan sameeyo ayan rabay oo aan xaskya ku dhaho i tus jirkaga waayo wali laman galmoon waxan kale jogan labo dal. markaa hadii aan ku dhaho i tus jirkaga qof walba miyuu arki karaa mise waxa arki kara kaliya dadka aqoontas leh gaar ahaan dadka soomalidu ma na arki karaan jasaak laa khayr

    ReplyDelete
  7. qof kasta ma ogaan karo ama ma arki karo camerada qof hakar ah (burcad-kumbuyuutar) oo haysta programyo loogu talagaly ma sahlana, laakin waxaan ka qawadaa is ilaalinta wax dhaamo malaha

    ReplyDelete
  8. Anonymous11/25/2011

    walaal ruumaanka side biyo looga sameya ii soo sharac side biyaha looga sameyo ruumaaka qolofta ruumaaka ma la cunaa mise waa la tuura thank you RG

    ReplyDelete
  9. mirahiisa ayaad shiidaysaa kaddib waad miiraysaa

    ReplyDelete
  10. Anonymous11/25/2011

    marka la shiido mirihiisa biyo iyo sokor miya lagu shube mise isaga biyo leh

    ReplyDelete
  11. isagaa biyo dhalaya sokorna uma baahna

    ReplyDelete
  12. Anonymous11/26/2011

    Naagteyda farjigeyga ma ii nuugi kartaa

    ReplyDelete
  13. Anonymous12/09/2011

    asc walaal!!
    cabsi baad i galiseen iminka kamero oo dhanba waan ka cararayaa.. walaalo ma la arki karaa kuwii hore ee aan sameeyayna? waayo anuu arinkaas wax badan baan sameeyay, ninkaygaana igu khasbay anuu marna maanan ogolayn? allah hana asturo walaal deg deg ma iigu jawaabi kartaa waa isku khalkhalsanahaye'ninkaygana inaan maagaa i haysa wallah????

    ReplyDelete
  14. Anonymous12/21/2011

    walal anigu waxaan ka helaa markaan naagtayda u galmoonayo in aan kula galmoodo meel iftiin ah sida in leerku{nalku{ ii shidanyahay mana jecli in aay wax dhar ah soo dhawaysato sidoo kale waxaan jeclahay in aan daawado jirkeedaa iyadoo qaawan in mudo ah marka ma wax dhib ah baa ku jira

    ReplyDelete
  15. xaaskaaga iyadoo qaawan waad u galmoon kartaa waad fiirfiirsan kartaa iyadoo qaawan waa kuu diidaya ma jiro diinta ayaa kuu bannaysay

    ReplyDelete
  16. maxamde2/18/2012

    asalaamu calaykum RG
    waxaan jeclaan lahaa inaan idin waydiiyo ninku markuu gabadh leeyahay haduu gabadh kale la sheekaysto dabadeed gabadhaana uu doonayo inuu min yarasto guri ayuu ugu tagy markuu dhawr habeen u tagay habeenkii dambe markuu utagay haduu hamoodo oo uuu salaaxo kawarn diintu maxay kaqabtaa

    ReplyDelete
  17. ninkii naag xalaal aan u ahayn salaaxo dembi buu galay waxaa laga rabaa inuu ka towbad keeno

    ReplyDelete
  18. asalaamu calaykum RG
    waxaan doonayaa inaan idin waydiiyo sheekh wakhtiga salaada hadii aan inaan gabadhayda utago u diyaargaroobo oo ay hawshasi ila dheeraato dabadeed salaadii iga tagto kawaran aan kana gaadhsiin waayo inaantukado maxaa ila gudboon

    ReplyDelete
  19. waxaan fiican inaad u galmooto xaaskaaga waqtimunaasab ah, laakin haddii ay dhacdo mararka qaarkooda in ay u qabato shahwo daran galmada samee kaddib tuko laakin waqtiga salaadda yuusan kaa tagin xaaladdaanna mar kasta ha samaynin

    ReplyDelete
  20. Anonymous2/25/2012

    a/s/c RG waxa dhacdi mar xaska oo cada u sow dhow ban u galmowdi kadib ban waxan arki in cadadi ay timid maxaa dhib iga so gari garo
    wax ula kac ah na managa ehen waxan hayi
    daren saa id ah

    ReplyDelete
  21. Anonymous2/25/2012

    maxa ka dhici kara meshas hadi wax ula jeda an lo samen

    ReplyDelete
  22. Anonymous2/27/2012

    asalaamu calaykum Walaal

    Waan jeclahey in aad adin weydiiyo. Mabanaan tahey Guurka qarsoodiga ah, Ama Sida somalida u taqaano, Qudbisarad?

