Maamulka turkiga oo xiray 1000 dugsi iyo jamciyado

Maamulka turkiga oo xiray 1000 dugsi iyo jamciyado
Wuxuu saxiixay madaxweynaha turkiga Rajab Dayib Erdogan go'aanka lagu xirayo 1000 dugsi khaas ah iyo mu'sasooyin kale, sidoo kale xarumo waxbarsho badan ayaa la xiray kuwaas oo raacsan ninka mucaaradka ah oo ku nool dalka maraykanka Fatxullaah Golan lagu magacaabo, kaas oo lagu tuhumay afgambigii dhicisoobay ee dalka turkiga 15 bishan lagu jiro.
ilaa iyo hadda turkiga wli waxaa laga baqayaa inay dhacaan waxyaalo la mid ah inqilaabkii fashilmay.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post