Turkey maxay u gali la'dahay midowga yurub cartoon soo koobay

Cartoon yaab badan kuu soo koobaya Dalka Turkey muxuu u gali la'yahay midowga yurub, waxaad fahmaysaa in arinta ay tahay diin, waayo turkey waxay ahaan jirtay meesha laga maamulo khilaafada cusmaaniga waxay la dagaalantahay yurub meelo badan ayay qabsatay islaamkana way gaarsiisay ilaa khilaafada islaamka laga rido taas waxay ahayd 1923 markaas waxaa la keenay calmaaniyada taas oo ah diinta in laga tago marka hadda cartoonkan wuxuu si fiican u cabbirayaa waxa loogu diidan yahay turki inuu yahay islaamnimada.
Turkey maxay u gali la'dahay midowga yurub cartoon soo koobay
masjidka ayaa ka reebaya
 
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post