Goorma kugu dambaysay caagan aad aragto

Alaabta soomaali laga heli jiray marka dibadda la soo aado oo la arko xasuus ayay ku galainaysaa, maanta waxaa na hor yaalla caag caan ku ah dalka soomaaliyeed, waxaa lagu shubtaa saliidda subaga biyaha, dadka beeraleyda baaraha ayay u qaataan, caaga jaalaha ah waa caag xusuus mudan, dadka soomaali joogi jiray marka ay arkaan si fiican ayay u garan karaa.
Goorma kugu dambaysay caagan aad aragto
 

1 Comments

  1. Anonymous7/28/2016

    caagan si fiican baan u xusuustaa odkac ayaa lagu shubi jiray

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post