Jaamacad Military oo qaran ayaa laga furay Turkey

Jaamacad Military oo qaran ayaa laga furay Turkey
Wuxuu sheegay madaxweynaha turkiga in la xiri doonada dugsiyada militariga oo la furi doono jaamacad military ah oo qaran ah, teeda kale wuxuu yiri barlamaanka waxaan ka soo saari doonna go'aan oo noo oggolaanaya inay hoos yimaadaan sirdoonka iyo taliska xoogga dalka.
taas oo reer galbeedka ka xanaajin doonta baddalka uu ka wado madaxeynaha turkiga marka inqilaabka dhacay kaddib, taas waxay keeni doontaa isbaddal weyn ee ku imaan doona ciidanka qalabka sida ee dalka turkiga.
waxaa kaloo cadaatay dadka rabay inay fuliyaan afgambiga inay ku xirnaayeen dalalka reer galbeedka gaar ahaan dalka maraykanka sida la fahmay janaraalo badan oo hadalo ku hadlay tilmaamaya inay lug ku lahayd dowladdooda.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post