Soomaali haddii ay isku xirnaan lahaayeen maxaa jiri lahaa

Maanta ma ogtahay haddii soomaalidu ay isku xirmi lahaayeen waxay ahaan lahaayeen dowladda ugu xoogga badan africa, waayo waxay haystaan dhul fiican oo ku yaalla meel muhim ah, waa dad waxbarashada iyo ganacsiga ku fiican, hadda ha fiirinin eeg soomaalidii hore, waxaa loo diidan yahay daka soomaaliyeed inay gacmaha isqabsadaan waxaa lagu dadaalayaa in la burburiyo jiritaankooda in laga tirtiro caalamka.
shir ayaa ka jira meesha
 
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post