Ajakis maxaa ka ooysiiyay oo uu u habaaray dadka mukhalasiinta

Ajakis oo habaaray dadka mukhalasiinta daawo muuqaalkanMaalmaha la soo dhaafay waxaa ka dhacay dalka Masar fal aad looga naxay kaas oo ah, dad soomaali oo tahriibayaal ah in lagala baxay kelliyaha , dadkaas waxay ku socdeen yurub iyagoo rabay inay maraan badda al-iskandariya, taas oo adduunka dad badan ay ka hadleen, faaliyaha qaranka cabdi muriidi Ajakiz oo la ooyay dhibka soomaaliya haysta daawo muuqaalkan oo ajakiz uu ku waaniyay dadka soomaaliyeed inau dalkooda ku dadaalaan oo ay isku dayaan inay is qabsadaan oo wada dhisaan, dadka mukhalasiintana aad buu u weeraray
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post