Sida shakiga aqallada uu udumiyo qoraal muhim ah

Sida shakiga aqallada uu udumiyo qoraal muhim ah
La dhaqanka xaaska kuma dhisna shaki oo aad ka shakiso xaalkeeda ama suluuggeeda, haddii mar uu soo galo gurigaaga shaki iyo kalsooni la'aan waxaad ogaataa inaad khasaartay nolosh guurkaaga ay u dhamaatay, shaki ma fiicna runtii waxaan kuu sheegi lahaa inaad ka fogaato shakiga xaaska gaar ahaan midka ku saabsan gogoldhaafka. naag lama ilaalin karo iyadaa laga rabaa inay tahay naag suuban oo jirkeeda ilaalinayso, haddii aan ay ku khayaani rabto waxay ku khayaanaysaa maalin caddeey, waxaan kuu sheegayaa shakiga iska dil ee naagtaada ku kalsoonow, haddii aad ku aragto wax toos ah markaas waxaa lagaa rabaa inaad qaadato go'aanka ninka diinta leh ku habboon, dumarka sidoo kale waa inay ka fogaadaan wixii u keeni kara tuhmo sida taleefan inay kula sheekaystaan nin ajnabi ah ama ay kula saaxiibaan facebook waxaas oo dhan wuxuu keenayaa burbur qoys
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post