Labo Jenaral ayay imaaraadka Turkey u dhiibtay

Labo janaraal oo ka mid ahaa ciidan u joogo turkey afghaanistaan waxay ka mid ahaayeen dadka la waday afgambiga laga samayn rabay turki waxay u carareen marka uu fashilmay magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka carabta, dowladda imaaraadka waxay u dhiibtay dowladda turkiga eeg sawiradooda.
Labo Jenaral ayay imaaraadka Turkey u dhiibtay
 
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post