USA oo si dadban u qiratay afgambiga Turkey

USA oo si dadban u qiratay afgambiga Turkey
Janaraal weyn oo ka mid ah ciidan maraykanka ayaa wuxuu qirtay arin la yaab leh taas oo ah in dowladda turkiga ay xirtay ciidanka iyaga la shaqaynayay, wuxuu yiri ma aha wax loo adkaysan karo waxa ka dhacay dalka turkiga, dadka la xiray oo ciidanka turkiga ka mid ah waa dadka aannu ku kalsoonayn, taas waxay keenaysaa ciidamada maraykanka shaqooyinka ay ka fulinayeen meelahaas inay dhib soo gaaraan, haddaba waxaa laga fahmayaa hadalka ninkan in reer galbeed ay ka dambeeyeen inqilaabka dhicisoobay ee dalka turkiya taas ayaa iska cad, marka ay xukuumadda rajab dayib erdogaan ay bilowday inay dhulka la gasho dadka rabay inau afgambi ku ridaan nidaamka islaamiga ee dalka turkiga.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post