Shah Ruk Khan maxaa maraykanka loogu xiray

Shah Ruk Khan maxaa maraykanka loogu xiray
Diblomaasiyiin sare oo Mareykan ah ayaa raali gelin siiyay mid ka mid ah Jilayaasha caanka ah ee filimada India, Shah Rukh Khan, kadib markii lagu xiray garoonka magaalada Los Angeles ee dalka Mareykanka.
Waa markii saddexaad ee muddo lagu hayo garoomada Mareykanka, Shah Rukh Khan iyada oo suaalo la weydiinay.
Washington waxay horey u beenisay eedeymo ku saabsan in jilaaga ay u bartilmaameedsadaan magaciisa Muslimka ah.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post