Ninka taangiga hor seexday yuu ahaa runtii

Dad badan ayaa waxay ku faafiyeen facebook hadal been ah, kaas oo ahaa ninka seexanayay taangiga hortiisa habeenkii la rabay in la afgambiyo nidaamka turki haddaka taagan, dad badan ayaa waxay ku soo qoreen ninkaas inuu u dhashay dalka marooko, taas waa been, ninkaas wuxuu ahaa nin turki aha, waxaa billad gudoonsiiyay ra'isul wasaaraha dalka turkey.
Ninka taangiga hor seexday yuu ahaa runtii

 
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post