Tuesday, August 28, 2012

Baarlamaanka soomaali ayaa doortay Maxamed cusmaan jawaari

Baarlamaanka soomaali ayaa maanta doortay  Maxamed cusmaan jawaari inuu noqdo guddoomiyaha baarlamaanka soomaali doorashadaas oo ka dhacday magaalada Muqdisho, markii ay xildhibaanada ay codkooda ka dhiibteen dorashadaas

Comments: 0

Facebook Blogger Plugin: Bloggerized by AllBlogTools.com Enhanced by MyBloggerTricks.com

Su'aalaha halkan ku soo qor

Su'aalo iyo jawaabo

facebook

Followers