Gaadiidka cirka iyo dhulka haddii aad maqashay waa kan

Gaadiidka cirka iyo dhulka horay ma u maqashay? sheeka haddii wali aysan ku soo gaarin hadda ogow, waxaa soo bixi rabaa gaadiid ama taxi oo buubaya, marka loo baahdo inuu buubo ama duulo, sidaas ula saco shirkado badan ayaa  hadda jira sheekadaas tijaabinaya arinta soo socoto aad bay u weyn tahay, diyaar lee jiri jirtay hadda waxaa soo baxay saaxiib baabuur buubaya, marka aad fuusho waxaad kor maraysaa buuraha korkooda.
Gaadiidka cirka iyo dhulka haddii aad maqashay waa kan
 
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post