Erdogan markuu ahaa qof diinta baranaya sawir hore

Madaxweynaha turkiga ma aha nin caadi ah, waa nin diinta soo akhristay habka xerta oo kale ayuu u soo akhristay, wuxuu lahaa shuyuukh oo diinta barayay, sida ay waligooda ahaan jireen dadka muslimiinta, waxaa lagu yaqaanaa dadka muslimiinta inay diinta ka bartaan culimada diinta si fiican u yaqaana, sawirkan wuxuu tilmaamayaa madaxweynaha turkiga inuu yahay nin ka duwan carabta ama madaxda maanta xukumaya dalalka muslimiinta, runtii dadka carabta maanta waxay la dagaalamayaan diinta islaamka oo iyaga luqdooda lagu soo dejiyay, sawir madax carbeed ma ii keeni kartaa oo isagoo ku jira xalqad cilmi ama xernimo.
Erdogan markuu ahaa qof diinta baranaya sawir hore
 
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post