Sweden gabar Somali gaalnimo loogu been bauurtay

Sweden gabar Somali gaalnimo loogu been bauurtay
Gabadhan waa gabar muslin ah been baa laga sheegay waxaa la yiri waa gabar kirishtan ah waxay ku nooshay dalka sweden, naago soomaali ayaa beentaas ka sheegay oo gaaloobay, marka waxaa lagaaga baahan yahay inaad faaiso muuqaalkan si dad badan ay u ogaadaan hadalkeeda ay isku difaacayso, sidoo kale dadka fasahaadinaya bulshada soomaaliyeed oo gaalnimada ku dhex faafinaya inay cadaadaan si dadka ay uga digtoonaadaan.


Post a Comment (0)
Previous Post Next Post