Family ayay u dooratay ninka cadaanka guurwacan

Family ayay u dooratay ninka cadaanka guurwacanCadaanka iyo soomaalida waa taariikh dheer siiba marka gumaysiga laga soo bilaabo, gabdhaha soomaaliyeed aad bay u rabaan inay guursadaan raga cadaanka ah, taas maxaa keenaya waxaa is weydiin mudan yaa haboon qofka inuu guursado qof dalkiisa ka soo jeedo ama qof kale?
horta waxaan shaki ku jirin guurka waxaa ugu muhimsan qofka inuu muslin ahaado diin lahaado ninka iyo naagta inay isu qalmaan xagga akhlaaqda iyo diinta qaabka naagta ama ninka loo doorto waa sidaas, marka waxaan ka hadlaynaa naga dhaqan ahaan yaa fiican in la is fahamo ma waxaa fiican qof aan kula dhaqan ahayn xagga cuntada hadal jiifka xitaa galmada, waayo waxaas oo dhan waxay u baahan yihiin in laysku fahmo raaxada nolosha dhalmada dhamaan waxa isu keenaya lamaanayaasha.
waxaan kaa rabnaa inbaad u soo gudbiso xidig waxa aad ka aaminsan tahay, soo  sheeg wixii ay kula tahay arintan, mar hore ayaan ka qornay arintan laakin hadda waxaan rabnaa inaad u soo dirto ra'yigaaga bahda xidig.com, waayo webkan dad badan ayaa soo gala oo wax ka qora oo ka faa'idaysta, waan sugaynaa fikraddaada.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post