Erdogan ka soo dhexsaar dadkan badan

Erdogan ka soo dhexsaar dadkan badan
Turkiga dad badan ayaa ka baqaya inay sidan noqoto, waayo Erdoghan waa nin si fiican u yaqaana siyaasadda wuxuu u rogi doonaa goor dhow haddii Alle idmo tukey meel laga maamulo dalal badan oo muslin ah, dad calmaaniyiin waan u jeednaa sida ay uga soo horjeedaan awoodda uu la soo baxay madaxweynaha turkiga.
waxaa yaab badan carabta oo laga rabay inay diinta taageeraan oo ay garab qabtaan turkiga iyagii ayaaba dagaal kula jira oo adag, waxaa la sheegayaa dalka isutaga imaaraadka inuu kaalin weyn ka cayaaray inqilaabka 15 bishan ka dhacay dalka turkiga, waxay leeyihin wararka sirta imaaraadka inay bixiyeen lacag badan si ay u burburiyaan nidaamka ka jira turkiga, sow yaab maha inay dowlad carab ah ka hortimaado nin carabi ku soo daray dugsiyada dalkiisa isagoon carab ahayn.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post