Daayeer looga tarxiilay dalka Kuwait siyaab badan leh

Daayeer laga tarxiilay dalka Kuwait siyaab badan leh
Yaabka aduunka daayeer laga soo tarxiilay dalka kuwait maxaa looga soo tarxiilay booliska ayaa waxay ku arkeen isagoo darooga isticmaalaya, shaakadan kaftan ma aha , marka hore ninka ayaa lagu arkay oo daroogaysan oo gaari kaxaynaya marka la qabtay waxaa la arkay daayeerkiisana inuu daroogaysan yahay, marka labadooda ayaa laysla qabtay markaas ayaa la soo daayay daayeerka sidii loo geeyo beerta xayawaanka zoo .
dowladda kuwit oo ka dalbatay daayeer in loo tarxiilo safaaradda indonisia dalkaaas maadama uu yahay dayeerkan asalkiisa mid laga keenay dalkaas.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post