Gabar Soomaali oo badda laga soo saarayo ka mid ah dadkii qarqamay

Shalay dad aad u badan ayaa ku dhamaaday badda u dhexeaysa dalka masar iyo dalka taliyaaniga, waxaa la sheegayaa dadkaas waxay gaarayaan 400, waa arrin naxdin leh, Ilaahay ha u naxariisto, dadka soomaaliyeed cadaab daran ayaa adduunka ku haysta meelwalba ay joogaan, qofka yurub ku nool iyo qofka dalka jooga labadoodaba dhib ayaa haysta 
gabar badda lagu badbadiyay
gabar soomaali laga soo saaray badda
dadka badda laga soo saaray

badda taliyaaniga
daawo video gabar waaninaysa dadka soomaaliyeed


Post a Comment (0)
Previous Post Next Post