Afgambiga Tukey ka dhacay 1980 waxa ka ogow

Turkey waxaa ka dhacay sanadka 1980 inqilaab weyn ah, militariga turkiga wuxuu yiri ciidanka wuxuu dalka u qabsaday sdii uu u reebi lahaa islaamka fiditaankiisa, marka waxaad ka fahmaysaa dadka raba in muslimiinta dulliga ay ku jiraan waa dadka munaafuqiinta oo gaalada raacsan, wargeyskan waxaa laga leeyahay dalka Kuwait waa caan alqabas baa la yiraahdaa, cadadka waa sanadka 1980 oo ka  hadlaya afgambiga. 
Afgambiga Tukey ka dhacay 1980 waxa ka ogow
 
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post