Naagaha biyaha ka soo burqada

waxaa jira naago marka loo galmoonayo soo daadiya biyo sida kaadida u eg ha kala badnaadeenee, waxay soo tuurayaan dhowr jeer mana laha urka kaadida laakin waxay ka soo baxaan duleelka kaadida, maxaa sababa biyahaas, waxaa jirta meel la yiraahdo gspot waa sida qanjiir oo kale ku taalla bahalka naagta gudihiisa naagaha dareenkaas way ku kala duwan yihiin, marka laga garaaco meesha ayay dareemaysaa macaan aad u daran markaas ayay soo daadinaysaa biyahaas, inta badan dadka waxay u malayaan inay kaadi yihiin laakin marka la baaray waxaa la ogaaday inaysan kaadi ahayn, laakin ay soo maraan duleelka kaadida, waxaa laga yaabaa inay dhowr jeer soo daadiso inta galmada socoto oo ay sariirta oo dhan qoydo naagahaas waa kuwa si daran u macaansado galmada kumana xirna gudniinka waayo waa dareen gudaha laga dareemo

79 Comments

  1. Anonymous3/12/2012

    ok waad mahadsantihiin bahda raaxada guurka
    waxan qabaa su.aalo waxay tahy
    Naagaha bislaada kwaran
    maleeyihiin gspot ama qajirkaan
    hadii ay leeyihiin is ku mid miyee udereemayaa
    raaxada macaan --- naagaha bislaaday iyo kuwa kale
    su;aasheeda kale waxa weeyaan
    gspotka xagee buu ogayaalaa naagaha ma isku meelbaa ? hadii ay isku
    meel yihiin markii godka aan galiyo xubinkeega xagee iga jiraa gspotka
    ma kor buu jiraa mise hoos guda

    su'aasheeda udambeeysa Naago aan laheen ma jiraan gspotka ?? sideesa
    tan leh iyo midaan laheen ku dareemi karaa calaamado ma jiraan
    ama meel lataabanayo oo aan ka dareemayo jirka kacsi ama is badal
    waad ku mahasantihiin bh rxg

    ReplyDelete
    Replies
    1. Anonymous11/20/2016

      Aniga waxa isku arka ciladaan ko waa qoyaa biyo cad waye marmarka qaar ninkeyga waxo dhaha ma kaadiya marwalba biyaxaas iga so burqadaan waa tir tira inte galamda socoto maxa lagu dawenkara mardhaw aya guursady da.da ween miya kenta 30 jir aya ahay ila taliya walal yaal

      Delete
  2. Anonymous3/13/2012

    salam dhaman taa waangartay laakiin waxaan rabaa inaan waxka ogaado silka wayn iyo kayar marka laga hadlayo waynaashaha siilka mawaxaalaga hadlayaa jeexa dheer mise inta gusku gelayo takale maxaalooga hadli waayay arimahaa sida ay saamayn uguleedahay galmada waata laga hadlo guskabe iyo waxaan rabaa naagaha siilka weyn iyo kuwa siilka yar calaamadaha lagu kalagarto jawaab wanaagsan byyy

    ReplyDelete
  3. naagaha qaar saamayn weyn kuma laha gspotka , gspotkana waa gudaha bahalka aan sii fogayn farta waa la gaarsiin karaa wuxuu xigaa dhanka kintirka ka hoosaysa, naagaha qaar gspotkooda ma muuqdo

    ReplyDelete
  4. bahalka naagta oo weyn waxaa laga wadaa duleelka oo weyn oo holof ah, oo aan raaxo lahayn inta badan wuxuu ka shashaa dalmada badan naago ku dhalanya way jiraan, astaamaha lagu garto waa afka haddii naagta afkeeda weyn yahay duleelkeeda waa weyn yahay haddii afkeeda yaryahay duleelkeena waa yaryahay waa sida badan

    ReplyDelete
  5. Anonymous3/13/2012

    SCWW wl mijaan wax lagu yareen karo duleelkaas haduu weynaado aan qaliin eheen ka hortag malasameynkaraa si aanuu hlof u noqonin?

