Bashaar asad iyo boqorka sacuudiga hore

Bashaar asad iyo boqorka sacuudiga hore
Sacuudiga iyo suuriya aad bay isu jeclaayeen marka ay maslaxaddooda iska soo horjeesatay ayay sacuudiga isku dayday inay rido nidaamka bashaar al-asad, kama aha sacuudiga nidaam shiici baan ridayaa ee waxaa iska hor yimid masaalixda, laakin dad waxba ogayn waxay ku leeyihiin sacuudiga waa dowlad sunno ah waxay la dagaalamaysaa shiicada, ma oga sacuudiga inay dowladda ingiriiska samaysay sidoo kale xiriir rasmina ay la leedahay dowladaha reer galbeed gaar ahaan maraykanka, sidoo kale hadda yahuuda bay la heshiin rabaan dadka ka dagaalamaya dhulka falastiin ilaa iyo hadda wax uma qabanin, marka been yaan laguu sheegin, waad arkaysaa bashaar al-asad iyo boqorka cabdalla oo hal diyaarada ka soo wada dagaya oo isla booqday Lebanon
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post