ISIS khaniis oo rag fuulay si xun u dilay dalka Iraq

ISIS khaniis oo rag fuulay si xun u dilay dalka Iraq
Daachis waxay ka soo tuureen nin lagu tuhumay inuu raga fuuli jiray dhismaha ugu dheer magaalada muusil ee dalka iraaq, waxaa la sheegay dad badan inay meesha soo xaadireen iyagoo fiirsanaya ninka lagu fulinayay ciqaabta qoom luud, waannu wada ognahay dadka loo soo diray nabi luud nabadgelyo korkiisa ha haatee inay u tagi jireen raga, raga la fuulo iyo kan wax nin fuulo labada dambiga waxay ku jiraan qaniisnimada runta dadka qaniiska ah hadda aad bay ugu soo bateen caalamka, marka daacish waxay ku fuliyeen ciqaab aad daran
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post