    ReplyDelete
  6. waxa la sheego oo la dhaho bahalka haweenka ayaa lagu yareeyaa ma jiraan, naagta haddii ay kacsi badan tahay bahalkeeda holof ma noqdo waayo murqihiisa ayaa ku qabanayaba, laakin waxaad samayn kartaa qaabab oo bahalka ciriiri ku noqda sida foorarsiga oo lugaha la isku dhejinayo ama dhinacdhinac iwm

    ReplyDelete
  7. Anonymous3/14/2012

    mahadcelin kadib waxaan qabaa labo su'aalood.
    hadii bahadka gabadha uu afkiisa aad cariiri u yahay aadna u qalalan yahay oo ay adagtahay in wax lagaliyo faslinka ma isticmaali karaa caafimaad ahaan iyo dhanwalbabo?
    miyahayga aad bay udagdagaan maxaa sababo dagdagaas? maxaanse kuxalin karaa?
    maxaa lagu gartaa baabasiirka? asaga iyo galmadase xariir maka dhaxeeyaa?
    a/c

    ReplyDelete
  8. Anonymous3/14/2012

    aniga ninkeyga waa truck ayu wada ani gana wan shaqeya ila hada ne wax iskuma dalin,,waxa laga yaba bishi 2 ama 1 jer inu imado ,waxana lagayaba in an is arkin marku imado because ani ga haben aya shaqeya ,,marka tas ani mey damibi igu tahe mase asi because asi aya shaqadas dorte ,,,,thksss

    ReplyDelete
  9. Anonymous3/14/2012

    wan idil salamay bahda raaxada guurka ! su'aal ayaan qabaa walal marka aan habeenkii xaaskayga u galmoonayo ee aan geedkayga galiyo cambarkeeda aniga oon hawsha ku jirin 1daqiiqo ayay biyuhu iga imaadaan... maxaa fikrad ah ood igu soo kordhin karaysaan walal

    ReplyDelete
  10. Anonymous3/14/2012

    bahda raaxada guurka waan idin salamay walal seen msg idiinku soo diri karaa waxan aad ugu baahnahay su'aal private ah oo aniga igu sahabsan inaan ku waydiiyo pls emailkaga i soo sii ? sc

    ReplyDelete
  11. Anonymous3/14/2012

    Asc asxaabay dhididka wejiga maxa lagu sameeyaa aniga oon kulayl i hayn oo meel qabaw ah jooga wajiga uun ayaan ka dhididayaa hadaan joogo meel kulu sidoo kale plz jawaabtinu muhuum ayay ii tahay

    ReplyDelete
  12. xaaska markan ugalmon rabo e galiyo aya waxa so butaacaya biyo sidii bac biyo ku jireen o qaraxday arinta sideed u aragtan ma caadi ba mise wan ka joogsadaa

    ReplyDelete
  13. Anonymous3/15/2012

    naagta hadii marka an u galmoonayo biyo badan kaso burqanayan sidii bac biyo lagu shubay o qaraxday o kale maxa layela ma iska caadiba arintasi mise wan ka joogsada

    ReplyDelete
  14. haka joogsanin waa caadi

    ReplyDelete
  15. hadii noloshiisu uu ku qanacsan yahay wax dhib ah kama imanayaan laakin waxaa fiican inaad waqti fiican u heshaan nolosha qoyska isaga bishii hal mar hadduu imanayo adigiina aad shaqynaysid waa dhib marka labadiina ku heshiiya

    ReplyDelete
  16. fasiliinta waxaa ka fiican wax kale biyobiyo ah

    ReplyDelete
  17. walaal dhididka sidiisaba waa fiican yahay wuxuu ka ilaaliyaa jirka kulaylka marka waxaad adeegsan kartaa dawadan DRICLOR haddii Alle idmo way ka joojinaysaa dhididka badan

    ReplyDelete
  18. Anonymous3/15/2012

    asc wallal waxaan qaba 2 su aalood ooo ah maxaa miisanka qofka kordhin kara oo la cuni kara iyo waxaa iga yimaada kilinkilada ama jaqfasha dhidid badan kaas oo marka socda iska imanaya ama marku qof isoo dhwaado waad mahadsantiihin

    ReplyDelete
  19. miisanka waxaa lagu kordhin karaa cuntada nafaqada leh sida hilibka, caanaha, ukunta, qudaarta, xulbada , iyo nasasho jirka iyo maskaxdaba, dhididka saad u sheegtay marka uu qof kuu soo dhowaado ayuu kaa iman taas waxay ku xiran tahay nafsiyadkada waxaad tahay qof xishood badan ama cabsanaya

    ReplyDelete
  20. asc gabadha odageeda truck-ga wado
    walaashay waxaan kugula talin lahaa inaad isku daydo inaad waqtiguu imaanaayo ninkaaga shaqada off qaadatid allaha idiin fududeeyo insha allah.

