Dadka yurub jooga sida ay u siraan dhalinyarada afrika ku nool

Wax celiyo ayaa la la'yahay dadka u qolqolaya wadamada yurub, xitaa haddii ay naftooda u waaynayaan u maraya wadankaas, dad badan ayaa ku dhintay badda iyagoo u socda dalka taliyaaniga, soomaalida yurub joogta ayaana mas'uul ka ah oo beenta u sheegaya dadka ku nool africa sidoo kale waxaa mas'uul ka ah madaxda kuwa isku sheegaya iyo dadka dhalay dadkaas dhamaaday, daawo gabartan oo si fiican uga hadashay sheekadaas iyo qaabka loo dago dadka dhalinyarada tahriiba


Post a Comment (0)
Previous Post Next Post