Cunug muyuq ah oo ceel laga soo saaray isagoo nool

Ilaahay keliya ayaa geerida keenaya qof ma jiro qof kale ruuxa ka qaadi kara, cunug yar oo ceel lagu riday marka la dhalay waxaa la rabay in laga takhaluso laakin wuu dhiman waayay waayo Alle ma doonin inuu dhinto, awoodda Alle waa taas cidda ku cibraqaadanaysa, immisa cunug oo la geeynayo marka ay xanuunsadaan isbitaallada caalamka ugu qaalisan hadana waxaad arkaysaa cunugii oo dhintay, laakin eeg cunugan meesha lagu riday iyo sida uu u yaryahay in sida Ilaahay uu u badbaadiyay fadlan share gareey si dad badan ay uga cibraqaataan.
Cunug muyuq ah oo ceel laga soo saaray isagoo noolCunug muyuq ah oo ceel laga soo saaray isagoo nool

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post