    ReplyDelete
  21. Anonymous3/16/2012

    SUAAL NINKA ALABTISA YAR TAHAY MAQAN CINKARA XAASKISA MANA KU DHIB QABEYSA XAASKA NINKAS SIDEENA LAGU DHEEREEN KARA BAHALKA WAD MAHADSAN TIHIN

    ReplyDelete
  22. Anonymous3/17/2012

    WAXA RABA SU ASHAN IN AIIGA JAWABTAN AQYARTA SU ASHA WAXA WEYE WAXA JIRO KAREM LAGU WEYNEYO BAHALKA MARKA WAXAS WAX JIRO MIYA MISE WAA SHEKO ARINTAAS IGA JAAHIL BIXIYA

    ReplyDelete
  23. kareemka la mariyo bahalka barariya inta galmadu socoto ma ficna ha la iska jiro

    ReplyDelete
  24. Anonymous3/18/2012

    asc waxan raba aniyga inlayga jahil saro dhibkan iga haysta naftayda waxan ahay niin dhibka ihaysta wuxu yahay xaga galmada kacsanba mayo maxa la cuna oo aad is ledihin qofkan way cawin karan xalkan see loxalinkara mahad sanidin

    ReplyDelete
  25. Mohamed3/18/2012

    RG waad mahadsantihiin walaale aniga suaashayda waxay tahay xaaskaygana igu rafaaday biyahayga dhaqso mayimaadaan wax dawa aan qaatana majirto sidaasna ma ahaanjirin ilaa xaaskayga iga shikiso oo dhahday dawooyin ayaad qaadatay marka maxaa iska kay badalay oo biyahayga usoo daahaan ayada labo jeer camal ayay biyo baxaysaa anigan wali igama imaanin? mahasanidiin

    ReplyDelete
  26. Anonymous3/18/2012

    anigu waxaan ahay wiil 20 jir ah oo aan wali guursan aana awoodin inuu guursado waayo waxaan ahay arday marka waxaa dhacda mararka qaar marka aan arko gabadh dareen kacsi ayaa i gala si aan iskaga biiyo waan siigaystaa biyahana saas ayaan iskaga keenaa marka maxaa dhibaato caafimaad iyo diiniyan ayaa iiga imaanayo fadlan talo i siiya ,,,waad mahadsan tihiin

    ReplyDelete
  27. Anonymous3/19/2012

    Asc walal wad mahadsantihin dhaman waxan waydinaya bahda RG sua'al taso ah Markan xaskayga u galmodo on biyo bexo kadib geedka ka bixiyo in biyaha qarkod so butacan maxa kenaya ma wax cadi aha mise wa igu kali asc.

    ReplyDelete
  28. Anonymous3/19/2012

    Salam

    ReplyDelete
  29. Anonymous3/19/2012

    walaal waan idiin salaamay dhawaan `waxaan guursaday gabadh yar 17 jir horay waxaan uhaa dadka siigaysa oo waliba ku raaxaysata hada oo aan xaas yeeshay naagtay mudo 50 daqiiqo ah ayaan naagtay la raaxaysaystaa raaxo fiicana ma dareemo markay daasho ayay idhahdaa bas iga dheh kadib biya ayaan iska keenee marka maxaa sabababy in aan raaaxo heli waayo iyo in ay naagtaydu idhibsasto galmadayda

    ReplyDelete
  30. Anonymous3/19/2012

    asc waan idin salaamya dhamaan umada islaamka ah walal waxa qabaa su aal ah qofka dumarka haduu leeyahay wagdo ama lugaha oo isku jeeda maxaaa la sameeyn kara oo simi kara waa meesha jilibka ka hooseysa una dhaxeysa kubka yaa is eegayaan laba lagugood wax xanuuna maaha ee waa caadi wadgo caadiya waad thanks all

    ReplyDelete
  31. Anonymous3/20/2012

    asc wallal waxan rabaa ina leyga caawiyo hal su aal oo ah maxaa u dawo ah dumarka wagdaha ama laguhu is eegayaan waa meesha lowga ka soo keysa iyo inta u dhaxeysa kubka wax kale na maaha waa wadgo kaliya wax xanuuna maaha marka maxa toosin kara ooo la cuni kara ama la marin karaa jiza ALLAH QEYR EE IGA jaawba walalayaal.

