Maxkamada ariga la soo saaray yaa qaadi ka ah

amin arts wuxuu soo sawiray sawir tilmaamaya daalimka inuu isaga ay gacanta maamulka ugu jiraan, dadka la dulmiyay wuxuu ka soo qaaday inay yihiin dad sida ariga oo kale ah dadka wax dulmiyayna wuxuu ka soo qaaday inay yihiin waraabe sawirkan eeg.
Maxkamada ariga la soo saaray yaa qaadi ka ah
 
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post