Wednesday, August 15, 2012

Kismayo oo Hilibka Waraabaha Laga Cuno

Cunista hilibka waraabaha ayaa ku soo badaneysa magaalada Kismayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, waxaana lagu iibiyaa suuqyada

Cunista Hilibka waraabaha oo ah arin ku cusub mujtamaca Somalida dhexdeeda ayaa culumo uu ka mid yahay Sheekh Maxamed Cabdi Umal ay sheegeen in diiniyan la ogolyahay in la cunno hilibka waraabaha.

Waxaa  si aan qarsoodi aheyn loogu iibiyaa hilibka waraabaha iyo subagiisaba meelo ka mid ah Kismayo iyo maqaayado.

Qaar ka mid ah dadka gobolka ayaa wer wer ka muujiyay dhaqanka ku cusub.
VOA

Comments : 1

Anonymous said...

thanks for sharing.

Facebook Blogger Plugin: Bloggerized by AllBlogTools.com Enhanced by MyBloggerTricks.com

Su'aalaha halkan ku soo qor

Su'aalo iyo jawaabo

facebook

Followers