John Kerry madaxda soomaali cashar siinayo

John Kerry madaxda soomaali cashar siinayo
Been yaan laguu sheegin Soomaali kor baa laga xukumaa, haddii aadan rumaysnayn arintaas sawirkan si fiican u eeg, sawiirka arrimaha dibadda dalka maraykanka John Kerry eeg qaabka uu u fadhiyo sidoo kale eeg afrikaanta hor fadhida oo edab u fadhiya, waxaad moodaa raday amar la siinayo, maanta waxaa liidnaan ah nin ajnabi ah inaan sidan u dhegaysano annagana inaan qabyaaalad isku yasno, qof soomaali haddii hadal uu soo jeediyo lama dhegaysanayo ilaa laga ogaado tolkiisa, marka la ogaado qabiilkiisa waxaa keliya dhegaysanaya cidda uu ka dhashay, haddii uu hawiye yahay daarood warkiisa ma rabaan hadduu daarood yahay hawiyaha ma dhegaystaan, laakin marka aan maqlayno ninka shisheeyahay oo gaalka ah, hadalkiisa qiime ayuu noola leeyahay, haddii annaga aannu is dhegaysan lahayn wax weyn ayaan qabsan lahayn.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post