    ReplyDelete
  32. cunto kasta barutiin badan leh siiba kalluunka caanaha iwm.

    ReplyDelete
  33. walaal biyaha inay ka soo baxaan bahalka naagta marka aad ku shubto waa wax caadi ah ee adiga kuguma eka

    ReplyDelete
  34. Anonymous3/20/2012

    asc waxa qabaa su aal oo ah gamcaha dhuububan ama caata ah maxaaa lacu karaa oo korin kara walal gamcahay aadbey caato u yihiin waxana jira 19 sano gabarbana ahay ma kori karaan waxii da.dan ka danbeysa thankxz

    ReplyDelete
  35. Anonymous3/20/2012

    asc b.h maxaa dabada lagu wyenen kara oo lacuni kara :THANKS

    ReplyDelete
  36. walaal u tag dhakhtar lafaha qaalbilsan lugaha daawo oo geedo ah ma arag

    ReplyDelete
  37. haddii aad caato tahay cun raashin nafaqo leh haddii aad isleedahay waad xanuunsan tahay dhakhtar aad

    ReplyDelete
  38. Mohamed3/25/2012

    RG waad mahadsantihiin walaale aniga suaashayda waxay tahay xaaskaygana igu rafaaday biyahayga dhaqso mayimaadaan wax dawa aan qaatana majirto sidaasna ma ahaanjirin ilaa xaaskayga iga shikiso oo dhahday dawooyin ayaad qaadatay marka maxaa iska kay badalay oo biyahayga usoo daahaan ayada labo jeer camal ayay biyo baxaysaa anigan wali igama imaanin? mahasanidiin

    ReplyDelete
  39. dadka halkaan ku soo qoro su'aalaha waxay ka sheegtaan biyaha oo soo degdega laakin adiga waxaad ka sheeganaysaa biyaha oo soo daahayo, waxba ha iska baddalin xaaskaaga sidaas ayaad ku qancin kartaa, galmada qaabka foorarka adeegso haddii aad rabto biyhaaga inay soo degdegaan

    ReplyDelete
  40. Anonymous8/21/2012

    ok walal hadii eey daahayaaan waaba nasiib e hadiii eey 1 daqiiqad ka soo hor marayaaan waa sideee ?? maxaase lagu sameyn karaaa thanks

    ReplyDelete
  41. Anonymous10/27/2012

    Sc.bahda raaxada guurka waad salaamanthiin s/l ka bacdi waxaan rabaa in aad wax iiga sheegtaan sigaarka cabidiisu galmada wax ma u dhimaysaa?

    ReplyDelete
  42. Anonymous10/27/2012

    Sc.walaa xaasku hadii ay dabeecad xuntahay malala guursan karaa

    ReplyDelete
  43. Anonymous11/06/2012

    Walal salan sare kabacdi wad mahadsan tihin marka hore,, suashan iga jaahil bixiya gabadhayda markan utagaayo istiimin iyo raaxaysi kadib anigon biyo iga imaanin magalin karaa guskayga? Iyadase bahalkeedoo qalalan magalin kara bahalkayga? Iyado biyuhu kayimaden istiminta kadib anon biyo iga imanin malagali kara guskayga siilkeda? Please jwb wcn isiiya tnx asxabta

    ReplyDelete
  44. Anonymous11/09/2012

    Hunoyal ninka iyo xaskisu afka ma iska dhuqi karan? Xalal miya mise waa xaran? Raguse ma jecel yihin raxana maka helan in afka laga jaqo? Plse ijawaba wadna mahadsan tihin wad dadalaysan runti

    ReplyDelete
  45. Anonymous3/18/2013

    Aslaamu caleycum marka hore salaan kadib walaalaha bahda raaxada guurka waxaan idin weydiinayaa naagaha biyaha ka soo burqaan malaga joojinkaa mise waa dabiici?