    ReplyDelete
  23. waxaa xaaraan ah in loo tago xaaska marka ay caadada u joogto laakin xaaladda aad sheegtay wax dhib ma laha

    ReplyDelete
  24. guurka saxa wuxuu leeyahay dhowr shardi haddii la helo waa ansaxayaa wax dembi ah kama imaanayaan
    1- waliga gabdha (qofka ka mas'uul ah sida aabbaha iwm.)
    2- labo markhaati oo baaluqay oo muslin ah oo niman ah
    3- in caqdiga la isku waafaqo IIJAAB IYO QABUUL
    haddii la helo shuruudahan nikaaxa waa dhacayaa

    ReplyDelete
  25. Anonymous2/27/2012

    asc walalayaal waxaaa rabaa inaa su aal iga jaahil saartaan hadaa awoodaan ! waxaa jirta xaaskeyga inee caada ku ´xanuunsato markey ku soo socoto marka qaar ay aad usoo dib dhacdo xataa.mrka iyadoo xanuunka caadadu hayso hadaa u galmodo oyna wax dhiiga wali ka iman danbimayaa jaz allah qeyr asc

    ReplyDelete
  26. walaal naagaha qaar baa dareema xanuun daran marka caadada u soo socoto ama marka ay hayso waxaa fiican inaad baaritaan ku samayso

    ReplyDelete
  27. Anonymous3/23/2012

    ASC walal waxaan rabaa in aan wax ka ogaada caadada kala dheeer,udhaxeeysa muda labo bil camal. maxaa sababi karo

    ReplyDelete
  28. caadaha kala dheer inta badan waxay tilmaamaysaa mushkilad la xiriirta gudaha, marka waxaa fiican inaad dhakhtar u tagto waxaa jira kaniini saxaya caadaha waqtigeeda

    ReplyDelete
  29. Anonymous8/11/2012

    hadii qof iska keeni jiray afar sano wax dhib ah ma ku keeni kartaa walaal balse maxaa dhib ah ee ku keeni kartaa hadhow hadii uu guursado maxaase dhib ah ee ay ku keeni kartaa caafimaadkiisa iyo koritaanka lafahiisa mahadsanidiin
    balse hadhow ma dhalayaa mise biyihii ayuu hore iska ga soo dhameeyay oo uu laastay

    ReplyDelete
  30. Anonymous8/19/2012

    asc dhamaan umada islaam ka meel kasta ay joogaan waxaan leeyahay Eid mubaarik sanad kan sanadkiisa ku gaadha bash bashiyo barwaaqo

    (1) RG waxaan doonayaa inaad iga jaahil saartid waxaan ahay wiil dhalin yara ah 18 jir hamadaydu waa saa id haddana inaan guursado diyaar uma ihi waxaan dhigtaa college maxaan sameeyaa oo aad igu la talin lahayd jazza akka allah khair

    ReplyDelete
  31. waxaan ku leenahay taqwada Alle ku dadaal ka fogow wax kasta xumaan kuu keeni kara,

    ReplyDelete
  32. MUNAZAR_14144/26/2013

    ASC WR WB walaal programme-ka spy eed tiri videowga dadkale ayuu gacanta ugalayaa mawaxa uu imaanayaa hadaan videowga aniga mise markasta oon camerada furaba wuu duubmaya

    macnaha hadii aan aniga duubo miyaa mise markasta oon kaamiradad daaro

    ReplyDelete
  33. walaal arrintaas way dhici kartaa haddii qof hacker ah kugu talagalo inuu videoyaha dhexdiina kala baxo waa suurragal, sidaas ayaa laga baqayaa ee ma aha inaysan adiga kuu banaanayn

    ReplyDelete
  34. Asc Wll waxaan ahay gabar LA qabo Oo ninkeeda ka maqan oona u bahan in hada kadib uu I maado marabo marka seen yeela tala I siya

    ReplyDelete
  35. Asc Wll waxaan ahay gabar LA qabo Oo ninkeeda ka maqan oona u bahan in hada kadib uu I maado marabo marka seen yeela tala I siya

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post