Pro. Al-qasabi Mohamoud Hamed Zalad

أ.د. القصبي محمود حامد زلط

Taariikh nololeed
Qeexid:
Al-qasabi maxamuud xaamid zalad
Ustaad madax-bannaan qaybta tafsiirka iyo culuumta qur'aanka ee kulliyadda usuul addin ee tanda
Shaqooyinka uu soo qabtay:
Waxaa laga dhigay baraha qaybta tafsiirka kulliyadda usuul addin ee qaahira, kaddib ustaad caawiye qaybta tafsiirka iyo culuumta qur'aanka kariimka, kaddib waxaa loo wareejiyay kulliyadda usuul addin ee tanda, kaddib waxaa loo dallacsiiyay darajada ustaadnimo, kaddib wakiilka kulliyadda, kaddib waxaa laga dhigay camiidka kulliyadda, kaddib waxaa laga dhigay ku xigeenka madaxa jaamacadda laanta tanda, kaddib ustaad oo madax-bannaan qaybta tafsiirka iyo culuumta qur'aanka, sidoo kale waxaa loo doortay xubin ka tirsan majmaca buxuusta islaamiga, wuxuu ka qaybgalay shirar cilimiyeed oo badan caalami ah, wuxuu ka jeediyay muxaadarooyin xarumo islaami ee dalalka yurub iyo dowladaha bariga aasiya.
Kutubta uu allifay waxaa ka mid ah:
Qurdubi iyo manhajkiisa tafsiirka, iyo baadhista culuumta Quraanka, iyo arrimaha soo celcelinta ee sheekooyinka Qur'aanka, iyo daraasooyinka cilmiga xadiiska, iimaanka iyo ka bixiddiis si waafaqsan iftiinka Quraanka iyo Sunnaha, iyo fasiraadda aayaadka axkaamta iyo falanqaynta siirada si waafaqsan nuurka Quraanka kariimka , iyo fiqiga qoyska, iyo fiqiga jihaadka, la joogsasho erayga dadka gaalada iyo fiqiga mucaamalaadka, la joogsasho dulsaar bangiga , iyo fiqiga ee dambiyada iyo xuduudaha, iyo arrinta gaalaysiinta xagga iftiinka Quraanka iyo Sunnaha, iyo arrinta isku xukunka wax Eebe soo dajinin, iyo arrinta faridda wanaagga iyo reebidda xumaanta, la joogsi doorinta xumaanta, iyo arimaha fiqiga dowladda, iyo Al Aqsa iyo xarameenka iyo daawada nabawiga, dabiibida jiinka, ad-adayga iyo jidadka isu soo dhoweynta, iyo hindisaha in colaadda la dhameeyo, toosh ku aaddin waxa dhacay xagga Jihaadka ee khaladaad ah, iyo furid iyo caddeyn xagga sixidda mafaahiimta muxtasibiinta, iyo kutubo kale ku saabsan ku celinta jameecada Islaamiga kutubtooda qaar ka mid ah.
------------------------------
الســـــيرة الـذاتـيــة

تعريف:
القصبي محمود حامد زلط.
الأستاذ المتفرغ بقسم التفسير وعلوم القرآن الكريم بكلية أصول الدين بطنطا.

الوظائفالتيتولاها:
عين مدرساً بقسم التفسير بكلية أصول الدين بالقاهرة، ثم أستاذا مساعدا بقسم التفسير وعلوم القرآن الكريم، ثم نقل إلى كلية أصول الدين بطنطا، ثم رقي إلى درجة أستاذ، ثم وكيلاً للكلية، ثم عين عميداً للكلية،ثم عين نائبا لرئيس الجامعة لفرع أسيوط،ثم أستاذا متفرغا بقسم التفسير وعلوم القرآنبالكلية،كما عين عضوا بمجمع البحوث الإسلامية، شارك في العديد من المؤتمرات العلمية الدولية، حاضر في كثير من المراكز الإسلامية بالدول الأوربية ودول شرق آسيا.

من مؤلفاته:
القرطبي ومنهجه في التفسير، ومباحث في علوم القرآن، وقضايا التكرار في القصص القرآني، ودراسات في علوم الحديث، والإيمان والخروج عن دائرته في ضوء القرآن والسنة، وتفسير آيات الأحكام، والسيرة التحليلية في ضوء القرآن الكريم، وفقه الأسرة، وفقه الجهاد، ووقفة مع مصطلح أهل الذمة، وفقه المعاملات، ووقفة مع فوائد البنوك، وفقه الجنايات والحدود، وقضية التكفير في ضوء القرآن والسنة، وقضية الحكم بغير ما أنزل الله، وقضية الأمر بالمعروف والنهي عن المنكر، ووقفة مع تغيير المنكر، وقضايا في فقه الدولة، ومكانة الحرمين والمسجد الأقصى، والطب النبوي، والعلاج الجيني، والتشدد وسبل التقريب،ومبادرة إنهاء العنف، وتسليط الأضواء حول ما وقع في الجهاد من أخطاء، والفتح والتبيين في تصحيح مفاهيم المحتسبين، وغيرها من المؤلفات في مراجعات للجماعة الإسلامية في بعض مؤلفاتهم.
 
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post