Sawir dad badan dhiigkar u keenay eeg

Shalay waxaa soo baxay dad aad u fara badan oo ka soo horjeeda inqilaabka ka dhacay dalka turkey, waxaa la sheegayaa dadka inay gaarayeen malaayiin dad ah, dadka ka soo horjeeda madaxweynaha turkey dhiigga ayaa ku kacay araga sawirka shalay ugu yaabka badnaa caalamka.
turkey 12
 
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post