    ReplyDelete
  46. waa dabiici wax dhib ma laha, naagaha biyaha ka soo burqadaan way yaryihiin sidoodaba

    ReplyDelete
  47. Anonymous7/29/2013

    daawashada pornka ma wax dhibaato ah ayaa ku sugan.

    ReplyDelete
  48. Anonymous9/12/2014

    Sln kadib wll waxaan ahay qof kadhidida gacmaha iyo lugaca maxaan daawo qaataa oo iigula talinaysaa oon qalliinka aheeen plz jwb

    ReplyDelete
  49. Anonymous9/18/2014

    Waan idin salaamay wllyaal gabadh 20 jir ah waxan ku qaan gaadhey 13 jir weligayna nin iima galmoon lkn Anoo yar baan telephone land line ah ragg Kala hadli jirey meelahaa 12 Baan ahaa markaan bilasnbay inaan nin telephone Kala hadlo mid ayaa I Baray dhaqan xun farta is gali buu i odhan jirey sidiibaan farta isku galin jirey lkn ka dib waan qaangaadhey waxaanan isku Arkey inaan aad u macaansado far is gelintii biyo ayaanan isku arkey markey iga imanayeen aan aad u wareeray oo aad u macaanaa ilaaa maanta fartaan is geliyaaa welina nin iima galmoon oo anaa isu raaxeeya lkn dhib ayey tahay baan maqlay far is gelintaaasi maxaan sameeyaaa ila taliya wax ragga xidhiidh lama lihi telephone ayan ka hadli jirney ragga markaan ballanana uma tagi jirin midkastana wuxuu iiga sheekeeyaa qaabka aan ula raaxaysan lahaa lkn markaa aan wada hadleynoba waan is geliyaa farta biyuhuna way iga yimaadaN nafis baan dareema ii sheega saameynta ay igu leedahay far is galintu waxaan waddaa ilaa 7 sanno ka hor tan iyo mlntaan qaan gaadhey fadlan iisoo jawaaba mahadsanidiin

    ReplyDelete
  50. waxaad u baratay nidaamkaas oo seego wadata hadal nimeed, waxaad uga bixi kartaa inaad halmaanto oo aad ka tagto oo aad guursato nin xalaal kuu ah oo marka galmada caadiga macaankeeda aad ku raaxaysato

    ReplyDelete
  51. Anonymous9/22/2014

    Farta iska daa raaxada macaankeeda tijaabi

    ReplyDelete
  52. Anonymous9/22/2014

    Asc RG salaan ka dib waxaan guursaday gabar bikro ah oo fircooni loo guday bil baan hada is qabnaa weli xanuun bay dareemasaa waan isticmaalnay fasliin iyo lubricants kale wax dhiig ah kuma arkin bikra jabinteedii guskuna wuu wada galayaa ciriiri ba'ana waan dareemayaa maxaa dhiigii bikrada ku dhacay maxaase sababaya xanuunkan daba dheeraaday

    ReplyDelete
  53. inta badan fircooniga dhibkan ayuu leeyahay meesha oo nabar daran yeelata bigrajabinta kadib

    ReplyDelete
  54. Anonymous9/28/2014

    asc plz waxaan ahay qof horey usoo codsaday oo rabay in jawaab lagasiiyo illaa haddana idin kama helin plz waxaan idin ka codsanayaa markaan si dhaqso leh inaa iiga soo jawaabtaan.. waxaan ahay qof kadhidida gacmaha iyo lugaha waxaa jira qalliin lagalo haddaan qalliinkaas galo wax dhibaato maa iiga imaan karta RG plz jwb

    ReplyDelete
  55. Anonymous10/02/2014

    ASC WR WB ANIGU WAXAN RABA INA LAYGA JAHIIL TIIRO QORFAHA SIDEBA SHARAB LOGA DHIGI KARA SU`AASHA LABAD WAXAY TAHAY GEEDKA LA YIDHAHO GENSING XAGA LAGA HELA WAAD MAHAD SANTIHIN

