Urka ka soo baxa farjiga haweenka

urka farjiga haweenka waxaa laga yaabaa inuu sababay  cudur la xiriira gudaha farjiga ama ilmagaleenka, waxaa fiican haddii la arko urkaas in la is baaro waa urka hadduu yahay mid ka soo go'ayo gudaha farjiga , laakin urka ka soo go'a banaanka farjiga  wuxuu u noqonayaa nadaafadda siiba timaha marka ay ku bataan oo meesha ay dhidido waxaa ka dhalanaya ur aad qurmuun, oo laga yaabo inuu farjiga jirro u keeno marka nadaafadda waa muhim, gabdha waxaa laga rabaa mar kasta inay timaha hoose iska nadiifiso
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post