Marmaris waxaa lagu qabtay 7 qofood dili rabtay Erdogan

Todoba nin ayaa lagu qabtay magaalada Marmaris oo ah ciidanka cirka waxay dili rabeen madaxweynaha turkiga habeenkii afgambiga dhicisoobay dhacayay, madaxweynaha turkiga wuxuu joogay magaalada Marmaris wuxuuna ku jiray hotel magaaladaas ku yaalla, markaas ayay rabay inay ka takhalusaan, laakin sirdoonka dalka turkiga ayaa u sheegay waxayna amreen inuu ka dhaqaaqp meesha diyaaraddiisa aayuu soo qaatay iyagana waxay duqeeyeen hotelka uu joogay erdogan sidaas ayuu ku badbaaday, markaas wuxuu soo aaday magaalada istanbuul
Marmaris waxaa lagu qabtay 7 qofood dili rabtay Erdogan
 
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post