    ReplyDelete
  56. walaal waan kuu soo jawaabnay dartaada ayaan u qornay maqaalkan halkaan ka gal dhididka gacmaha sida loo daaweeyo
    http://www.xidig.com/2014/07/sida-loo-daaweeyo-dhididka-gacmaha-iyo.html

    ReplyDelete
  57. ASC walal RG salan ka diib waxan raba inaad iga jahiil bixiso lafa xanuunka maxa keeno isbitaal an tagin malahan wili daawo ma heellin.su.aasha labad ilaa mudo ayan is farta adeegsan jiirey illaa hatan marka ninkeyga i galmodo xiitaa kintiirka ayan gacanta ku tab tabta ma wax cadi baa mise waa wax dhib i keeni kara jawaab thanks

    ReplyDelete
  58. Anonymous11/26/2014

    Wlo waad mahadsantihiin laakiin suaalbaan qabaa iaga jawaba

    ReplyDelete
  59. Anonymous11/26/2014

    ASC walal RG salan ka diib waxan raba inaad iga jahiil bixiso lafa xanuunka maxa keeno isbitaal an tagin malahan wili daawo ma heellin.su.aasha labad ilaa mudo ayan is farta adeegsan jiirey illaa hatan marka ninkeyga i galmodo xiitaa kintiirka ayan gacanta ku tab tabta ma wax cadi baa mise waa wax dhib i keeni kara jawaab thank

    ReplyDelete
  60. naagaha badankooda waxay raaxo culus ka dareemaan kintirka iyo qaybta hore ee fajiga haddii aad meesha gacanta ku riixdo marka aad ninkaaga galmo la samaynaysid wax dhib ma laha seegana ma aha waayo galmo ayaad kula jirtaa ninkaaga

    ReplyDelete
  61. Anonymous7/19/2016

    Wan idiin salamay salan kadib maxa keena dhididka shiirka uraayo waqtiga galmada yimado mahadsanidin

    ReplyDelete
  62. shiirka guud ahaan wuxuu yimaada marka qofka uu dareemo kulayl ama shaqo culus qabto ama uu baqayo ama uu xishoonayo ama uu kacsan yahay, taas waa wax Ilaahay ku abuuray dadka isbaddalka ku imaanaya jirka ayuu tilmaamayaa shiirka guud ahaan

    ReplyDelete
  63. kacsiga xad dhaafka ah ee aad kacsanayso mar kasta oo aad naag si qurxoon u labbisan ba maxaa lagula tacaali karaa?

    ReplyDelete
  64. Anonymous11/20/2016

    Aniga 30 sano aya ku guursady waxa isku arkay in biyo badan igu so burqanaya galmada oo qooyo sariirta ninkeyga waxan cad makadiba ugu dhaha xatta markan raxeysaneyna qooyan badan aya so dayaa biya bax dag dag aniga dumar isku arka illaa cawaa dhan hadii ley tago biyahas madhamanaya wax daawa ah lo cuna majirta ila tali wll

    ReplyDelete
    Replies
    1. cudur ma ah dumar sidaas ah way jiraan

      Delete
  65. Taas ma aha cudur waa wax caadi ah naagaha qaar ayaa sdaas ah waxayna ka mid tahay shahwada badan

    ReplyDelete
    Replies
    1. Anonymous12/09/2016

      Xaaskayga gabar ay habaryar u tahay hadaan guursado shareecadu ma ii ogoshahay fadlan walaal iisoo jawaaba

      Delete
  66. Anonymous11/27/2016

    Chhjjjj

    ReplyDelete
  67. Anonymous11/29/2016

    Aadban idiin salaamaya dhamaan bahda RG wll waxan ahay gabadh da,yar 18 ah ninkayga waan kala maqan nahay Aadna Waan Udareen Badanahay Ana dhib ayay igu tahay kala maqnan shahaasi ila taliya shukrn

    ReplyDelete
  68. Anonymous12/06/2016

    A sc walaal xaaskayga gabar ay habaryar u tahay hadaan la galmoodo ama aan guursado xaaskayga ma iga furmasaa

    ReplyDelete
  69. Anonymous12/09/2016

    Xaaskayga gabar ay habaryar u tahay hadaan guursado shareecadu maxay ka qabtaa walaal mahadsanid

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post