Sidaas ayaa kaaraha ciidanka loo reebaa

awooda erdoghan
Waxa ka dhacay dalka turkiga ma aha wax sahlan, in shacabka ay reebaan ciidanka rabay inuu afgambi ku dhaqaaqo, ma yara wax dhexmaray, inay diyaaro soo kacdo oo ay weerarto hotel madaxweynaha joogay, maraykanka dhowr bilood ayuu sheegay inuu taageerayo haddii inqilaab turki ka dhaco, waad og tihiin  gaalada dantooda inay tahay dadka iyaga u shaqaynaya inay xukunka haystaan, haddii aad aragto dowlad oo sidaas ah shaki inaad ka qaado ayaa lagaa rabaa.
haye llugta ku riix taangiga iyo kaaraha haddii uu kaa soo horbaxo.
sida muuqata turki wax yar kama dhicin wax yarna ma sugayo.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post