NewYork Times Xaaska Trump sawiro qaawan ayay ka faafisay

NewYork Times Xaaska Trump sawiro qaawan ayay ka faafisay
Fadeexad weyn ayaa qabsatay ninka muslimiinta aadka ugu soo horjeeday oo masharaxa madaxtinimada dalka maraykanka ahaa, Donald Trump, taas oo qabsatay xaaskiisa Milana Trump, wargaysta Newyork Times wuxuu soo dhigay sawir qaawan oo u noqonaya xaaska Trump, waxaa la sheegay xaaska trump inay dhar xayaysiin jirtay waagii hore, wergayska maantana wuu faafiyay sawiro qaawan oo ay leedahay xaaska Trump labada naasood waxay qarisay labo xidig, waxay cunwaan uga dhigtay xaafiska shahwada iyadoo ka wado xaafiiska madaxtooyada dalka maraykanka, waxaa la sheegayaa sawiradan waxaa laga qaaday 1995 markaas waxay jirtay 25 sano, sidoo kale wargays faransiis ah isagana wuxuu faafiyay sawirada naagtan oo qaawan.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post